WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH ARBACO 22-KA FEBARAAYO 2017-KA

0
Wednesday February 22, 2017 - 10:57:32 in Wararka by
  • Visits: 851
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH ARBACO 22-KA FEBARAAYO 2017-KA

    Q/MIDOOBAY OO DALBATAY LACAGO SI AABAARAHA WAX LOOGA QABTO Hay'adaha Q/Midooby ayaa ka dalbanaya de eq bixiyayaasha caalamiga ah lacago si loogu dar dar galiyo howl gallo caawimaad naf bad baadin ah oo laga sameeynayo goobaha ay abaaruhu ku d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Q/MIDOOBAY OO DALBATAY LACAGO SI AABAARAHA WAX LOOGA QABTO Hay'adaha Q/Midooby ayaa ka dalbanaya de eq bixiyayaasha caalamiga ah lacago si loogu dar dar galiyo howl gallo caawimaad naf bad baadin ah oo laga sameeynayo goobaha ay abaaruhu ku dhufteen ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, halkaas oo malaayiin qof oo gaajeysan ay qarka u saa ran yihiin geeri iyo xanuuno kale, sida aya hay'aduhu ku warameen.

5 sano ka dib, abaartii ba’aneyd ee Soomaaliya ku dhufatay 2011, taas oo dishay dad lagu qaya as ay 260 kun oo qof oo Soomaali ah, ayaa markale waddanku wuxuu dhexda uga jiraa musiibo abaar kale oo daran. Meelaha ugu darran ee ay abaaru hu ku dhufteen ayaa kala ah deegaanno ka tirsan Puntland iyo Somaliland,halkaas oo durba laga soo warinayo dhimasho iyo xanuuno ka dha shay macluusha. Afhayeen u hadlay hay’adda Q/M.u qa abilsan qaxootiga, Leo Dobbs, aya sheegay inay Axaddii ka war heleen warar sheegaya in 38 qof ay dhibaatooyin abaaraha darteed ay ugu dhinteen G/Bakool. Q/M. ayaa sheegtay in lix milyan iyo 200.000 oo Soomaali ah ay halis ugu jiraan abaara ha jira. Hay’adda Unicef waxay iyana tilmaamtay in carruurtu ay yihiin kuwa ugu jilicsan ee ay abaartu halista ugu jiraan.

PROF: JAWAARI OO BOOQDAY GOOBTA LA GU QABAN AYO CALEEMA SAARKA MADAXW EYNAHA

G/Golaha Shacabka JFS Md.Maxamed Sh. Cus maan "Jawaari”waxaa ku wehliyey kormeerka uu ku tagay Shalay goobta lagu qabanayo caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee la door tay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee G/ Shacab ka Md.C/weli Sh. Ibraahim Muudeey waxaana ay u kuur galayeen qaabka loogu diyaar garoobay Mun aasabadda Caleema Saarka.

Intii ay ku sugnaayeen Guddoonka Golaha Shac abka hoolka ay ka dhaceyso Munaasabadda Calee ma Saarka waxa ay warbixinno ka dhageysteen xu bnaha guddiga qaban qaabada Munaasabadda oo ah guddi ka kooban Wasiirro,Xildhibaanno iyo Xo ghayaha guud ee Golaha Shacabka Md.C/kariin Xaaji Cabdi (Buux), sidoo kalena waxaa goobtaasi lagu diyaarinayey qaabka masrixiyadda loosoo ba ndhigayo suugaanta wadaniga ah iyo ciyaarro hid aha iyo dhaqanka ah, isla goobta ayeyna sidoo ka le kulan kula qaateen saraakiisha ammaanka iyo guddiga.

Qaban qaabada iyo diyaar garowgeenna waa mid heerkiisu sareeyo maalmahan oo dhanna wax aan u shaqeynay si joogta ah ayuu u sheegay War baahinta Qaranka Soomaaliyeed Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Md.C/kariin Xaaji Cabdi (Bu ux). Madaxweynaha dooran ee JFS Md. Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo waa madaxweynihii 2aad ee lagu doorto laguna caleemo saaro dalka gudihiisa bur burkii ka dib.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA DIGAY IN SOMAL IYA AY LA MID NOQON DOONTO SYRIA HADII AAN GACAN LASIIN

Soo saaraha Barnaamijka Alitijaah Almacaakis ee Telefishinka Aljazeera, Faysal Alqaasimi waxa uu barihiisa Facebook iyo Twitterka soo dhigay in uu Madaxweyne Farmaajo la hadlay Ummadda So omaaliyeed, isla markaana uu u sheegay haddii ay san Soomaalida midoobin, isla markaana aysan si wadajir ah u shaqeynin inay Somaliya la mid noq on doonto sida dalka Syria oo kale.

Madaxweyne Farmaajo oo maanta loo caleemosaaro Xilkaasi ayaa had iyo jeer ku baaqa in laga shaqeeyo Nabadda iyo Midnimadda, iyadoo uu Dalku kala qeybsan yahay. Diplomaasiyiinta ayaa rumeysan inay Madaxweyne Farmaajo ku adkaan doonto inay Dowladiisa mideyso dadka Soomaali da ee kala Aragtida duwan iyo Maamulgobaleedy adda oo iyagu isku arka inay la darajo yihiin DF.

Waxaa kale oo adkaan doonta sidii Maamulka Somaliland loogu qancin lahaa inay ka tanaasula an Goosashadooda, isla markaana ay ilaaliyaan Midnimadda JFS. Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta So maliland waxay sannadkii 1991kii ku dhawaaqeen inay ka go’een dalka Somaliya, iyagoo Tebasho xo oggan ka qabay Hab dhaqankii Dowladdii Kacaan ka oo horey Diyaarado ugu adeegsatay si looga ho rtago Jabhaddii SNM ee ka dagaalami jirtey qeybo ka mid ah Goballada W/Galbeed iyo Togdheer

MADAXWEYNAHA AZERBAIJAN OO XAASKIISA MEHR IBAN KA DHIGAY MADAXWEYNE KU XIGEEN

Mehriban ayaa dalka maamulikarto haddii seyge eda u shaqada sii wadi waayo Madaxweyne Ilham Aliyev ayaa xaaskiisa Mehriban u magacaabay xil ka madaxweyne ku xigeenka, taas oo uu ku xooji nayo awooddiisa dalkaasi saliidda qaniga ku ah.

Magacaabista waxaa lagu qoray barta internetka ee madaxtooyada. Ilham Aliyev wuxuu madaxwey ne ka ahaa dalkaasi Azerbaijan tan iyo sanadkii 2003, ka dib markuu aabihii dhintay. Mehriban Aliy eva, oo 52sano jir ah, waa xildhibaan. Taqasusk eedana waa caafimaadka.

Waxay leedahay hay’ad lagu magacaabo Hey dar Aliyey. Warbaahinta dowladda ee dalkaasi wax ay badanaa ka warrantaa arrimaha qoyska dalka maamula. Madaxweynha iyo kuxigeenkiisa waxay isguursadeen 1983-dii Ururada u ololeeya xuquuq da aadanaha waxay qoyska talada maamula ku eedeeyeen musuqmaasuq. Dowladda ayaa beeni say eedahaas. Bishii September, Mr Aliyev wuxuu qaban qaabiyay afti lagu aasaasay madaxweyne ku xigeen awood leh, wuxuuna xilka madaxweyne kordhistay todobo sano oo dheeraad ah.

Isbuucii la soo dhaafay, warar sir ahaa oo la dus iyay waxay muujinayeen in xaaska madaxweyna ha aysan war badan ka hayn arrimaha siyaasadda. Aabeheed, Arif Pashayev waa nin taajir ah oo ga nacsade ah. Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa wax ay haystaan seddax caruur ah.

HOOS U DHAC KU YIMID QIIMAHA LA IIBIYO XOOLAHA

Waxaa hoos u dhac weyn laga dareemayaa Qiimaha la kala siisto Xoolaha gaar ahaan Ariga, maadaama dalka ay ka jiraan Abaaro aad u daran, kuwaas oo saameeyay dadka iyo duunyada. Su uqa ugu weyn ee lagu iibiyo xoolaha oo ku yaalla Xaafada Raadeelka ee Degmada Deyniile ayaa wa xaa shalay booqasho ku tagayWariyayaasha muqdisho qaar ka mid ah, kuwaasi oo u kuurgala yay qaabka halkaasi loogu iibiyo xoolaha.

Dadka qaar ee Xoolaha ku iibiya suuqa ayaa warbaahinta u sheegeen in hoos u dhac weyn uu ku yimid, qiimaha la kala siisto xoolaha, gaar aha an Arriga taasina ay sabab u tahay Abaarta dalka ka jirta.

Waxa ay sheegeen markii hore neefka Arriga in la iibin jiray lacag ka badan 100$ balse hadda uu yahay 70$ ama 80$, taasina ay cadeyneyso in uu is bedelay qiimihii hore. Sidoo kale Gobollada qaar ee dalka waxaa laga dareemayaa hoos u dhaca ku yimid qiimaha la iibiyo xoolaha, gaar ahaan Arri ga, G/Hiiraan Neefka Arriga waxaa la iibinayaa 7$, Ab aarta darteed. Ugu dambenytii dadka iibiya Xo ola ha ayaa cabasho ka muujiyay xirnaanshaha Wado oyinka M/Muqdisho mararka qaar, waxaana ay sheegeen in saameyn ay ku yeelatay.

.ALSHABAAB OO GUBAY GURYO IYO GOOBO GANA CSI AY LAHAAYEEN DAD SHACAB AH D/ CAMAARA

Wararka ka imaanaya deegaanka Camaara ee G/Mudug ayaa ku waramaya in dagaalayahanada Xarakada Alshabaab ay deegaanka isaga baxeyn islamarkaana ay gubeen guryo iyo goobo ganacsi ay lahaayeen dad shacab ah. Dagaalyahanada Xa rakada Alshabaab ayaa sidoo kale horey u watay inta aysan deegaanka ka bixin gaari iskaroge ah, nuuca dhagaxda lagu daabulo uu lahaa nin deega anka uu sheegeen dad ka deegaanka, Alshabaab ayaa shalay galab Ka baxay Magaalada.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa ku waramaya in Xarakada Alshabaab ay haatan ku sugan yihiin du leedka Camaara, waxayna dadka leh goobaha ay gubeen ku eedeynayaan inay la shaqeeyaan maa mulka Galmudug.

Iyadoo warar soo baxayan ay sheegayaan in ay ku soo noqdeen Xalay oo ay gacanta ku hayaan saa kay oo ku sugan yihiin iyadoo dagaalkaasi yahay mid ku dhufo oo ka dhaqaaq ah maadaam goobt aasi aan lagu xasileyn

HOOYO KHADIIJO "3CARUUR AH AYAA BAA HI IIGA DHIMATAY ANIGA OO ARKAYA”

Khadiijo Maxamed waa qof waayeel ah hadda waxay ka mid tahay dad badan oo ka soo hayaam ay deegaannada ay ka jiraan Abaaraha oo soo ga aray M/Muqdisho, waxayna ku jirtaa xero ku taala Degmada Kaxda ee M/Muqdisho. Waxay si dareen leh ay kaga sheekaysay saamaynta ay ku ye elatay Abaaraha ka jira G/Soomaaliya iyo Carruur ay hee say oo Baahi u dhintay iyadoo u jeeda oo aanan waxba u qaban Karin. "Waxaan heestay Afar Carru ur ah oo ay dhashay Gabar aan anigu dha lay, 3 ka mid ah waxay u dhinteen Baahi, hadda hal wiil oo ii soo haray ayaan Muqdisho ku keenay Lacag aan dad ka soo Tuugsaday.” Ayay tiri Khadiijo Maxa med.

Hooyadaan oo ay ka muuqato diifta ay ku ree btay Abaarta ayaa haatan waxay ku jirtaa Xero ku taala degmada Kaxda ee M/Muqdisho, waxaana si doo kale ay dareemaysaa Xanuun dhanka caloo sha ah sida ay sheegtay. Marka laga soo tago dad kaan fursada u helay inay soo gaaraan M/Muqdi sho ee Caasimadda dalka waxaa jira dad kale oo Abaaruhu aad u saameeyeen oo aanan heesan xa taa wax ay ku soo gaaraan magaalooyinka, kuw aas oo u baahan gar gaar deg deg ah. Tan iyo bis hii November ee Sanadkii hore oo kaliya waxaa guddaha dalka ku barakacay dad gaaraya 135,000 oo qof kuwaasi oo ay saamaysay Abaarta daran ee haatan ka jirta Soomaaliya, sida ay sheegtay shalay Hay’adda QM ee Qaxootiga ee UNHCR.

2 ASKARI OO LAGU DILAY DEEGAANKA SHALAMBOOD EE G/SH/HOOSE

Kooxo hubeysan ayaa la soo sheegayaa inay 2 Askari oo ka tirsan ciidamadda DS ay ku dileen de egaanka Shalambood ee ka tirsan G/Shabelaha Hoose. Dadka deegaanka ay aa u sheegay Hiiraan Online in kooxda dika geys tay horay u qaateen Mooto ay wateen askartii ay dileen. " Waxaan ark ay meydka laba askari, oo dhulka yaala meel u dhow xaafadeyda” Xaawa Maxamed oo dadka deegaanka ka mid ah ayaa u sheegay sidaa Ma ahan markii ugu horeysay oo cii damo ka tirsan DS ay dilaan kooxo hubeysan, bal se ma jiraan inta badan dad loo soo qabqabto weeraradda.

2 cisho ka hor Taliyaha Hey’adda Nabd Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya, Gen Gaafoow waxaa uu sheegay in 10kun oo dollar ay siinayaa qofkii soo sheega kooxo hubeysan oo qorsheyna ya inay dilal ka geystaan gudaha MMuqdiisho.

KU DHAWAAN 100 TAHRIIBAYAAL AH OO ME YDAD KO ODA LAGA HELAY XEEBTA LIIBIYA

Meydadka ilaa 87 tahriibayaal ayaa laga hellay xeebaha dalka Liibya, gaar ahaan gobolka Zawiya.

Dadkan oo sida la sheegay u badnaa dhalinyaro ayaa laga yabaa in ay isku dayayeen in ay ka talla abaan badda Mediterraneanka, si ay u gaaraan Taliyaaniga. Bilihii la soo dhaafay, tirada tahriibay aasha ku dhimatay badda Liibiya ayaa sare u kac day, sida hay'adaha ay sheegayaan.

Doon bac ah oo dillaacday ayaa laga helay me el u dhow xeebta maydadka lagasoo aruuriyay. Wa xaa la rumeysan yahay in doonta noocaas ah lagu qaado 120 qof. Shaqaalaha gurmadka waxay shee geen in ay suuragal tahay in maydadka qaar ay bi yaha hoos u galeen. Qaar ka mid ah dadka dhintay waa caruur, sida la sheegay. Afhayeen u hadlay hay'adda Bisha Cas ee Liibiya wuxuu sheegay in maydad badan ay ka soo aruuriyeen xeebta.

Maxamed AlMisrati wuxuu sheegay in maam ulka deegaanka ay maydadka geeyeen qabuuro ku yaalla magaalada Tripoli. Hay’adda Bisha Cas ay aa baahisay sawiro muujinaya tobannaan maydad oo baco lagu xiray oo yaalla xeebta. Ugu danbeyn tii, hay'adda socdaalka u qaabilsan QM ee IOM waxay sheegtay in doonta Axaddii ay ka safartay Liibiya, waxaana saarnaa sida la xaqiijiyay 110 qof.

TALISKA CIIDANKA BOOLISKA OO KA HADLAY XADHIGA 2 WARIYE IYO SOLJA OO CAMBAARAYSAY

Taliska ciidanka Booliska Somaliland ayaa ka hadlay xadhiga agaasimaha TVga STAR TV Max amed Baashe Xaaji Xasan iyo wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, waxaanay sheegeen inay maxk amadda hor keeni doonno.

Afhayeenka Booliska Somaliland Faysal Xiis ay aa sheegay in agaasimaha star tv Maxamed Baa she loo xidhay inuu ku kacayy falal kicin dadweyne iyo khal khal galin amniga, isla markaana ka baxay shaqaddii suxufinimo, halka wariyaha Cabdimaalik Muuse Coldoona ku eedeysan yahay qaran dumis, isla markaaana faafiyey warar been abuur ah. " Ciidanka boolisku waxay xidheen eedeysane Max amed Baashe Xaaji Xasan oo ah agaasimaha Star tv,kaasi oo lagu eedeynayo inuu ku kacay falal ah kicin dadweyne, khalkhalgalin amni,isla markaana ka baxay mihnaddii saxaafadda ka dib markii uu ka hor yimid mashruucii madaarka Berbera ee labad da gole qaran cod caqlabiyad leh ku ansixiye en” ayuu yidhi Faysal Xiis oo ka faahfaahinayey sabab ta loo xidhay wariye Maxamed Baashe.

"eedeysanne Maxamed Baashe wuxu qaban qa abinayeyy shir lagu qaybinayey waraaqo lagu kicin ayey dadweynaha wuuna xidhan yahay may ahayn inuu galo wax aan shaqadiisa ahayn oo dambi ciq aabeed ayuu galay si degdeg ah waxa loo hor gay nayaa maxkamada”ayuu hadalkiisa raaciyey.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Faysal Xiis oo is na ka hadlayey xadhiga Wariye Coldoon waxa uu yidhi "ciidanka boolisku waxay bishii 2aad, 15ke eddii ay gacanta ku soo dhigeen eedeysanne Cab dimaalik Muuse Coldoon, kaasi oo lagu eeeyey in uu ka hor yimd jiritaanka Qaranimada Somalilad oo uu faafineyy warar been ah oo aan sal iyo raad doona lahayn”.

"Wuxuu ahaa nin qaran dumis ah oo ka hor yim id qaranimadda Somaliland, waxaana marag muu jin u ah oo laga arki karaa Baraha bulshada isku arag to marka loo baahana waxa la hor geyn doona Maxkamadda”ayuu yidhi.

Dhinaca kale, gudoomiyaha ururka Saxaafadda Somaliland, Maxamuud Xuuto ayaa cambaareeyey xadhiga agaasimaha Star tv iyo mulkiilaha UNIVE RSAL iyo Wakiiladda Universal ee Somaliland oo iyaguna dorraad lagu xidhay xarunta dambi baadhi sta ee M/Hargeysa oo markii ay habeen xidhnaay een la iska sii daayey.

"waxa habeen hore lagu xidhay agaasimihii tvga STAR TV, doraadna waxa M/Hargeysa lagu xidhay oo markii dambe la siidaayey mulkiilihii UNIVER SAL TV iyo wakiilka Somaliland u jooga,, 2da dha cdo waxaanu u aragnaa xad gudub lagula kacay xoriyatul qawlka, tusaale ahaan mulkiilaha UNIVE RSAL Eng:Axmed Abubokor iyo Xuseen Caabi oo ah wakiilka Somaliland u jooga tvgaasi sirdoonka G/ Maroodi jeex baa xidhay, iyagoo sifo sharci ah u marin xadhigiisa, sharciguna wuxuu dhigaya in ma xkamad awood u leh ay wariyeyaasha xidhi kara an, hore sirdoonku way iska xidhaan, markii damb ana way iska sii daayeen, marka waanu cambaara ynaynaa falalka sharciga ka baxsan ee lagula kac ay wariyeyaasha”ayuu yidhi gudoomiyaha SOLJJA Xuuto oo ka hadlayey xadhiga wariyeyaasha ee soo noqnoqonaya

XILDHIBAAN KA HADLAY SIDA SHABAAB LOOGA GUULE YSAN KARO

Xildhibaan Xuseen Ciise Carab oo ka mid ah Gud diga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa tilmaamay habka ugu haboon ee DFS ay uga guu leysan karto la dagalanka Shabaab. Xuseen Carab Ciise waxa uu sheegay xiriirka wada shaqeynta Ciidanka AMISOM iyo kuwa xoogga dalka oo la wa naanijyo inay tahay fursada keliya oo looga guuley san karo ururka Alshabaab, isagoo sheegay in Ciidanka xoogga tiradooda ay badan tahay, balse muhiim ay tahay in tayadooda sare loo qaado.

Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi M.(Far maajo) ayaa Ciidanka AMISOM dhowaan u qabtay in mudo 2 sano ah ay Shabaab kaga saaraan guud ahaan dalka. Alshabab ayaa DF waxa ay kula jira an Dagaal, waxa ayna Muqdisho ka geystaan dilal iyo weeraro Qaraxyo ah, iyadoo hanaanka loo ma ro Dagaalka ururka Alshabaab dad badan oo khu baro ah ay ku dhaliileen Dowladda Soomaaliya.

MAAMULKA SOMALILAND OO DACWAD KA AH LAANTA AFKA SOOMALIGA EE BBCDA

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan C/ll aahi Saxardiid oo shalay shir jaraaid warbaahinta u gu qabtay M/ Hargaysa ayaa sheegay in dacwad ay ka yihiin Laanta afka Soomaliga ee Bbcda isla markaana dacwad arintaas ku aaddan ay u gudbin doonaan Madaxda ugu sareysa idaacadda.

Waxa uu sheegay wasiirka warfaafinta Somaliland in laanta afka Soomaliga eee Bbcda ay mud ooyinkii ugu dambeeyay caadeysatay waa siduu hadalka u dhigee ka hadalka arrimaha Xukuumad da Somaliland islamarkaana aysan ka hadlin hor marka ay gaarto.Waxa uu sidoo kale Md. Saxardiid uu sheegay in 7aadyadii ugu dambeeyay doodaha ay qabanaysay Laanta afka Soomaliga ee Bbcda ay kaga hadlaysay arrimaha Dekadda Berbera iyo Saldhigada Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ay ku heshiiyeen islamarkaana doodadaas laga qeyb galinayay 3qof oo kasoo jeeda Somaliya iyo 1qof oo Somaliland ah.

Ugu dambeyntii Md.Saxardiid waxa uu ka ahdlay Wariyayaal ku xiran M/Hargeysa, waxa uu sheeg ay in wariyaasha la xirxiray ay u badan yihiin kuwa waday kicin dadweyne dhawaan Maxkmadda la soo taagi doono.

TVGA QARANKA CHINA OO RAALLI GELIN KA BIXIYAY AQOOSI KOOBAN OO UU SIIYAY SOMALILAND..

TVga Qaranka China ee CGTN,ayaa waxaa uu todobaadkan baahiyay muuqaal uu kaga warram ayay Qarax dhawaan ka dhacay M/Muqdisho kaas oo ay ku dhinteen dad ka badan 30 Qof oo shacab ahaa. TVga ayaa si aan ku talagal ahayn isaga oo uga hadlayay arrinta Somaliya waxaa uu qaatay Khariirad muujineysa in Maamulka Somaliland uu yahay dal ka madaxbanaan Soomaaliya.

TVga ayaa waxaa uu bixiyay raalli gelin deg deg ah,waxaana uu ku baahiyay bartiisa twitte rka,iyaga oo sheegay in ay ka xunyihiin khaladka ka dhacay. Warka lagu qoray TVga dhawaan mag aciisa la beddelay ee CCTV,loona bixiyay CGTN Tv,ayaa waxaa uu u qornaa sidan:

"waxaan raalli gelin ka bixineynaa khalad naga dhacay oo ah inaan kala saarnay Somaliya iyo So maliland,waa khalad ka dhacay mid ka mid ah Tafa ftirayaasheenna,waxaan idinka raalli gelineynaa daawadyaasheenna Soomaaliya khaladkaas naga dhacay,ma jeclin inaan kala goyno dalweynaha So maliya iyo Q/Afrikaba".

China oo ay ka jiraan maamullo gooni isu taag ah oo ay ka midyihiin;Hong Kong, Xinjiang, Tibet iyo dalka Taiwan oo ay sheegto in uusan wali ka go’in ayaa inta badan neceb Gobollada sheegta in ay ka go’een dalalka ay ka tirsanyihiin.

DEEGAANNO HOOSTAGA MAAMULKA K/GALBEED OO GO’DOONSAN.

Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayow oo ka tir sanaa Baarlamaankii KMG Soomaaliya ayaa Sha belle uga warbixiyay in deegaanno ka tirsan Maa mulka K/Galbeed Soomaaliya ay go’doo miyeen Xarakada Al Shabaab. Waxaana Xildhibaanku carr abka ku adkeeyay in Deegaanadaasi aan la tagi Karin islamarkaana ay daafaha deegaanadaasi ku sugan yihiin Xarakada Al Shabaab.

" Suura galna ma aha in Gargaar Beni’aadanimo la gaarsiiyo goobaha ay go’doomiyeen Al Shabaab oo dad tabaaleysan ay ku sugan yihiin” ayuu hadal kiisa sii raaciyay Xildhibaan Aadan Ibraahim Dha ayow. Deegaanada M/K/Galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu ka mid yahay meelaha ay sida ba’an u sa ameysay Abaaraha ku dhuftay Soomaaliya.

AMBASSADOR MAXAMED CALI AMEERIKO OO DHIIG UGU DEEQAY BUKAANADII KU DHAAWACMAY KAAWO GODEEY

Ambassador Maxamed Cali Ameeriko oo Dhiig ugu deeqay Bukaanadii ku dhaawacmay Qarax dhawaan ka dhacay Xaafadda Kaawo Godeey ee D/Wadajir ayaa baaq u jeediyay umadda Soomaal iyeed. Mr Ameeriko ayaa hoosta ka xariiqay in wax la sadaqeysto uu ugu wanaagsan yahay Dhiiga , si doo kalana uu yahay Caafimaad sidaas daraadeed loo baahan yahay in dhiigooda u sadaqeeyaan Dhi banayaasha Soomaaliyeed ee u baahan.

Dhinaca kale ExAmbassador Maxamed Cali Ameeriko ayaa umadda Soomaaliyeed ku booriyay inay u istaagaan in ay gacansiiyaan dadkaasi dhib aatada kala kulmay Qaraxii ka dhacay degmada Wadajir. Dr.Ameeriko oo ka mid ahaa Musharrixiin tii Madaxweyne ee ka qeyb galay Tartankii dooras hada Madaxweyne 8bishaan February 2017 ka dhacay dalka ayaa ka mid ah Siyaasiyiinta inta badan looga bartay wax u qabashada Bulshadoo da. Waxaana lagu xasuustaa wax ka qabashadii arrimaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo la xasuusto in isagu uu dib u hir geliyay.

IMF OO SHEEGTAY IN SOMALIA LAGA CAFIN DOONO KALABAR LACAGAHA DAYMAHA EE LAGU LEEYAHAY.

Hadal ka soo baxay Hay’adda Lacagaha Addu unka (The International Monetary Fund) ee IMF ay aa lagu sheegay in laga yaabo inay Deynbixiyay aasha Somaliya ka cafiyaan Deymaha lagu leeya hay oo dhan 5.3 Billion oo Dollar. Tallaabadaasi ay aa looga dan leeyahay sidii horey loogu sii wadi lahaaa Isbedelka Dhaqaalaha Somaliya iyo Hagaa jinta Maamulka Dowladnimo.

Somalia oo ay kudhawaad 30sanno ka socd en Dagaallo Sokeeye ayaa waxa Cafinta ugu horre ysay laga filayaa Hay’adda IMF, Bangiga Adduun ka iyo Bangiga Horumarinta Afrika, sida uu shaaciy ey Wakiilka Hay’adda IMF ee Somaliya, Samba Thiam. Waxa uu sheegay inay jirto Rabitaan Guud oo ka imaanaya Deynbixiyayaasha oo doonaya in ay cafiyaan Deynta lagu leeyahay Somaliya, isla markaana ay taasi tahay Rajo Wanaagsan.

Dalkeenna Somaliya waxa uu ka mid yahay Dow ladihii ugu dambeeyey ee ay Hay’adda IMF iyo Bangiga Adduunka ka qafiifiyeen Daymaha lagu le eyahay dalalka ugu saboolsan Caalamka ee aan iska bixin karin Deymaha culus ee lagu yeeshay.

Dhinaca kale, Wakiilka Hay’adda IMF ee Soma liya, Samba Thiam waxa uu tilmaamay in Somaliya laga taageeri doono sidii loo soo daabici lahaa Lac ago cusub oo Shillin Soomaali ah.

Waxa uu xusay in Lacagaha haatan ku jira Su uqa ay 98% yihiin kuwo been abuur ah oo aan sha rci ahayn, wuxuuna tilmaamay in 2% Lacagta laga isticmaalo Somalia tahay mid sax ah oo la daab acay sannadkii 1991kii.

MADAXWEYNAHA FARMAAJO OO LAGALA HADLAY SID II XURIYADIISA LOO SIIN LAHAA SH. XASAN DAAHIR

Xarunta Madaxtooyadda Villa Somaliya habeen hore waxaa ka dhacay kulan xasaasi ah oo dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Md. Farmaajo iyo Odayaal, xidhibaanada 2da gole ee Beesha Ha bargidir kaasi oo loogu hadlayay Arrimo dhowr.

Xubnaha la kulmay Madaxweynaha Soomaliya Farmaajo ayaa si weyn ugu hadlay sida loogu baa han yahay in dalka uu isbadal ka dhaco islamarka ana Jagada Raisulwasaaraha XFS loo dhiibo bee sha Habargidir,madaama aysan xilkaan qabanin muddo aad u fog.

Dhanka kale Odayaal, iyo xidhibaanada 2da go le ee beesha Habargidir ee la kulmay madaxweyna ha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi M. (Farm aajo) ayaa kala hadlay sidii loo sii deyn lahaa isla markaana xuriyadiisa loo siin lahaa Shiikh Xasan Daahir aweys oo dowladda Soomaliya isku soo dhi ibay sanadkii 2013kii. Xubnahaan ayaa dowladii Xa san Sh. maxamuud uu waqtigeeda dhamaaday marar dhowr ah kala hadlay sidii loo sii deyn lahaa Hogaamiyihii Hore ee ururka Xisbul Islaam isla markaana markii dambe shabaab ku biiray Shiikh Xasan Daahir aweys.

Sheekh Xasan Daahir Aweys, ayaa muddo afar sano ku dhow u xiran Dowladda federaalka Somal iya, ka dib markii oo isku soo dhiibay. Sh. Xasan Daahir Aweys, ayaa gacanta Dowladda Somaliya soo galay daba yaaqadii bishii June ee sanadkii 2013ka, tan iyo xilligaas waxa uu ahaa mid lagu hayay xabsi guri iskastoo xaalad caafimaad dhowr jeer loogu qaaday dalka Qatar.

XAFLADA CALEEMO SAARKA MADAXWEYNA HA OO MAANTA DHACEYSA

M/Muqdisho gaar ahaan xarunta Ciidanka Cirka Afasiyooni ee M/Muqdisho maanta waxaa ka dhac eysa Munaasabad lagu caleemo saarayo Madax weynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo). Munaasabada Caleemo Sa arka ayaa waxaa ka qeyb geli doona Madax ka socota Dalalka Afrika, gaar ahaan kuwa deriska la’ ah Soomaaliya, Xubnaha Beesha Caalamka, Mada xweynayaasha Maamul Goboleedyada qaar, Mada xweynaha Maamulka G/ Dhexe ee Dalka Sh. Max amed Shaakir Cali Xasan iyo marti sharaf kale.

Sidoo kale Munaasbadan ayaa waxaa ka qeyb geli doona Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxam uud, sida uu qorshuhu yahay. Xubno ka mid ah Guddiga qaban qaabada Cale emo Saarka Madaxweynaha ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Munaasabadan ay bilaaban doonto 11:00 barqanimo, sidoo kalena la soo gaba gabeyn doono 03:00 Galabnimo.

Inta ay socoto Munaasabada Caleemo Saarka ayaa waxaa Masraxa lagu soo bandhigi doonaa su ugaanta wadaniga ah iyo ciyaarro hidaha iyo dhaq anka ah, si marti sharafta Munaasbada ka soo qe yb galeysa ay u helaan wati madadaalo ah. Ciidan ka DFS ayaa aad u adkeeyay ammaanka M/Muqi dsho, gaar ahaan goobta lagu qabanayo Munaa sabada, si looga hortago Arbushaad dhacda xilliga xaflada Calemo Saarka Madaxweynaha Somaliya.

GABAR SOOMAALITURKISH AH OO SANADO BADAN KADIB SOO HESHAY HALKA AY KASOO JEEDO

Hooyo Soomaaliyeed oo asal ahaan kasoo jeed da dalka Turkiga ayaa sanado badan oo ay baadi goob ugu jirtay helitaanka halka ay kasoo askun tay, ay ugu danbeynti u suura gashay ineey dalka Turkiga kula kulanto ehelka iyo qaraabada dhinaca aabaheed oo Turkish aha.

Amina Cusmaan Maxamed Khaliil oglu, awoo wgeed Maxamed Khaliiloglu ayaa ka mid ahaa ask arti Imbaraatooriyadii Islaam ka ee Cusmaaniyiinta ee Somaliya tagay dha maadkii qarnigii 19aad. Iya da iyo aabaheedba waxay ku dhasheen Soomaali ya Hooyo Amina Cusmaan Maxamed Khaliiloglu ayaa markii ay aragtay Eheladeeda waxa ay aheyd mid ku faraxday, maadaama ay kala tageen waqti hore, oo ay kala maqnaayeen.

GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR OO BOOQDAY ISBITAALKA MADIINA.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muqd isho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa sha lay booqday Isbitaalka Madiina ee M/Muqdisho oo ay ku jiraan dhaawacyada dadkii dhawaan ku dhaa wacmay Qaraxii ka dhacay X/K/Godeey ee D/ Wadajir. Guddoomiyaha ayaa mid uga wareystay Xaaladahooda Caafimaad , waxaana intaas kadib uu u qeybiyay Lacago Shiling Soomaali ah isagona midkiiba siiyay 1 Million oo Shling Soomaali ah.

Intaas kadib Guddoomiyaha oo la hadlay Warfid iyeenada ayaa u Mahad Celiyay Saraakiisha Caaf imaadka Isbitaalka Madiina kuwaas oo kaalin wax ku ool ah ka geystay sidii dadkaasi xaaladooda Caafimaad ula tacaali lahaayeen. Waxaana intaas sii raaciyay in DFS kaalintii kaga aadaneed ka ge ysan doonto xaaladaha dadkaasi isagoo ballan qa aday inay ku dadaali doonaan sidii dadka Xaaladd ooda Caafimaad ay liidato in dalka Dibaddiisa dar yeel Caafimaad loogu qaado.

Dhawaan ayey ahayd markii Madaxweynaha So omaaliya Md.Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu booqday Isbitaalka Madiina ee M/ Muqdisho.

AMMAANKA MUQDISHO OO AAD LOO ADKEEYAY

Waxaa aad loo adkeeyay ammaanka M/ Muqi sho, maadaama maanta ay dhaceyso xaflada Cal eemo Saarka Madaxweynaha Soomaaliya.

Ciidamada DFS qeybahooda kala duwan ayaa aad u adkeeyay ammaanka, waxaana wadooyinka Muqdisho lagu arkayaa Gaadiidka Dagaalka iyo Cii damo hubeysan,si looga hortago Arbushaad dhac da xilliga xaflada Caleemo Saarka.Madaxweynaha Farmaajo ay socondooto ah ilaa 3 galamnnimo

"XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO IYO HAMBALYADA MADAXWEYNE FARMAAJO OO AY ISU KAASHADEEN AKADEEMIYEGOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA IYO AKADEEMIYADA CILMIGA IYO

Munaasabad si ballaaran looga qayb galay oo isugu jirtey xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo hambalyo loo hambalyeynayey madaxweyn aha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la gu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabaddan oo ahayd mid aad u bilan waxaa qabanqaabadeeda iska kaashaday AkadeemiyeGoboleedka AfSoo maaliga (AGA) iyo Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta. Boqollaalkii qof ee ka soo qeyb galay munaasabadda ayaa waxaa ka mid ahaa xubno ka tirsan golaha wasiirrada iyo Golaha baarlammaanka, madaxda iyo hawlwad eennada labada akadeemiye, madaxda ururrada bulshada, bahda dhaqanka, afka, fanka iyo suugaanta oo ay hoggaaminayeen Golaha abwaannada Soom aaliyeed iyo kooxaha fanka oo ay ka mid ahaayeen Iftin, Banaadir Band iyo Ba rbaarta gaashaaman, madax ka socotey Gobolka Banaadir, wakiilo matelayay bahda waxbarashada, aqoonyahano, qurbajoogta, dhallinyaro iyo mar ti sharaf aad u badan. Madaxda sare ee dawladda federaalka oo ay ka mid ahaayeen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarsashada, Hiddaha iyoTacliinta Sare, Xaamud Cali Xasan iyo Guddoomiyaha Guddiga La socodka Dastuurka ee Go laha Baarlamaanka, xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo munaasabadaasi ka hadlay ayaa sheegay inay labada Akadeemiye ee is bahaystay ku bogaadinay aan sida quruxda badan ee loogu dabbaal degay xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, waxayna caddeeyeen inay dawladda ka go’an tahay sidii ay mar walba ugu dadaali laheyd illlaalinta, daryeelka iyo horumarinta afka Soom aaliga, iyagoo halkaasi uga mahadnaqay labbadaAkaadeemiye ee suura galiy ay qabashada munaasabadda. Gudoomiyaha Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta C/qaadir Xuseen Nuur (Maax) oo isna munasabadaasi ka had lay ayaa kunuuxnuuxsaday Maalinta Afka Hooyo inay tahay maalin ku weyn ummadda Soomaaliyeed iyo shucuubta caalamka, waxaana uu tibaaxay in muwaadin kasta looga baahan yahay inuu xil gaar ah iska saaro uhiilinta afki isa hooyo, isagoo dhanka kale ku dheeraadeey ka sheekaynta hawlaha ay qabato Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta. Khudbad dhinacyo badan taabanaysay ayaa munaasabadaasi waxaa ka soo jeediyay Gudoomiy aha AdeemiyeGoboleedka af Soomaaliga, Prof. Maxamed Daahir Afrax, asa goo hadalkiisa ku bilaabay munaasabaddani inay tahay mid isugu jirta xuska Maalinta afka hooyo iyo hambalyo ay madaxweynaha cusub u dirayan 2dan akademiye oo matalaya bahda dhaqanka, afka, iyo halabuurka suugaanta.

Dr. Afrax wuxuu si faahfaahsan uga waramay sida uu ku yimid xuska Maa linta Afka hooyo, sida uu ugu dabbaal degayo adduunweynuhu iyo sidii Soo maali ahaan ay xuskeeda uga bilaabeen magaalada London iyagoo ah dad fa ra ku tiris ah, hase yeeshee maanta ay nasiibwanaag tahay in hadda munaas abaddan meel kasta looga dabbaal degayo, Wuxuu shaaca ka qaaday dhanka Soomaalida inay ka dhacayso ilaa 13 magaalo oo ku kala yaala saddexda qaa radood oo kala ah Afrika, Yurub iyo Ame erika.

Dhammaan munaa sabada haas waxaa hormuud ka wakiillada iyo laa maha AkadeemiyeGoboleedka Af Soomaaliga oo u guntan daryeelka afkeena hooyo iyo halabuurkiisa. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay inay nasiibwanaag tahay inay labada Akadeemiye ee kor xusan ay yeesheen iskaashi iyo wadas haayn lagu ibafuray munaasabaddan. Intaa kadib, Dr. Afrax wuxuu madasha ka aqriyey dhambaal labada Akadeemiye oo ka wakiil ah bahda dhaqanka iyo AfSoomaaliga ay ugu hambalyaynayaan madaxweynaha la doortay, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Dhambaalku wuxuu ku tiiqtiiqsanayaa farx adda ay guud ahaan bahda dhaqanku gaar ahaan bahda labada akadeemiye ay ku faraxsan yihiin doorashada ummadda Soomaaliyeed dooratay mada xweyne Farmaajo iyo hambalyo iyo duco ay u tabinayaan madaxweynaha. Labada Akadeemiye gunaanadka dhambaalkooda waxay madaxweynaha ka rajaynayaan inuu noqdo hoggaamiyihii u guntan lahaa badbaadinta iyo hour marinta dhaqanka ummadda, afkeena hooyo iyo halabuurkiisa.

Gen. Jaama ca Maxamed Qaalib, Gudoomiyaha Haweenka G/Banaadir Ja waahir Maxam ed Baarqab, Prof. Mustafa C/laahiFeyruus (ooka mid ah maq aawiirta Akad eemiyada AGA), oo iyaguna munaasabadaasi ka hadlay ayaa halkaasi ka soo jeediyay hadalo isugu jirey guubaabo, mahadnaq, taageero iyo soo jeedin ku saabsan daryeelka, halabuurka iyo horumarinta afka Soom aaliga. Munaasabadaasi oo ku dhacdey jawi aad u wanaagsan ayaa waxaa la gu daawadey suugaan isugu jirtey heeso, dhaanto, shirib, iyo gabayo, qaar ka mida ah dadkii ka qeyb galay munaasabadaasi oo wajiyadooda ay ka muuqa tay farxad ayaa gabagabadii sheegay inay si aad ah ula dhaceen qaabkii quru xda badnaa ee xafladaasi ay ku soo idlaatey."

W/Q:SHIIQAALOOW XASAN.

ASKERI ISRAA’IILI AH OO LAGU XUKUMAY 18BILOOD OO XABSI AH KA DIB MARKII UU DILAY FALASTINI

Elor Azaria waxaa la xiray ka dib markii dilka uu dhacay Askeri Israa’iili ah oo dilay wiil Falastiini ah oo dhaawac ahaa ayaa lagu xukumay 18 bilood oo xa bsi ah. Kiiskiisa ayaa khilaaf weyn ka dhexdhaliyay Israa’iil, waana lagu kala aragti duwan yahay. Elor Azaria Waxaa lagu helay dembi ah inuu si ulakac ah u dilay wiil Falastiini ahaa oo 21sano jir ahaa.

Dilka ayaa dhacay ka dib markii middi lagu weeraray askar Israa’iiliyiin ahaa, waxay togteen mid ka mid ah dhallinyaradii la sheegay inay weerarka qaadeen

Cabdulfatax AlSharif ayaa dhaawac uu soo gaaray, balse Elor Azaria ayaa xabad ku dhuftay, waxaana laga duubay muuqaal markuu dilayay. Arrinta ay aa ka dhacday Daanta Galbeed, bishii March ee sanadkii la soo dha afay. Muu qaalka dilka oo baraha bulshada lagu baahiyay ayaa caro dhaliyay Muuqaalka dilka oo baraha bulshada lagu baahiyay ayaa caro dhaliyay

Azaria ayaa dilka ka dib saaxiibadii u sheegay in Sharif uu u qalmay inuu dhin to, ka dib markuu middi ku duray askeri kale.

Saraakiisha militariga Israa’iil ayaa cambaareeyay ficilka uu askerigaasi ku kacay. Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay inuu ta ageerayo go’aanka maxkamadda ay gaartay. Israa’iil oo "qaabileysa agoonta Suuriya” Israa’iil: Masuul hay’ad ayaa Xamaas lacag siiyay Israa’iil oo 560 guri ka dhiseyso dhulka Falastiin Maxkamadda ayaa sheegtay in wiilka Falastiiniga ahaa uusan xittaa xilligaas awood u lahayn inuu qof dhibaateeyo, maadaama uu gaaray dhaawac halis ahaa. Maxkamadda waxay diiday sheegashada Azaria oo ahayd inuu u maleeyay in Sharif uu midida qaadan rabo markale Maxkamadda waxay diiday sheeg ashada Azaria oo ahayd inuu u maleeyay in Sharif uu midida qaadan rabo markale Wuxuu sidoo kale askeriga Israa’iiliga ah uu sheegay in dadka Falastiin ay u qalmaan inay dhintaan. Muuqaal laga duubay dhacdada ayaa sababay muran iyo xanaaq badan. Kiiska maxkamadda waxaa ku kala qeybsamay dadka Israa’iil. Dadka eedeynaya Elor Azaria waxay u arkaa dilaa, halka kuwa taageersanna waxay sheegayaan inuu yahay geesi difaacay saaxi ibadiisa oo la dili lahaa

 AMNESTY OO KA WALAACSAN SIYAASADAHA QAXOOTIGA

Hay’adda u doodda xuquuqul insaanka ee Amn esty International, ayaa ku dhaliishay dowladaha caalamka inay sababo siyaasadeed uga faa’iideys anay aan dadka qaxootiga ah, halkii ay ka xalin lah aayeen waxyaabaha dhaliyay in dadkaasi ay soo barakacaan. Waxbixin sanadeedka hay’adaasi ay uga hada sho xuquuqda aadanaha ee caalamka, ayaa waxa ay ka digtay siyaasadaha madaxweyne Trump,kuwaasoo ay ku sheegtay inay cabsi iyo kala shaki abuur ayaan. Amnesty ayaa sidoo kale sheegtay in dowlado badan ay ku xadgubeen shur uucda caalamiga ah, ayagoo qaxooti dib ugu celiyay dalal ay khatari ka jirto Ay adoo arrimaha qaxootiga iyo muhaajiriinta ay si weyn u saameeyeen ololaha siyaasadda ee dalal badan, ayaa Amnesty International waxa ay sheegeysaa in laga weecday arrimaha saldhiga u ah xuquuqda aadanaha. Kate Allen, oo ah agaasi maha Amnesty UK, ayaa cambaareysay waxa ay ku tilmaamtay had alada adag ee ay siya asiyiinta caalamka u adeegsanayaan qaxootiga. Waxa ay sheegtay in Midowga Yurub uu qaxootiga ula dhaq may sida wax lagu gor gortamo, halka dalal uu Mar aykanka ka mid yahayna ay doonayaan inay muha ajiriinta u mamnuucaan sababo la xiriira diinta ay haystaan. Warbixinta ayaa la gu sheegay in Mara ykanka iyo UK ay gabeen dowrkoodii ahaa qaabil aada dad kaasi, ayadoo xiisadda qaxootiga xilligan tahay tii ugu xumeyd tan iyo dag

Aalki 2aad ee dunida.Amnesty ayaa ku dhaliishay dowladda Britain go’aankii ay dhawaan ku joojisay qaabilaada carruurta aanu waalidkood la socon ee qaxootiga ku ah gudaha Yurub. Dowladda ayaa dhankeeda ku doodeysa in ay soo dhaweysa carruurta u baahan gacan qabashada




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip