HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 11-JANUARY-2021

0
Monday January 11, 2021 - 10:40:15 in Wararka by
  • Visits: 1055
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 11-JANUARY-2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Xubna ha Guddiga Jaamacadaha Dalka

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md.Maxamed Xuseen Rooble oo ku lan la qaatay xubno ka socday Guddiga Jaama cadaha dalka ayaa kala hadlay horumarinta iy tayeyta hannaanka tacliinta saree e dalka.

     Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa la wadaagay Madaxda Jaamacadaha ee uu la ku lmay sida ay uga go’an tahay tay eynta iyo horumarinta waxbarasha da oo aasaas u ah dib u dhiska dal ka iyo sidii mustaqbalka dhow aan u noqon lahayn dal horumarsan.

     Dhankooda xubnaha guddiga Jaamacadaha gaarka loo leeyahay ee dalka ayaa uga warbix iyey Ra’iisul Wasaaraha xaaladda waxbarashada Sare ee dalka, caqabadaha ku xeeran iyo fursada ha uu haysto dalkeennu si loo sii tayeeyo Wax barashada dalka.

      Kulankan oo uu ka qeyb galay Wasiirka Wax barashada Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Eng.Carab) ayaa la iskula qaatay dhammaan qo dobbadii ku saabsanaa tayeynta Waxbarashada iyo horumarinteeda.

Wafdi ka socda IGAD oo lagu qaabilay xafiiska ra’iisul wasaaraha

       Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa Shalay la kulmay guddiga xaqiiqo raadinta ee ka socda Urur Goboleedka IGAD.

       Guddiga ayaa  dalka u yimid xal u helidda xa aladda ka taagan xuduudda Soomaaliya iyo Kenya.

Wasiir Ashkir ayaa guddiga soo dhaweeyey, kuna amaanay kaalinta uu urur gobeleedka IGAD ka qaadanayo xallinta khilaafaadka gobolka.

     Waxaa uu u xaqiijiyey in Xukuumadda Soom aaliya ay go’antahay ilaalinta daris wanaagga isla markaana ay ka  rajeynayso dhanka kale dhow rista madaxbanaanida Soomaaliya.

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka Horjeeys tay Go’aan ay ku Dhawaaqday Xukuumadda Soomaaliya.

     Md.Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soo maaliya ayaa War kasoo saaray Go’aankii Xuku umadda ku dhawaaqday ee ahaa in la guda gal ayo hirgelinta doorashooyinka dalka ka dhacaya.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxaa uu nasiib darro ku tilmaa may Go’aankii ay qaadatay Xuk uumadda, xili uu sheegay in weli aan xal buuxa laga gaarin arrinta Xildhibaanada    Baarlamaanka Federaalka ee Gobolada Waqooyi.     Waxaa uu sheegay Cabdi Xaashi in wixii ka horreeyay hadalkii Ra’iisul Wasaare Rooble ee Dorraad ay shac abka Soomaaliyeed rajo ka qab een in xal laga gaari do ono khilaafka ka taagan arrinta Xildhibaanada Gobo lada Waqooyi, sidoo kalena la fulin doono natiijooyinkii kasoo baxay Shirkii ka dhacay Magaalada Garo owe.Sidoo kale Cabdi Xaashi ayaa ayaan darro ku tilmaamay in Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha diideen in laga wada-hadalo khilaafka taagan, isla ma rkaana ay qaateen Go’aan ah in maamul Gobo leedyada ka qabtaan doorasho aan heshiis lagu aheyn.

      "Waxaanu halkan ku Cadeeyneynaa in haba yaraatee aysan waxba kajirin hadalka Madaxwa yne Qoor Qoor ee ah in naloo soo celiyey jawaab tanaasul ku jiro, shirkii Garoowe kadib majirto cid noola timid wax heshiis iyo wada hadal ah” ayuu yiri Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

QORAALKA KA SOO BAXAY GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE:-

Axmed Madoobe Oo Dib Ugu Laabtay Kisma ayo Iyo Soo Dhaweyn Loo Sameeyay

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbal and  Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa ayaa Shalay dib ugu soo laabtey magaalada Kism aayo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Jubba land.

      Madaxweynaha iyo wafidgiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Maxamed Sayyid Cabd ille Xasan ku soo dhaweeyey labada Madaxwe yne kuxigeen,Golayaasha Baarlamaanka iyo Xuk uumada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Soo dhaweynta kadib Madaxweyanaha ayaa warbaahinta kula

      Madaxweynaha ayaa sheegay in Madaxda qaranku ay iska indho tirayaan xaqiiqada dhabta ah ee dalka kajirta doorashana aysan ku dhici ka rin ayada oo ay jirto kala qeybsanaan siyaasade ed wax heshiis lagu yahayna aan la isla meel dhigin.

      Sidookale Madaxweynaha ayaa sheegay si xal looga gaaro muranka Doorashada in ay asaga iyo madaxdii kale ee Garowe ku shirtey ay Ergo u soo direen Xamar si jawaab looga keeno Madax da DFS xal waarana looga gaaro Khilaafka Doora shada. Madaxweyanaha ayaa sheegay in ayada oo aan wax jawaab ah lagu soo celinin shir Jaraa ’id lagu qabtey Xamar taasna aysan marnaba xal keeni karin.                                               Madaxweyanaha ayaa kula taliyey Madaxda DFS in wadahal iyo wada ogol khilaafka lagu xali yo ee aan la gaarsiinin meel aan hadhow laga soo celin karin.

     "Jubbaland waxay diyaar u tahay doorashada dalku inay waqtigeeda ku dhacdo loona maro nid aam heshiis lagu yahay gobolka ka maqana ma amulkiisa iyo goobihiisa doorashada loo madax baneeyo Jubbaland taas oo ah xalka ugu haboon ee xaaladan lagaga gudbi karo” ayuu yiri Mada xweyne Axmed Maxamed Islaam.

Dowladda Oo Sheegtay In La Bedelay Qaabkii Ciidamada Weerarada U Fulin Jireen

      Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaan dhigga Xukuumadda Federa alka Soomaaliya  Xil Cabd ifataax Qaasim ayaa faah faa hin ka bixiyay howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee Ciid am ada dowladda Federaalka ka wadaan dalka.

      Wasiir ku-xigeenka Gaa shaandhigga oo ka hadlaayay Telefashinka Qar anka ayaa waxaa uu sheegay in inta Ciidamada Xoogga dalka iyo ku wa Kummandoos DANAB ay fuliyaan howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee Gobolada dalka ka so cda, iyadoo mararka qaarkood ay caawiyaan dowladdo taageera dowladda Soomaal iya.

     Waxaa uu sheeg ay Xil Cabdifataax Qaasim in Ciidanka dowladda ay la waree geen deegaano bad an iyo buundooyin Shabaabka ay mars iin jireen qaraxyada ka dhaca Muqdisho, wux uuna xusay in Ciidamada howlgalka ugu badan ay ka wadaan dhulka xeebta ah.

      Sidoo kale Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda ayaa tilmaamay in la bedelay qorshe Ciidanka dowladda ay weer arada ku fulin jireen ee ahaa in qorshe la’aan wee rar ku qaadan, kadibna ay dib isaga soo laabtan.

Isaga oo sii hadlaayay ayuu sheegay in weerada ay ka qaadan Ciidanka laga dhigay kuwo bartilm aameed ah oo la joojiyay qorshihii hore ee ahaa in weeraro la iska qaado, isagoo carabka ku dhu ftay in dib u habeyn lagu sameeyay Ciidamada.

      Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaal adeg ku jira Al-shabaab oo weeraro kala duwan ka beegsata Ciidamada dowladda iyo ku wa midowga Afrika ee AMISOM, kuwaasi oo dalka u jooga nabad ilaalin


Madaxweyne Madoobe oo Ka Jawaabay in Dowladda Dhexe Ay Dalabkoodii Ka Jawaabtay iyo In kale

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo Shalay dib ugu laabatay magaalada Kism aayo, ayaa warbaahinta kala hadlay hadalkii kasoo yeeray dhiggiisa Galmudug ee ku aad anaa dhexdhexaadinta iyo arr imaha doorashooyinka.

Madaxweyne Madoobe oo arrintaas ka hadlayey ayaa yiri "Dadkii Waraaq adda waday iyo madaxweyne Qoorqoor iyo saa xiibadiis waa nagu soo laaban kareen, ama shir ayaa dhici lahaa oo golayaasha dowladda ay isugu yimaadaan oo madaxweynaha iyo ra’iisawa saaraha iyo kuxigeenkiisa ay yimaadaan oo ho wshii lagu dhammeystiro, madhicin, sidaan u sugaynay ayaan waxaan maqlaynaa waa la aqbalay heshiiskii jawaabna kama aanan helin qoraal ma aanan helin waa la idiin imaanaana la idiinma oran waxaan isleeyahay ma ahan jawaab waqtigeedii aan dhicin”.

      Sidoo klae Madaxweynaha oo sii hadlaayo ayaa yiri "  Waxaan ku talinayaa mas’uuliyad da dadka ma wada raaceyso, nimanka mu sharraxiinta iyo mucaaradka ah kuligood gar ayey leeyihiin ayey ka hadlayaan, waxaa ay qaadanay so waxaa waaye dadka mas’uuliyadda ku jira oo anigu aan ka mid ahay, markaan anigu caddeeyo inaan doorasho diyaar u ahay inaan diyaar u nah ay fulinta heshiiskii 17-kii Setembar Muqdisho aan ku gaarnay inaan diyaar u nahay wadankaas qal qal oo dhan in laga ilaaliyo oo marweliba dowlad da aan kala hadlo war hala kala qaado wax xalka laga gaarayo halga gaaro ”.

     Dhanka kale oo ka hadlayey arrimaha Gedo ayaa yiri” Markaan ka hadlayo arrinta waxaa laga hadlayaa waxaa laga hadlayaa doorasho, caqaba dbaa na haysa dhib ah, ciidanbaa muddo 8-9 bil ood ah bannaan jooga, laga barakiciyey, oo Shab abkii iyo u dhaxeeya ciidan kale oo aanan ogeyn cidda laga xoreynayo, maamulii ayaa gacanta ka baxay iskuduubnidii dadkii iyo walaalnimadoodii ayaa colaad la dhex dhigay, doorashada markii  ay timaado waxaan aniga iyo madaxweynaha is ku waafaqnay iyo ra’iialwasaaraha iyo kuligood in State weliba laba goobood lagu qabto Garbahaa rey ayaa kamid ah iyo goobta labaad ee Jubbal and lagu qabanaayo ee Kismaayo, waxaan di yaar u aheyn inaan qabano doorashada, waxaan ka hadleeynay ayaa waxaa ay aheyd war ha la ab uuro Environment qaab aan doorasho ku qaban karno Garbahaarey,. Maamul nagama joogo oo maamukii jiray waan garanaynaa sida looga qa aday iyo meesha la geeyey amni laguma aamini karo xaalad weliba waa nagu culus tahay laakiin aan qabanno haddii State uu qabanayo uu xaq u leeyahay waxaa haboon in Stateka loo daayo”

       Ugu dambeyn madaxweyne Axmed Mad oobe ayaa diray digniin ku aadan inaan dalka la gu maamuli Karin rabitan shaqsiyadeed sida uu hadalka dhigay” Waxaan ka digayaa inaan fariimo aan jirin la isweydaarsado doorashadana la yiraahdo hebel iyo hebelow kaalaya, hebeliyo he below bannaanka ka jooga waxa ka imaan kar ana aan garanayno Soomaaliya haddii ay xamilik arayso Dictatorship anaa iri iyo sidaan hala yeelo ma ayna burburteen dhibaatadana halkaas ma ayna gaarteen waan ka digayaa arrintaa hala isku yimaado, maxaa diidaya in la isku yimaado oo la kulmo madaxweynuhu magaalada Muqdisho ay aa la isugu imaan karaa isaga ayaa maamulo oo awoodeeda leh wadanka dhan ayaa lagu soo dho weyn karaa” ayuu kusoo gaban gabeeyey hadal kiisa.

Md.Faroole oo loo magacaabay Guddoomiya ha Guddiga xal u helidda Sicir-bararka Puntland

      Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shalay oo Axad Aheyd u magacaabay guddi cusub oo qiimayan iyo Tala-bixin ka  samayn doona sicir-bararka iyo diidmada ka dhalatay qiima dhaca Lacagta Shilin Somaliga ah.

     Go’aankaas ayaa ka soo baxay Shir ku saabs an xal u helidda qiima dhaca

 iyo diidmada Shilin Soomaaliga oo Shalay Gar oowe ka qabsoomay, kaas oo uu shir-guddoom iyay Madaxweyne Deni, oo ay weheliyaan Madax weyne ku xigeenkiisa iyo mas’uuliyiin kale.

        Shirka wax aka qayb-galay Madaxweynihii hore ee Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole, Ma s’uuliyiinta Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha, Maaliyadda, Ganacsiga iyo Qorsheynta, Bangiga Dowladda, Wasiiradii hore ee Maaliyadda Faarax Cali Shire iyo Cabdullaahi Sheikh.

        Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal, oo Shirka kadib warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in Guddiga cusub loo xil saaray, in ay mudda saddex maalmood ah ka soo tala-bix iyaan xalka ugu dhow ee soo celinta qiimaha Shilin Soo maaliga.

         Guddiga oo ka kooban mas’uuliyiin iyo khub aro dhaqaale oo kala duwan, waxaa Guddoomiye looga dhigay Madaxweynihii hore Cabdiraxmaan Faroole oo marna soo noqday Wasiirkii Maaliya dda Puntland.

Cali Dheere oo xukun ‘dil’ ah kasoo saarray guddoomiye Sanyare

         Afhayeenka Al-Shabaab, Cali Dheere ayaa markii u horeysay ka hadlay arrin uu dhawaan sheegay guddoomiyaha gobolka Mudug, Cabdi ladiif Muuse Nuur (Sanyare), midaasi oo ugu gefay masaajida iyo aaddanka.

Afhayeenka ayaa hadalkaas ku tilmaamay mid gef weyn ku ah Diinta, isagoona dagaal-yahan ada Al-Shabaab amray inay dilaan Cabdiladiif Sanyare, oo guddoomiye ka ah gobolka Mudug ee maamulka Puntland.

     Waxa uu faray in marka la dilo guddoomiya madaxa laga jaro, maadama uu ku sifeeyay shaqsi murtad ah oo sii kororsaday dambigii uu ku jiray, sida uu hadalka u dhigay.

    "Nin baa Gaalkacyo ka hadlay murtad ah oo yiri ‘masaajida ha la xiro oo addinkooda ayaa i dhiba’ markaas murtadnimada ayuu sii kororsaday, wax aan mujaahidiinta ugu baaqayaa in ninkaas mad axa laga gooyo,” ayuu yiri Cali Dheere.

      Waxa kale oo uu carabka ku adkeeyay in Sanyare uu siyaadsaday kufriga iyo gaalnimada uu dhex mushaaxayo, sida uu hadalka u dhigay Afhayeenka Al-Shabaab.

     Guddoomiye Sanyare ayaa hore u sheegay in masjidku uusan agtiisa qiimo ka laheyn, isla mark aana uu xirayo, maadama uu sheegay inuu aad u dhibo addinkiisu.

      "Culimadii iyo odayaashii baan qado u same eyay waxaan ku iri culimo-allaay soo masaajid ma ahan waxa aad ka hadlaysaan, aniga waxba iiguma fadhiyo addinkiisaa I dhiba, kumana tuk ado, ee ama aan misaajidka ku wada tukanno oo Shabaab dagaal diin been ah bay wadaanee taxr iifka ka saxa ama masaajidda waa xirxiraynaa kuli geenna guryahaan ku tukanaynaa,” ayuu hore u yiri Sanyare.

      Sanyare ayaa markii dambe ka cudur daartay hadalkaas, kadib markii ay si caro leh uga hadl een culimadda oo sheegay in arrintaas ay tahay gef iyo wax laga xumaado, midaasi oo si weyn ugu faaftay baraha bulshada.

Xigasho:-caasima dda.net

Khilaaf soo kala dhex galay madaxweynimo ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed iyo Cali Jeyte

    Waxaa soo shaac baxay khilaaf culus oo soo kala dhex galay madaxweyne ku xigeenka Hi rShabeelle Yuusuf Dabageed iyo guddoomiyaha gobolka Hii raan Cali Jeyte.

      Khilaafka labadan masuul ayaa salka ku haya canshuurta gobo lka, taas oo la shee gay in Yuusuf Dabag eed uu ka dalba day guddoomiye Jeyte inuu ku soo wareejiyo, ba lse guddoomiyaha ayaa ka biya diiday dalabkaas.

       Sidoo kale Wararka naga soo gaarayo Maga alada Beldweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ay aa sheega in ay halkaas ka jirto xiisad ka dha latay gadood ay sameeyeen ciidamadii la shee gay inay kasoo goosteen General Xuud oo horey u shaaciyey inuu kasoo horjeedo Maamulka Hir shabelle.

      Sababta ay ciidamadaan ku xareysnaa xer ada Lama-Galaay u gadoodeen ayaa lagu shee gay inay tahay ballan ka bax ay ka tirsanayaan Wasiirka Arrimaha Gudaha DF Jeneraal Mukht aar oo muddooyinkii dambe ka shaqeena yey xal inta khilaafka ka taagan dhismaha Maamulka cusub ee Hirshabelle.

      Xaaladda Magaalada Beledweyne ayaa mug di soo galeyso, waxayna Dowladda Dhexe hal kaas geysayo ciidamada booliska gaarka u tab abaran ee Haramcad, iyadoo laga cabsi qabo in magaalada ay marti u noqoto dagaal.

      General Xuud iyo ciidamo uu hoggaaminayo ayaa ku sugan duleedka Magaalada Beldweyne, wuxuuna sheegay inuu raadinayo xaq uu shee gayo inuu ka maqan yahay Gobolka Hiiraan.

Md.C/C/Shakuur oo sheegay in hal arrin darteed uusan Farmaajo u tartami karin madaxweyne

    Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dood ka heenay sharciyadda uu madaxweyne Farmaajo ugu tarta mi karo doorasho aysan qeyb ka aheyn ma amullada Jubbaland iyo Puntland.

        Waxa uu sheegay in Soomaaliya ay wax ku qey bsato nidaamka 4.5, sidaas darteedna mada xweyne Farmaajo looga baahan yahay in haddii aysan doorashada wax ku laheyn cidii uu ku me telayey awood qeybsiga, aysan jirin sabab uu uga qeyb gali karo doorashada, sida uu had alka u dhi gay."Madaxweynayaasha gobollada ee la leeya hay doorashada qabta waa ku wa Gal mudug, K/Gal beed iyo HirShabeelle, iyo do orashada kuraasta walaalehe en Somal iland oo la rabo in anagoo taa gan Muqdisho lagu dhaco, is ku soo wadadu ub Farmaajo intaas ayuu ku ta shanayaa,” ayuu yiri CC Shakuur.

      Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri, "Farmaajo waxuu yiri Jubbaland iyo Puntland shaqa kumali hi oo waan ka soconaa, hade Soomaali waa 4.5 ee xaalku haduu saas yahay, Farmaajo doorasha da yuusan ka qeyb gelin, hanoo daayo doorasha da haduusan Jubbaland iyo Puntland heynin, an aga iyo Shariif Xasan ayaa ku tartameyna.”

       Ugu dambeyntii Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa yiri, "Madaxweyne Qoor Qoor, Madaxweyne    Lafta Gareen iyo Madaxweyne Cali Guudlaawe, waxaan ka rabnaa doorasho dalkan laga qada qa bto, oo loo simanyahay inay qeyb ka noqdaan, haddii uu madaxweyne Farmaajo diido anaga iyo Shariif Xasan ayaa ku tartameynee hanoo dhaaf aan.      Xigasho:-caasimadda.net

Ciidamadadowladda hoose ee Xamar oo howl gallo ka wado suuqa Xamarweyne.

     Ciidamada ilaalada deegaanka dowladda ho ose Xamar ayaa bilaabay howlo lagu qaadayo ama lagu furayo wadooyinka xiran ee sida sharci darada ah looga ganacsado ee la ga dhistay sa ndaqadaha iyo gaari ganacanada lagu iibiyo ala abaha iyo dharka noocyadiisa kala duwan.

Howlaahan lagu furayo wadooyinka dhex ma rasuuqa degmada Xamarweyne ee go bolka Ban aadir ayaa ujeedadiisu tahay sidii wad ooyinka si da sharci darada ku xiran looga furi la haa shacab ka iyo in la baneeyo marshibiyeeriga iyo wadoo yinka dhexdooda ee ay ku ganac sanayaan gana csatada soomaaliyeed.

    Mudooyinkan danbe ayaa qaar ka mid ah suu qyada magaalada Muqdisho waxaa ka jiray ciriiri fara badan taasi oo keentay wadooyinka dexdoo da iyo mirshibiyeeriyaasha oo ay ganacsiyo ka sa meysteen ganacsatada yar yar waxaana ciidama da ilaalada deegaanka ay wadeen howlo lagu fu rayo wadooyin dhex mara suuqyada.

DAAHIR Geelle oo sheegay sababta aysan u shaacin liiska XUBNAHA NISA ee ku jira guddiyada doorashada

     Wasiirkii hore ee warfaafinta, Daahir Maxam uud Geelle oo haatan ah musharax madax weyne oo kamid ah midowga musharaxiinta muc aaridka ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay M/Muq disho kaga hadlay arrimo xasaasiya.  Musharax Daahir ayaa ugu horeyntii mad axda dowladda ku dhaleeceyay qabashada doorasho aan loo dha mayn, taasi oo uu ku tilmaamay mid xoog lagu ra adinayo, isla markaana la rabo in boob lagu sam eeyo, sida uu hadalka u dhigay.

    Sidoo kale waxa markii u hore ysay uu shaac iyey sababta Mid owga mucaaridka uu uga war-wareegayo soo ba ndhigida liiska xubnaha ay she egen inay ka tirsan yihiin NISA ee ku jira guddiga lagu muransan-ya hay, midaasi oo ay dalbatay dowladda federalka.

     Geelle ayaa sheegay in mas’uuliyad darro we yn ay tahay inay shaaciyaan magacyada xubno si rdoon ah oo ka tirsan NISA, maadama ay bart ilm aameed u noqon karaa cadowga, sida uu she egay. "Arrintaas waa mas’uuliyad xumo in much aabaraad (NISA) ku jira (Guddiyada) aan soo ban dhigno. ma waxaa nagala doonayaa mukhaabara adka Soomaaliya ee shaqada adag haya ee go bollada cadowga ka howl-gala iyo magaalada in aan magacyadooda gudbino ama liiskooda war baahinta ka sheegno,” ayuu yiri Daahir Geelle.

      Waxa uu intaas kusii daray "Dhalinyaradaas cadowga u loogi mayno, dowladda waa taqaan dadkii ay soo magacowday, iyadaana laga doon aya inay kasoo saarto.”

      Ugu dambeyntiina waxa carabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in dowladda ay guddiga doo rashada ka saarto xubnaha ay ka biyo diideen mu sharaxiinta mucaaridka, kuwaasi oo ay la xiriiriye en Villa Somalia iyo hay’adda NISA.

Muuse Biixi oo sameeyay isku shaandheyn ballaaran iyo wasiiro ay siibtay (Aqriso)

      Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Ca bdi ayaa Shalay waxa uu soo saaray wareegto uu ku sameeyay isku shaandheyn balaadhan, taasi oo xilalkii kaga qaaday Mas’uuliyiin ka tirsa naa xukuuma diisa, kuwaasi oo isug u jira wasiiro, ku xigeeno iyo aga asima yaal.

      Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa uu war eegtadan ku magacaabay xubno cu sub oo kamid noqonaya xukuumada, kuwaasi oo tiradoodu dhan tahay 12-xub nood.

    Waxaanay u dhignayd Wareeg tada Madaxwe ynuhu Sidan:-

UJEEDDO: XIL KA-QAADIS

   Ku: Hinda Jaamac Xirsi Maxamed

Wasiirkii Hore ee Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

Ku: Cabdi Nuur Axmed (Cabdi Guray)

Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Arr imaha Gudaha Ku: Cali Xuseen Nuur Beegsi  Aga asimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Xann aanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga

Ku: Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur

Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta

Ku:  Cali Cabdillaahi Daahir Xirsi

Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda

Ku: Cabdiraxmaan Siciid Yuusuf

Agaasimihii Guud ee hore ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Ku: Xuseen Xaaji Xasan Guuleed

Guddoomiyihii hore ee Guddida Tacliinta Sare

Ku: Cabdikariim Maxamed Xaaji Cali

Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Ku: Maxamed Xasan Sheekh Muumin Guddoomi ye Ku-xigeenkii hore ee Guddida Tacli inta Sare    Marwo iyo Mudanayaal,

Sida aad la socotaan, xilka Qaranka ayey dabci gi isa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igm ado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan ga rtay in laga bilaabo taariikhda Shalay aan idin ka qaado xilalkii aad hore u hayseen.

Waxaan idiinka mahad-celinayaa muddadii aad hayseen xilalkaas Qaran.

UJEEDDO: MAGACAABID

  Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Som aliland, Qodobka 90aad;

Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Wa aya-aragnimadooda;

Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuu liyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;

Markaan Sameeyey:  La-tashi Ballaadhan;

Waxaan Go’aamiyey;

     In laga bilaabo taariikhda Shalay aan masuu liyiintan u magacaabo xilalkan:

1.Saleebaan Warsame Guuleed Wasiirka Wasa aradda Caddaaladda

2.Mustafe Godane Cali Bile Wasiirka Wasaa rad da Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

3. Siciid Axmed Jibriil Agaasimaha Guud ee Was aaradda Arrimaha Gudaha

4. Axmed Cali Maax Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horum arinta Kalluumaysiga

 5. Jamaal Cabdi Muuse Diiriye Agaasimaha Guu d ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta

6. Rooble Cabdi Muuse Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ho




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip