80-ruux oo Caruur u Badan uu Ku Geeriyootay Degmada Awdiinle

0
Saturday March 04, 2017 - 10:13:59 in Wararka by
  • Visits: 666
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    80-ruux oo Caruur u Badan uu Ku Geeriyootay Degmada Awdiinle

    Wararka ka imaanaya Gobolka Baay ayaa ku waramaya in saacadihii aynu soo dhaafnay deegaano hoostaga degmada Awdiinle ee gobolkaas ay ku geeriyoodeen in ka badan 80-ruux oo caruur u badan, kadib markii uu soo ritay cudurka shuban biyoodka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Gobolka Baay ayaa ku waramaya in saacadihii aynu soo dhaafnay deegaano hoostaga degmada Awdiinle ee gobolkaas ay ku geeriyoodeen in ka badan 80-ruux oo caruur u badan, kadib markii uu soo ritay cudurka shuban biyoodka.
Maamulka degmada Awdiinle ee gobolka Baay oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dadka geeriyooday ay u badan yihiin caruur islamarkaana uu soo ritay cudurka shuban biyoodka oo dhawaan ka dilaacay deeganada Gobolada Baay iyo Bakool ee Koonfurta dalka Soomaliya.

Maamulka degmada Awdiinle ee gobolka Baay waxa uu sidoo kale sheegay in 10-kamid ah dadka dhintay ay geeriyoodeen galabnimadii shalay aheyd kadib markii ay heli waayeen daawooyinkii loogu talagalay shubka.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip