TACSI TIIRAANYO LEH Bahda Saxaafadda Somaaliyeed u tacsiyaynayaan maamulka wargeyska Mogadisho Times Geeridii ku timid Marxuumad Xaawo Axmed Jimcaale,

0
Sunday January 03, 2021 - 22:10:09 in Wararka by
  • Visits: 1136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH Bahda Saxaafadda Somaaliyeed u tacsiyaynayaan maamulka wargeyska Mogadisho Times Geeridii ku timid Marxuumad Xaawo Axmed Jimcaale,

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed iyo Axsaab kaleba oo ka la ah Wari iye Cali Muuse Cabdi, Muuse Maxamed Cismaan {M/Kiimiko},Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe},C/laahi Maxamed Cumar {Mcjis}, Jabriil Maxamu ud Nuur {Jabra},Naasir Cali Cumar,Cismaan Xuseen Axmed {Waryeel}, Maxamuud Maxamed Nuureey {Jimcaale},C/laahi Maxamed Salaad {Dal le} Aweys Foodeey Nuur,C/fitaax Maxamed Salaad {Diyeeshe},Daa'uud Maxamed Salaad, Yaaquub Calaahi Guure, Muxuddiin Cabdi Calsoow, Xasan Maxamuud Axmed {Fanax},Cabdi Jamaal Xaaji Maki,C/qaadir Cab di Caddaan, Nuur Maxamed Cali {N.Qamadi},Macaallin Xasan,Cabdi Aad an Guuleed,C/dir C/lle Nuur {Qalbi Dahab},Xuseen Cabdi Calasoow, Qaasin C//lle {Q.Neero},Cali Muxuddiin Cali, C/qaadir Maxamed Calas oow {Calas},Maxamed Cali Maxamud {Madka},Xasan Maxamed Geesey, C/Raxaam Cumar Madoobe {Caaqil Dalmar}, Cismaanciil Cumar Mado obe, Falastiin Axmed Xaaji,Malyuun Sh. Xeydar, Aamino Ladan Axmed, Leyla Cadceed Cismaan, Khadiijo Cabdi Maxmed, Yuusuf Cali Cabdi, Maxamuud Xasan Cumar {Adduunyo} Maxamed Cali Nuur {Socdaal},Cali Muxumud Aadan {C.Madoobe}, Amiin Yuusuf Qasaaro , Axmed Maxam uud Dhicisoow, Cismaan Xuseen {Niino}, Maxamuud Maxamed Aadan {Kuurdo},Safiyo Ibaarihin Cali {S.Loren,} Ing.Cadi Siyaad Maxamed, Ing. Cabadiiraxmaan Maxamuud Cilmi, Maxamuud Maxamuud Juun, C/raxm aan Yuusuf Sh. Alcaddlla, Maxamed Muuse Yuusuf {Afrika} Maxamuud Yuusuf,C/hi Maxamed Xasan {Black} ,Maxamuud Yuusuf Cali {Sagaar} Aadan C/laahi {Aadaamo},Barre Sh.C/laahi {Bangaaladeesh,}Aadan Sala amiin,Farxaan Maxamed Jimcaale {FMJ} ,Faarax Cumar Nuur,Maxamed Ibaraah in Isaaq {Baksitaan}, Maxamed Ibraahin Nuur {Macallimuu}, Ciise Faarax Maxamud,C/laahi Xasan Axmed {Sheekhaaloow C/rashiid Cadulle {Dayl} Farxiyo Cali Qajo,Yuusuf Xasan,Safiyo Cali Sheekh {Safoon}, C/la ahi Xasan Xuseen {Kalgacal}, Caasho Ibaraahin Cali {Caasho Cuud}, Xasan Cali Geeseey, Abuukar Muxuddiin {Xasharo}, C/laahi Calas Jimcaale, {Mukhtaar Nuur Maxamed {Lovey} Maxamed Shiil Xasan {Shiil}, C/Raxm aan Koronto,Shariif Macallin Maxmuud {Shig-shigoow}, C/raxmaan Xude yfi,Mahad Caraboow Cali,Seynab Abuukar Maxamed, C/qaadir Maxamed Cabduule {OKey} Sahro Yuusuf Maxamed,Caasho Cabdi Maxamed, Qamar Salaad Cumar,Shamso Cabdi Qayax, C/hi Axmed Cali {Faat}, Max amuud sheekh Cabdi {Maxamed Fat},Cali Maxamed Cismaan Ameeriko, Sacdiyo Xuseen Macoow {Sacduuni}, Sacido Sh.Axmed {VIP}, Burhaan Diini Faarax, C/hi Maxamed Suldaan, Maxamed Cabdiwahaab, Xaashi C/lle Abiikar, C/rashiid C/dir C/lle {Ba ang},Dhammaan Bahada Saxaafad da iyo madaxda Urur weynaha Saxaafadda Soo maaliyeed ee FESOJ, SIMHO SOMA,SJS & SWJ,Waxay Tacsi u Tiir aanyo leh u dirayaan Milkiilaha Wargeyska M.Times Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto} oo walaasheedXaawo Axmed Jimcaale ku geeriyootay Isbitaalka Daaru shifaa ee M/Muqdisho Isniin 3-da Jannaayo 2021-ka sidoo kalena ugu Tacsiya deynaya Carruurta Marxuumadda oo kala ah:-Maxa med Xasan Xuseen {Annaa leh},Khadro Cabdullaahi Cali Hagareey,Xamdi Cumar Xasan , Ra xmo Maxamed Maxamuud {Lajecel} iyo walaalaha marxu umadda guud ahaanba ay ka geeriyootay waxayna Alle ugu baryayaan in Marxuumad Xaawo Axmed Jimcaale uu Jannadii fardowzo uu ka waraabiyo ehelka iyo axsaabatana samir iyo imaan saadaq ah ka siiyo

Aamiin Aamiin Aamiin

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip