TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO EHELKA IYO CARRUURTA MARXUUMAD JIINO CALI CADDOOW OO MUQDISHO HABEENKII KHAMIISTA KU GEERIYOOTAY 22-KANOVEMBAR 2020-KA

0
Thursday November 12, 2020 - 22:10:49 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO EHELKA IYO CARRUURTA MARXUUMAD JIINO CALI CADDOOW OO MUQDISHO HABEENKII KHAMIISTA KU GEERIYOOTAY 22-KANOVEMBAR 2020-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xaaji Maxamuud Axmed Jimcaale {X.Shaataar, iyo Carruurtiisa Dr.Cismaan Axmed Jimcaale{Dr.jimmy} iyo Carruurtiisa,Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale ,Xaawo Axmed Jimcaale, Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto}, Muxuddiin Axmed Jimcaale,Nuurto Cali C umar,C/Naasir Cali Cumar, Nimco Cali Cumar, Nuuradiin Cali Cumar, Qadro C/hi Cali, Hagareey  Maxamed Xasan Xuseen Aanaa leh iyo xaaskiisa ,Ilmo Aamino Axmed Jimcaale iyo Carteeda Reer Xuseen Nuur Cadoow,Dhammaan Reer Axmed Jimcaale Cigalle, Reer Jimcaale Cigalle iyo Reer Geeddoow Cigalle, Reer Rooble Cigalle ,Maxamed Nuur Xasan Xuseen , Jen.Xasan Xuseen Xasan {Muungaab} Abuukar Axmed maxamed {A.Ganeey}Ilmo Aamino Maxamed Macoow iyo Caru urteeda oo kala ah :Faadumo Xuseen Xasan Carab,Xabiibo Xuseen Xasan Carab {Xabiibo Shiino}, Mako Xuseen Xasan Carab,Maxamed Xuseen Xasan Carab , Ilmo Mako Maxamed Macoow guud ahaanto od, Xaliimo Maxamuud Hilowle,iyo Carruurteed Cabdullaahi Maxmauud Axmed, Sahro Maxamuud Axmed, Shamso Maxamuud Axmed, Baarliin Maxamuud Axmed ,Shukri Maxamuud Axmed,Dhammaan Ilmo Maxamuud luugne,Faadumo Maxmed Cilmi, Xaawo Maxamed Cilmi, Maxamuud Maxamed Cilmi, Axmed Maxamed Cilmi, Maryan Maxamed Cilmi,Dhammaan Ilmo Batuulo Aw Axmed Maxamed Cal asoow, Xabiibo Xasan Maxamed Calsoow, iyo Carruuteeda , Ilmo Mako Xasan Maxamed Calsoow iyo Caruuteeda,Ilmo Madiino Xasan Maxamed Cala soow iyo Caruuteed, Reer Cismaanciil Sh.Cali, ilmo Muumino Sh. Cali , Jaliilo Xasan Axmed, Bashiir Xasan Axmed {Bashiir BBC} C/laahi Maxamuud Jimcaale {C. Abkoow} , Xuseen Maxamuud Jimcaale Xuseen Abkoow}, Xaawo Maxamuud Jimcaale {Xaawo Neero}, Maxamuud Maxamed Cali Kiishw eyne, Iido Habarwaay Firti iyo Caruurteeda ,Nadiifo Cali Cabadulle, Ilmo Iddoow Cali Cabdulle sidoo kale Sahro Jen.Jabriile Cali Dr.,Maxamuud Xasan Ma xamed {Dr.Ingariisoow}, Dmamaan Reer Maxamuud Cigalle Reer Maxamed Cigalle, Reer Cigalle Gadiid , Aadan Cabdulle Mahdi, Ilmo Maxamed Cali Nuur,,Habar waay Firte feyleey, Reer Xuseen Hadaafoow, Reer Cali Cumar Maxamuud, Macaalin Xasan, Nuur Maxamed Nuur {N.Qamadi} Cabdi Cali Xasan {Yuubane}, Jabriil Maxaqmed Nuur Jabra, Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe iyo dhammaan dadka deegaanka Xaafadda tabeellaha jaceylka ee M.Muq disho  Waxaay Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Maxamed Xuseen Aw Axmed {Suufi} Cismaan Xuseen Aw Axmed Waryeel}, Cumar Xuseen Axmed,,Cali Xuseen Aw Axmed, Da’uud Xuseen Axmed, Faadumo Xuseen Axmed,Maryan Xuseen Axmed,Saciido Xuseen Aw Axmed , Xaawo Xuseen Ilam, Cabdullaahi xuseen ow Axmed iyagoo ugu Tacsiyadeynaya Geeridii ku timid Hooyadood MARXUUMAD JIINO CALI CADDOOW oo 11-11-2020-ka ku geeriyootay M/Muqdisho Waxayna Alle ugu baryayaan Marxuumadda inuu Alle Jannadiisa Fardowzo aheyd uu ka Waraabiyo intii ay ka Geeriyoo tayna Samir iyo Iimaan Saadaq ah uu ka siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN.  {INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN}




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip