Hambalyo Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo noqday Madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya.

0
Wednesday February 08, 2017 - 19:56:58 in Wararka by
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo noqday Madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya.

    Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa noqonayo Madaxweynihii 9aad ee Dowlada Soomaaliya kadib markii uu u tanaasulay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ula soo gudbay wareega ugu danbeeya ee Doorashada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa noqonayo Madaxweynihii 9aad ee Dowlada Soomaaliya kadib markii uu u tanaasulay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ula soo gudbay wareega ugu danbeeya ee Doorashada.



Mudane Farmaajo oo horay usoo noqday Ra’isul Wasaaraha dalka Soomaaliya ayaa ah hogaamiye ay aad bulshada u jecelyihiin waxaana ay bulshada inta badan u arkaan doorashada Farmaajo in ay tahay Guul taariikh ah oo u soo hoyatay Shacabka Soomaaliyeed.

Dib ayaan idinkaga Soo gudbin doonaa Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip