Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad oo hambalyo u direy Madaxweyne Farmaajo

0
Thursday February 09, 2017 - 13:56:18 in Wararka by
  • Visits: 480
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad oo hambalyo u direy Madaxweyne Farmaajo

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) waxana uu ugu baaqay inuu soo magacaabo ra'iisal wasaare shacabka ay ku qancaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) waxana uu ugu baaqay inuu soo magacaabo ra'iisal wasaare shacabka ay ku qancaan.

Cabdiqaasim Salaad Xasan oo lagu doortay dalka Jabuuti sanadkii 2000 ayaa sheegay in loo baahan yahay in uu soo dhiso xukuumad dhaxal gal ah oo dalka badbaadin karta si guulo la taaban karo loo gaaro.

Sidoo kaleC/qaasim Salaad Xasan ayaa Madaxweynaha cusub ugu baaqay in uu soo doorto Ra’iisul Wasaare dadku ay la dhacaan oo lagu qanco, dadka iyo dalkana wax u qabto.

Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya ayaa guud ahaan dalka laga soo dhoweeyay iyadoo banaanbaxyo ay xalay ka dhaceen magaalooyin badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip