
Guddoomiye cumar finish! Magaalo Ciqaaban Mogadishu!!!
Muqdisho waxaa ka shaqeeya ku dhawaad 50 kun oo Bajaaj, maamulka gobolka Benaadir wuxuu mid walba bishii ka qaadaa $15, kasoo qaad 10 kun oo ka mid ah in aysan canshuur bixin oo ay dhuumaaleysi ku shaqeystaan.
40 kun oo Bajaj oo min $15 ah bishii waa $600,000, sannadkii waxa ay noqoneysaa $7.2M, mana ahan lacag yar.
Lacagtaas waa canshuurta Bajajta bes laga qaado, waxaa dheer tii guryaha, goobaha ganacsi, gawaarida iyo lacago kale oo kasoo xaroodo Document-yada ay dowladda hoose u sameyso shacabka.
Waa su’aale magaallo daqliga intaas la eg kasoo xaroodo, shacabkeedu baxsho canshuurta, u hoggaansan amarada maamulkooda xaq ma u leeyihiin in ay dhex fadhiyaan Qashin, dhiiqo.wada xumo.
sawirada. maanta ayaa lay soo diray waxaa ii soo diray photoqaade Madaxbanaan,
aniga waa magaalada aa u dhashey 54 sano ka hor meesha alaah Cisbitaal Digfeer! oo ahaa waqtigaa cisbitaal Madaxbanaa oo shirkad leedahay
magalaads moqdisho waa in ciqaabta laga daayaa.
Danjire Maxamed Caalim






0 



Guddoomiye cumar finish! Magaalo Ciqaaban Mogadishu!!!
Muqdisho waxaa ka shaqeeya ku dhawaad 50 kun oo Bajaaj, maamulka gobolka Benaadir wuxuu mid walba bishii ka qaadaa $15, kasoo qaad 10 kun oo ka mid ah in aysan canshuur bixin oo ay dhuumaaleysi ku shaqeystaan. 40 kun oo Bajaj oo min $15 ah bishii wa