Nigeria Maxay ka tiri Doorashadii Madaxweyne Farmaajo?

0
Monday February 13, 2017 - 11:07:40 in Wararka by
  • Visits: 541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nigeria Maxay ka tiri Doorashadii Madaxweyne Farmaajo?

    Kusimaha Madaxweynaha dalka Nigeria Yemi Osinbajooo war qoraal ah kasoo saaray doorashadii Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa sheegay in ay tahay Doorashadaasi Guul u soo hoyatay dhammaan umada Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kusimaha Madaxweynaha dalka Nigeria Yemi Osinbajooo war qoraal ah kasoo saaray doorashadii Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa sheegay in ay tahay Doorashadaasi Guul u soo hoyatay dhammaan umada Soomaaliyeed.

Kusimaha Madaxweynaha dalka Nigeria Yemi Osinbajo ayaa qiray in doorashadii lagu doortay Farmaajo in ay aheyd mid ku dhacday si caddaalad ah, islamarkaana ay la shaqeyn doonaan dowladda cusub.

Yemi Osinbajo ayaa Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya ugu baaqay in uu ka shaqeeyo sidii Soomaaliya ay ku gaari laheyd Nabad iyo Horumar.

Ugu dambeyntii waxaa uu sheegay in dowladda Nigeria ay si weyn uga qeyb qaadan doonto dhismaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip