Wali ma uusan ka hadlin Senator Prof: Osmaan Maxamuud Dufle.
Inta la xaqiijiyay labo kamid ah ilaalada Xildhibaanka ayaa ku dhaawacmay, kuwaas oo qaraxa Miino ay haleeshay.
Gaari uu la socday Senetor Dufle ayaa la sheegay in Mino lagu xiray xili uu marayay xaafada taleex ee degmada Hodan, Waxaana jira qasaaro ka dhashay qaraxaasi.



0 




Xildhibaan Osmaan Maxamuud Dufle oo ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa.
Wararka naga soo gaarayo magaalada Muqdisho ayaa caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in Senetor Osman Mohammud "Pro Dufle" oo ka mid ah Xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Dalka uu ka mid badbaaday isku day lagu damacsanaa in lagu qaarijiyo