HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH

0
Monday May 23, 2016 - 10:03:15 in Featured by
  • Visits: 2429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH

    Hooyo Xawo Axmed Jimcaale Abti Maxamuud Axmed Jimcaale {Xa aji Shaataar} Abti Xuseen Axmed Jimcaale iyo Caruurtiisa,Abti Cismaan Axmed Jimcaale iyo Caruurtiisa, Abti Muxuddiin Axmed Jimcaale {Tusbax}

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hooyo Xawo Axmed Jimcaale Abti Maxamuud Axmed Jimcaale {Xa aji Shaataar} Abti Xuseen Axmed Jimcaale iyo Caruurtiisa,Abti Cismaan Axmed Jimcaale iyo Caruurtiisa, Abti Muxuddiin Axmed Jimcaale {Tusbax}

 Reer Abti Maxamed Axmed Jimcaale, Reer Abti Siidoow Axmed Jimcaale, Reer Abti Cabdi Axmed Jimcaale,Ilmo Habaryar Xaliimo Axmed Jimcaale,Ilmo Habaryar Faadumo Axmed Jimcaale,Ilmo Muslimo Axmed Jimcaale, Habaryar Aamino Axmed Jimcaale iyo Carruurteeda, Habar yar Salaado Axmed Jimcaale iyo Carruurteeda, Habar yar Madiino Axmed Jimcaale iyo Carruurteeda, Habar yar Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto} Habaryar Ruqiyo Axmed Jimcaale iyo Carruurteeda, Habar yar Maryan Axmed Jimcaale iyo Carruurteeda, Iyo Ha baryar Safiyo Axmed Jimcaale iyo Carruurteeda dhammaan dadkaasi waxa ay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u DirayaanMaxamed Xasan Xuseen {Anaaleh} iyo Caasho Axmed Maxamuud Karaanioo Gabar Ugu Dhalatay Taariikhdu markii ay aheyd 20-ka May 2016ka M/Muqdi sho Gabadha ifka ku soo Biirtay ayaa waxaa loo bixiyey Magaca ahFaadumoKiin Maxamed Xasan Xuseenwaxayna ay leeyihiin Alle haka dhigo tii soo Bar-baarta oo Dalkeeda,Dadkeeda iyo Diinteeda wax Tarta 

Aamiin Aamiin Aamiin

HAMBALYO DHALASHO

Abbe Axmed Maxamuud Karaani Hooyo Faadumo Sheekh Cadde, Ayeeyo Maryan Maxmed Xasan,Ayeeyo Maano Siid C/raxmaan, Abti aweys sheekh. Cadde,Abti Baashi sheekh cadde ,Abti Ajaa Buuwe Maye, Adeer Cali Maxamuud karaani,Adeer Nuur Maxamuud Karaani, Eeddo Safiyo Maxamuud Karaani Eeddo Muumino Maxamuud Karaani, Abboowe Ibraahin Axmed Maxamuud Karaani, Abboowe Yuusuf Axmed Maxamuud Karaani, Sakariye Axmed Maxamuud Karaani,Abbaayo Maryan Axmed Maxamuud Karaani, Xamza Axmed Maxamuud Karaani, abbaayo Sowdo Axmed Maxamuud Karaani, Abbaayo Aamina Axmed Maxamuud Karaani, Abbaayo Jiijo Axmed Maxamuud Karaani, Abbaayo Raxmo Axmed Maxamuud Karaani, Abbaayo Safiyo Axmed Maxamuud Karaani, Abbaayo iyo Ramlo Axmed Maxamuud Karaani Dhammaan dadkaasi waxaay Habalyo Dhalasho Farxad leh u dira yaanMaxamed Xasan Xuseen {Anaaleh} iyo Caasho Axmed Maxamuud Karaanioo Gabar Ugu Dhalatay Taariikhdu mar kii ay aheyd 20 ka May 2016 ka M/Muqdisho Gabadhaasi yar ayaa waxaa loo bixiyey Magaca ah: FaadumoKiin Maxamed Xasan Xuseenwaxaana ay lee yihiin Dadkaasi Alle ha ka dhi go tii soo Barbaarta oo Dalkeeda, Diinteeda iyo Dadkeeda Anfacda

Aamiin Aamiin Aamiin

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip