Doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya oo maanta ka dhaceysa Muqdisho

0
Wednesday February 08, 2017 - 11:08:23 in Wararka by
  • Visits: 860
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya oo maanta ka dhaceysa Muqdisho

    Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Taariikhdu ku beegantahay 8 Bisha February 2017 dooran doona Madaxweynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Taariikhdu ku beegantahay 8 Bisha February 2017 dooran doona Madaxweynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

329 Xildhibaan oo ka kala imaanaya Golayaasha Aqalka Sare iyo Golaha Shacbka ayaa dooran doona Hoggaanka dalka ee ka fadhigiisu noqon doono Villa Soomaaliya.

Waxaana tiro ahaan ay ka badan yihiin Mudanayaashani kuwii sanadkii 2012 soo doortay Madaxweynaha Soomaaliya.

Diiwaanka Taariikhda Soomaaliya ayaa xusaya in 8 Madaxweyne ay ku soo kala fariisteen Kursiga Madaxweynaha Soomaaliya kuwaas oo kala ah.

1: Aadan Cabdulle Cismaan ( Aadan Cade).

2: Cabdirashiid Cali Sharmarke.

3: Maxamed Siyaad Barre.

4: Cali Mahdi Maxamed

5: Cabdiqaasim Salaad Xasan.

6: Cabdullaahi Yusuuf Axmed.

7: Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

8:Xasan Sheekh Maxamuu

9:?

Si kastaba Labada Gole ee dalka ayaa laga wada dhursugi doonaa cidda ay u igmadaan Hoggaanka Dalka Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip