HAMBALYO DHALASHO
C/Laahi Xasan Cusmaan,C/Raxmaan Cali Warsame,C/Laahi Cali Dhaqane, C/Raxmaan C/Maalik Cali,
C/Qaadirmaxamaed C/Raxmaan,C/Shakuur Cali Qaasim,Yuusuf Maxamed Cali,Ayuub C/Laahi C/Qaadir,Xuseen Axmed Aadan,Maxamed Aadan Cabdi,Axmed Kaahim Xuseen Iyo Maxamed Cabdi Warsame, Dhammaan Dadkaasi Waxaay Habalyo Dhalasho Farxad Leh U Dirayaan Maxamed Axmed Badradiin Iyo Xaaskiisa Nasro Shiikh Maxamed Oo Wiil Ugu Dhashay Taariikhdu Mar Kii Ay Aheyd 17-Ka May 2016-Ka M/Baladweyne gaar ahaan xaafada kooshin Wiilkaa Yar Ayaa Waxaa Loo Bixiyey Magaca Ah:- Axmed Maxamed Axmed Dhammaan Ardayda Jaamacada Al-Hiilaal Waxaana Ay Lee Yihi In Alle Ha Ka Dhigo Kii Soo Bar-Baara Oo Dalkiisa , Diintiisa Iyo Dadkiiisaba Anfacda
Aamiin Aamiin Aamiin
HAMBALYO DHALASHO
C/Laahi Xasan Cusmaan,C/Raxmaan Cali Warsame,C/Laahi Cali Dhaqane, C/Raxmaan C/Maalik Cali,