Madaxweynihii Maamulkii Ximin iyo Xeeb oo Isku Soo Sharxay Xilka Madaxweynaha Galmdug

0
Monday February 27, 2017 - 22:18:13 in Wararka by
  • Visits: 680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Maamulkii Ximin iyo Xeeb oo Isku Soo Sharxay Xilka Madaxweynaha Galmdug

    Ilo Lagu kalsoona karo oo la hadlay Warbaahinta muqdisho qaar ka mdi ah ayaa xaqiijiyay in Madaxwaynihii maamulkii Xi man iyo Xeeb C/llahi Cali Maxamed Baarleex uu isku soo shar xay Xilka madaxweynaha Cusub ee maamulka galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilo Lagu kalsoona karo oo la hadlay Warbaahinta muqdisho qaar ka mdi ah ayaa xaqiijiyay in Madaxwaynihii maamulkii Xi man iyo Xeeb C/llahi Cali Maxamed Baarleex uu isku soo shar xay Xilka madaxweynaha Cusub ee maamulka galmudug.

C/llahi Cali Maxamed Baarleex ayaa la sheegay in uu go’aasaday isku soo sharxida Xilka Madaxweynaha Maamulka Galmudug, oo shalay uu iska casilay C/kariin Xuseen Guuleed oo Galmudug Madaxweyne ka ahaa 19-kii bilood aynu soo dhaafnay.

C/llahi Cali Maxamed Baarleex ayaa hadda ku sugan dalka ingiriiska, halkaas oo uu ka bilaabay ololihiisa doorashada, waxaana dhawaan la filayaa inuu soo gaaro deegaanada Galmudug.

Mudane Baarleex ayaa muddo saddex sano ah madax ka ahaa Maamulkii Ximan iyo Xeeb, waana ninka iska lahaa fikradda dhismaha maamul ay ku mideysan yihiin dadka daga gobolada dhexe.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip