AKHRISO: 10 calaamad oo lagu garto Qofka wax jecel

0
Thursday March 16, 2017 - 22:03:13 in Wararka by
  • Visits: 748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO: 10 calaamad oo lagu garto Qofka wax jecel

    Marka aad u gabyeysid ama u heeseysid qofka aad jeceshahay, ama xitaa aad ku mataaleysid filimada aad waqtigaas daawaneyso ee katarjumaya Jaceylka, ma qiyaasi kartit xusuusta daran ee maskaxdaada kusoo dhacda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka aad u gabyeysid ama u heeseysid qofka aad jeceshahay, ama xitaa aad ku mataaleysid filimada aad waqtigaas daawaneyso ee katarjumaya Jaceylka, ma qiyaasi kartit xusuusta daran ee maskaxdaada kusoo dhacda.

Waxaad dareemeysaa wax aan caadi aheyn, ma dooneysid xaalad kasta oo kale inaad ka hadasho, waxaana ugu horeyn hormoonnada dareenka jirkaaga aad siisaa qofka kugu weyn ee aad Qalbiga ku heyso.

Dhab ahaantii, Dadka ku taqusasay miisaanka Jecelka waxay muujiyaan xadka iyo miisaanka jacayl ee maskaxdaada ku jira, laakiin ma ogaan karaan ilaa xadiga aad u bahan tahay qofka aad jeceshahay.

Waxaan soo gudbin doonaa 10, calaamado cajiib ah oo lagu garto qofka wax jecel ( Ragg ama Dumar).

1)Xishood joogta ah

2)Naxdin Lama Filaan ah

3)Dareen gooni ah

4)Sheekada Qofka oo aad u baahan tahay

5)Maskaxdaada oo kaliya ka fakarta qofkaas

6)Maseer iyo shaki badan oo naftaada ku dhasha

7)Muqaalka Qofkaas oo indhahaaga ka maqan

8)Xushmad xad dhaaf ah oo aad siiso qofkaas.

9)Niyadda oo aad kala sheekeysato

10)Inta uu kaa maqan yahay oo aad ka welwesho

Calaamadahan iyo kuwo lamid ah haddii aad isku aragto, waxaa tahay ruux dareen Jecel taabtay ee ka fakir kaliya sidii aad ku raali gelin laheyd nafsadaada.

Raali gelinta Naftaada ayaa kaliya ah marka marxaladaas la marayo, in ay hesho waxa ka maqan oo ah riyo u baahan in loo rumeeyo.

Rumeynta riyadaas waxay u baahan tahay, Karti, Kalsooni iyo adkeysi inaad ku beerto marka hore nafsadaada, si aysan kaga baqin wax walba oo ka hor yimaada.

W/D:- Hassan Abdi Ahmed (Iniesta)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip