HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 22-SEP-2020...

0
Tuesday September 22, 2020 - 10:04:30 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 122
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 22-SEP-2020...

    R/ Wasaare Rooble oo taageero ka dalbad ay Xildhibaannada iyo Mas'uuliyiinta Beelaha Hawiye R/Wasaaraha magacaaban Md.Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay la kulmay Xildhiba annada iyo Mas'uuliyiinta Beelaha Hawiye, iya doo kulankan uu k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

R/ Wasaare Rooble oo taageero ka dalbad ay Xildhibaannada iyo Mas'uuliyiinta Beelaha Hawiye R/Wasaaraha magacaaban Md.Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay la kulmay Xildhiba annada iyo Mas'uuliyiinta Beelaha Hawiye, iya doo kulankan uu ku saabsanaa taageerida R/l Wasaaraha iyo sidii codka kalsoonida uga heli lahaa Baarlamaanka, waxa a kulankan ka qeyb galay Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle Cali Gudlaawe .R/W/reRooble ayaa dadaal ugu jira kasbasha da Xildhibaannada sidii kalsoonida u siin lahaa yeen, 2dii maalmood ee la soo dhaafay R/ Wasa araha magacaaban ayaa kulamo la yeelanay ay Xildhibaannada iyo siyaaisyiinta beelaha, si uu taageero uga helo Waa arrin cusub in R/l Wasaare la magacaabay inuu Baarlamaanka ka codsado codka kalsoonida, halkii ay horay caado aheyd in Madaxweynaha inuu Baarlam aanka horgeeyo, isla markaana u weydiiyo Ka lsoonida siinta R/Wasaaraha uu soo magaca abo.


Cabdiraxmaan Odawaa oo la kulmay Ra’Iis al Wasaaraha magacaaban

       Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xus een (Odawaa) ayaa Xalay M/Muqdisho kula kulmay R/Wasaaraha cusub ee dalka, Maxa med Xuseen Rooble. Xildhibaan Odawaa ayaa sheegay inuu R/Wasaaruhu ku booqday hoyga uu ka deganyahay M/Muqdisho, isagoona u rajeeyay inuu Alle u fu dudeyay waajibadka loo igmaday.

    "Waxaan Xalay kulan la yeesh ay R/wasaaraha magacaaban ee dalka, Md.Maxamed Xuseen Rooble, oo aan hoygiisa ku booqday. Waxaan rajeynayaa in uu Alle u fududeeyo masuuliyadda loo dhiib ay.” Ayuu yiri Xildhibaan Odawaa oo warkan ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitt er-ka.   Kulankan waxa uu ku soo aadayaa, iya doo R/W.magacaaban uu Xildhibaanada GSh-ka codsaday inay codka kalsoonida siiyaan.

     R/Wasaare Rooble ayaa maalmaha soo so cda lagu wadaa inuu xilka la wareego, iyadoo na ay tahay inuu kala wareego Sii Hayaha Xafi iska R/W/ha,Mahdi M.Guuleed (Khadar).

Sii Hayaha R/wasaaraha oo kormeeray Garoonka Aadan Cadde

    Md. Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Sii Hayaha Xafiiska R/Wasaaraha ayaa Shalay hawlo kormeer ku tagay Gar oonka Aadan Cadde ee M/ Muqdisho. Mahdi.M.Guule ed oo uu wehliyo Sii Haya ha Wasiirka Gaadiidka & Du ulista Hawada, Maxamed C/hi Salaad Ooma ar, Saraakiisha Garoonka iyo Masuuliyiinta Shi rkadda Favori ee garoonkaasi maamusha ay aa booqday qaybaha kala duwan ee garoonka, waxa uuna ma suuliyiintaasi ka dhageystay warbixin ku saa bsan mashaariicda horumarin ta garoonka dal ka ugu weyn lagu sameynayo.

      Wasiir Oomaar ayaa tilmaamay inay socda an hawlo baaxad leh, oo lagu wado in lagu bal laariyo Garoonka Aadan Cadde ee Caasimad da Muqdisho. "Waxaan la saxiixanay Shirkadda Favori ee garoonka maamusha he shiis lagu ballaarinayo garoonka, oo ay ku jir aan Duugista badda, dhi smaha derbi illaa 500 oo mitir ah, dhabaha diy aaradaha oo la cusb ooneysiinayo iyo shaqoo yin kale oo muhiim ah, oo qaarkood meel dhe xe maraya.” Ayuu yiri Oomaar.

      Md.Mahdi Guuleed, Sii Hayaha Xafiiska R/ W/ha ayaa dhankiisa ku ammaanay mas uliyii nta iyo shaqaalaha garoonka shaqada wa na agsan ee ay hayaan, isagoona ku booriay inay dardargeliyan.

Madaxda Maamul Goboleedyada loolan adag ka wada Muqdisho

     Madaxweynayaasha D/G/yada ee ku sugan M/Muqdisho ayaa waxaa ay dadaal farabadan ugu jiraan sidii loo dhaqan gelin lahaa heshiis kii doorashada oo ay dhawaan la gaareen Mad axweyne Farmaajo iyo G/ Gobolka Banaadir.

    Ka dib heshiiska ayaa la filayay in Madaxda D/G/yada,Galmudug, Hir-Shabeelle, Jubbal and, Puntland & K/Galbeed inay dib ugu laabt aan degaannadooda, hayeeshee taasi ay wax iska bedeleen, kadib markii Madaxda D/G/ya da ay bilaabeen olole lagu dhaqan gelinayo he shiiskii doorashada.

     Madaxweynayaasha Puntland & Jubbaland oo dadaalka ugu adag ku jira ayaa la kulmay xi ldhibaannada 2da Aqal ku matala DF, qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada mucaaradka iyo Urrurada Bulshada rayidka, iyaga oo kala hadl ay Arrimaha doorashoyinka dalka iyo sida loo dhaqan gelin karo heshiiska doorasho maada ma waqtiga uu aad u yar yahay.

     Madaxweynaha Jubbaland Axmed Mado obe oo u muuqday mid ka hortagaya in G/Sha cabka ay iskhor-istaag ku sameeyaan qodoba da heshiiska ayaa sheegay in go’aanka doora shada ay gaareen uu yahay kaliya heshiis bal se uusan aheyn xeer sidaasi daraadeedna uu san muhiim u aheyn in la horgeeyo Xildhibaa nnada Baarlamaanka.

    Ka sokow dadaalka ay wadaan Madaxda D/G/yada ee dhaqan gelinta heshiiskii doorash ada ayaa haddana Falanqeeye siyaasadeed Maxamed Macalin waxaa uu qabaa in inta bad an qodobada lagu heshiiyay ay ahaayeen ku wo dan gaar ah ugu jirto Madaxda D/G/yada, isla markaana awoodooda siyaasadeed ay ka dhex muuqato.

    Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo kamid ah Xubnaha mucaaradka ayaa kula taliyay in Madaxda D/G/yada aysan muqdisho ka tegin ilaa laga bilaabo dhaqan gelinta heshiiska, balse goor hore ay sii qor sheynsteen dadaal u gelida fulinta heshiiska.

    R/Wasaaraga Magacaaban haddii uu helo kalsoonida Baarlamaanka ayaa Xukuumadda uu soo Magacabi doono waxaa laga sugayaa dhaqan gelinta iyo fulinta heshiiska doorasha da oo ay wada gaareen Madaxweyne farmaa jo,madaxda D/G/yada & G/G/Banaadir maada ma uu gegab-gabo yahay mudada xilheynta Hay’adaha kala duwan ee D/F/Soomaaliya.

Guuleed "Waxaan ahay tartame cusub, waana la ii tijaabin karaa”

     Guddoomiyaha xisbiga Sahan C/kariin Xu seen Guuleed oo 7aadkan la hadlay wargeys ka Daily Nation ee dalka Kenya ayaa sheegay inuu doonayo barnaamij dib u dhis ah oo dalka Soomaaliya ka hirgala. Md.C/kariin Guuleed oo la rumeysan yahay inuu isku soo sharaxi doono xilka Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sanadkii 2017 arrimo caafimaad awgeed isaga casilay xilkiisii Mada xweynaha Galmudug. 3sano ka dib oo uu saaxada siyaasadda ka maqnaa, dhowa an sheegay inuu dib ugu soo laabtay siyaasad da ayaa yiri  "Wa xaan rabaa inaan mideeyo So om aalida oo dhan, Waxaan hormarina yaa dha mmaan qeybaha kala du wan ee Soomaaliya, waa sida kal iya ee aan ku baabi’in karno sabo olnimada, shaqo ugu abuuri karno dhallinteen na, ugana hor istaagi karno dambiyada iyo arg agixisani mada”. ayuu u sheegay Daily Nation.

    Md.C/Kariin ayaa cadeeyay in uu doonayo Soomaaliya oo nabad kula noolaata dalalka dariska iyo guud ahaan caalamka.

Mr.Guuleed wuxuu horey u ahaan jirey shaq aalaha gargaarka oo uu ka ahaa agaasimaha koox samafal ah, wuxuu ahaa Wasiirka Arrima ha Gudaha iyo amniga ee Soomaaliya xilligii dowladdii Xasan Sheikh Maxamuud, kadibna waxa uu noqday madaxweynaha maamul go boleedka Galmudug.

    "Waxaan noloshayda inteeda badan ku no olaa Soomaaliya, waxaan bartay lana shaqeey ey hay’adaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa da wliga ahba 30-kii sano ee la soo dhaafay, Wax aan ahay tartame cusub, waana la i tijaabin ka raa, ka sokow waxaan ku dhex leeyahay xiriir wanaagsan DFS & maamul goboleedyada ”

     Mr Guuleed ayaa u sheegay Nation-ka inuu heysto rikoor muuqda oo ku aadan mideynta beelaha ku dagaalamaya Galmudug.

    "Waxaan bartay inaadan xallin karin arrin ka sta oo culeys ah haddii bulshooyinka ay kala shakiyaan, marka waxaan bilaabay barnaamij yo dib u heshiisiin oo dhexmaray Galmudug iyo Puntland, alle mahadii waan ku guuleys tay”.

 Tan iyo 2004-tii, markii dib u dhiska Soomaa liya uu bilaabmay dagaalladii sokeeye kadib, dadka cusubi waxay inta badan ku guuleyst aan doorashooyinka, weligoodna Soomaaliya dib uma dooran Madaxweyne ay hore u doora tay, xaqiiqda ayaa ah inuusan Madaxweyne hore iyo hadda midna u ahayn Soomaaliya ayuu u arkaa fursad uu guul ku gaari karo.

Guddoomiyaha Aqalka Sare & Madaxw eynaha Puntland oo kulan yeeshay

      Madaxweynaha D/G-ka Puntland Md.Siciid C/hi Deni, ayaa oo ku sugan M/Muqdisho ayaa Kulan la qaatay G/Aqalka Sare Md.Cabdi Xa ashi C/hi. Kulanka 2da mas’uul oo ay wehlinay een 2da Guddoomiye ku-xigeen ee Aqalka Sa re Md.Abshir Max am ed Axmed Bukhaari iyo Md. Mowliid Xuseen Guhaad ayaa loo ga hadl ay Arrimo dhowr ah.

     Kulanka oo ka dhacay guriga guddoomiy aha Aqalka Sare ayaa looga hadlay guud aha an xaaladda uu dalku marayo, waxaana Gudd oonka Aqalka Sare uu Madaxweynaha ku bo gaadiyey doorkiisa muhimka ah ee samata bix inta Dalka.

     G/Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/hi ayaa Maa lin ka hor la kulmay R/Wasaarihii hore ee Soo maaliya Xasan Cali Kheyre, waxaana la filayaa in kulamada siyaasadeed uu sii wado.

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Kaw aan ka Hilibka ee X/weyne

     Gudoomiyaha Maamulka G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho Cumar Maxamuud Maxa med (Cumar Finish) ayaa Shalay xariga ka jar ay Kawaanka Hilibka & Khudaarta ee D/Xamar Weyne.Kawaanka ayaa muddooyinkii ugu dam beysay hawlo dayactir ah lagu waday, iyadoo na uu ka mid yahay goobaha hilibka & khudaar ta lagu iibiyo, ee sida weyn looga adeegto Mag aalada Muqdisho. G/D/Xamar Wey ne, C/dir Maxam ed C/dir (Carab) ayaa G/ G/Banaa dir uga warbixiyay dayactirka ballaaran ee suuqaasi lagu sam eeyay.

     Duqa M/Muqdisho ayaa soo kormeeray qa abka dib u habaynta lagu sameeyay Kawaan ka Hilibka & Khudaarta ee D/Xamar Weyne.

Duqa Muqdisho oo goobtaasi hadal ka jeediy ay ayaa muujiyay in suuqaan uu muhiim u yah ay bulshada ku dhaqan Gobolka Banaadir.

    Munaasabadda xariga looga jaray kawaank aasi waxaa goobjoog ka ahaa Kuxigeenada G/ G/Banaadir ee Dhinacyada Maaliyadda iyo Ha wlaha Guud, Axmed Xasan Iimaan & Cumar Cali Cabdi,Xildhibaan Khaalid Macow C/dir, Ag aasimeyaal iyo bulshada D/Xamar Weyne, qaybteeda.

Wararkii ugu dambeeyay dagaal qaraar oo Shalayta ka dhacay Gobolka Galgaduud

    Waxay faah faahin ka soo baxeysaa dagaal qaraar oo Shalayta Ciidamada Dowladda iyo Ur urka Al Shabaa b ku dhex maray deegaanka Bul acle, oo qiyaastii 30km dhinaca bari kaga beegan M/Dhuusamareeb ee G/Gal gaduud.

       Ciidanka Militariga oo kaashanaya Kumaa ndooska Danab ayaa Shalayta weeraray da gaa l-yahanada Ururka Al Shabaab, xilli la she egay inay isu uruursanayeen deegaanka Bula cle.  Wararka ayaa sheegaya in labada ciidan ay is  ka caabin xoogan kala kulmeen malees hiyada

Al Shabaab. Shab aabka ay aa ku gu uldareyst ay inay dif aacdaan gacan ku haynta de eg aan kaasi.      2da ciidan oo aad mooddo inay si weyn isu soo diyaariyeen ayaa dhanka kale gaaray oo la wareegay deegaanka Ceelguura aye, oo hor ey ugu sugnaayeen maleeshi yada Al Shaba ab. Sidoo kale Militariga Qay bta 21aad iyo Xo ogaga Danab oo ku dhaqaa qay deegaanka Xir sifiin ayaa iska caabin kale kala kulmay Al Sha baab, waxaana markale halka asi 2da dhinac ku dhex maray dagaal ka loo xoogan.

     Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa Dhacdo.com u sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka, ay si buuxdo ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Xirsifiin.

     Wararka ayaa intaa ku daraya in ciidamadu la wareegeen hub ay ka carareen maleeshiya da Al Shabaab, sidoo kalana ay halkaasi ku ar kayn meydadka dhawr maleeshiyo oo laga tag ay. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlay Idaacad da Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in dagaaladaan ugu dambeeyay lagu dilay 16 ka mida ahaa mintidiinta Al Shabaab.

     Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa intaa ku daray in Shabaabka dagaalka looga qabsad ay sideed qori, oo isugu jira Ak47, BKM iyo hal qori oo Saban ah. Taliyaha ayaan soo hadalqa aadin khasaaraha dagaalka ka soo gaaray Ciid anka Xoogga Dalka iyo Kumaandooska Dan ab,marka laga soo taggo khasaaraha lagu gaa rsiiyay maleeshiyada mayalka adag ee Al Sha baab.

    Dhacdo.com ayaa ogaatay in ku dhawaad 10 askari ay Ciidamada Dowladda kaga dhawa acantay dagaalka gelinkii dambe ee Shalay ka dhacay Gobolka Galgaduud.

     Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa BBC u sheegay in la sii wa di doono hawlgalka lagu baacsanayo maleeshi yada Al Shabaab.

     Hawlgalada ka soconaya G/Galgaduud ay aa waxaa soo dedejiyay weeraradii madaafiic da loo adeegsaday, ee ay Shabaabku 2da jeer ku qaadeen Garoonka Ugaas Nuur ee Magaa lada Dhuusamareeb. Xigasho:dhacdo.com

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay xu bno ka tirsan labada gole ee Baarlamaan

     Madaxweynaha D/G/Galmudug Axmed Ca bdi Kaariye ayaa Hoyga uu ka deganyahay M/ Muqdisho casuumaad ugu sameeyay xubnaha 2da G/Barlamaanka JFS ee laga soo doorto Galmudug.

    Kulankan waxa kasoo qeybgalay guddoomi ye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed Bukhaari, guddoomiye ku xigeenka 2aad ee G/Sh/.Mahad Clla Cawad & dhammaan Xildhibaanada Galmudug laga soo doorto.

     Madaxweynaha ayaa ugu horreyn u mahad celiyay dhammaan intii kasoo qeyb gashay as agoona si kooban uga warbixiyay Galmudugta cusub waxyaabihii u qabsoomay iyo qorshey aasha mustaqbalka dhaw uga degsan arrima ha horumarinta dhaqaalaha, amniga iyo dib u heshiisiinta.

    Guddoonka iyo xubnaha 2da aqal ee kasoo qeyb galay casuumaadda ayaa ugu danbeyntii ka mahadceliyay casho sharafta madaxweynu hu ku casuumay, ayagoona soo boggaadiyay dadaalada Horumarineed ee ka socda Galmu dug. Wararka qaar ayaa sheegaya in Madaxw eyne Qoorqoor Xildhibaanada kala hadlay sidii ay u Ansixin lahaayeen R/wasaaraha Cusub Maxamed Xuseen Rooble iyo qodobadii kasoo baxay shirkii Muqdisho lagu soo gaba gabeey ay, waxaana sidaan oo kale Xildhibaanada Baarlamaanka 2da aqal Ku matala kulan la ye eshay Madaxweyne Axmed madoobe oo isugu yeeray Xildhibaanada laga soo doorto Ju bbaland, waxaana uu kla hadlay sidii ay u An sixin lahaayeen R/Wasaaraha dhawaan la ma gacaabay iyo Qodobadii shirkii Muqdisho.

Habka ay masuuliyiinta Hirshabelle uga badbaadi karaan dilalka Al-Shabaab

    Masuuliyiinta maamulka Hirshabelle ayaa dowladda dhexe ka codsaday in wax laga qab to amni darrada ka jirta deegaankooda kaas oo lagu beegsanayo madaxdooda.

Kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida ayaa bilaabay bee gsi dil al qorsheysan iyo qaraxyo ay ugu tal agaleen xubnaha Hirshabelle, waxaana dhaw aan lagu qaarijiyay Jowhar laba xubnood oo ka tirsan maamulkaas.

      G/ku xigeenka 2ad ee B/Hirs habelle Canab Axmed Ciise ay aa soo jeedisay talo ay tahay in ey raacaan masuuliyiinta maam ulka si ay u ga badbaadaan qa tarta kaga im aan karta Al-Shabaab. Canab Ax med waxey u sheegtay ma suuliyiinta iney is hubeeyaan, si doo kalana wa xey ciidamada ammaanka ugu baaqday iney sameeyaan ha wlgallo lagu sug ayo amniga oo ka dhan ah ko oxaha argagi xisada.

    "Xildhibaanada Hirshabelle waa iney qorya ha qaataan, is difaacaan, dib u milicsada gury ahiina, banaanka soo dhiga dilaayada dariska idinla ah, waan ognahay ineysan nagu qabiil aheyn iyo ineysan ka imaan dibadda, aaway cii damada galgalan jiray, gala guriyaha soo saa ra, soona qabta dilayaasha, sidaas hanaloo dhaamo” ayey cod dheer ku tiri Canab.

    Sidoo kale waxey masuuliyiinta ugu sarrey sa Hirshabelle ugu baaqday iney dib ugu laabt aan caasimadda, waxeyna falalkaan amni darr ada kusoo aadayaa xilli ay soo dhawdahay do orashada guud ee maamulka Hirshabelle.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulsha da oo kormeeray hirgelinta barnaamijak Baxnaano ee Gobolka Bakool

     Sii hayaha Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada ee XFS Md. Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa kormeer ku tagay degmada Xuddur ee G/Bak ool, halkaa oo uu ka socdo hirgelinta barnaami jka Baxnaano ee loogu talagalay danyarta.

Sida uu sheegay Wasiir Sadiiq Xirsi Warfaa 20,700 oo ka mid ah danyarta gobolka oo ku nool Xudur iyo deegaannada hoosyimaada ay aa ka faa’iideysan doono barnaamijka Baxn aano.

    "Waxaan Shalay booqasho hal maalin ah ku tagey degmada Xudur, kaasi oo ahaa socdaal la xiriirtay u kuur-galidda iyo qiimeynta barna amijka Baxnaano, waxaan guryahooda ugu ta gney qoysaska ku nool deegaanada ku dhow magaalo madaxda gobolka Bakool, ee kala ah Weerow iyo Tubooy” ayuu yiri Wasiir Sadiiq Warfaa.

Wasiir Sidiiq Warfaa ayaa u mahadceliyay Maamulka degmada Xudur isaga oo ammaanay sida ay u maamuleen mashruuca oo ah in sidii loogu talagalay loo gaarsiiyo dadkii mudnaa.

     "Barnaamijka Baxnaano natiijada laga doo nayo waa in qoysaska nugul uu u horseedo kor u kac nololeed, taas oo Shalay ay qireen qoysaskii aan booqanay. sidoo kale waxaan warbixin ka dhageystay mas’uuliyiinta degma da, kuwa gobolka iyo qaybaha bulshada” Ayuu yiri Wasiir Sadiiq Xirsi Warfaa.

     Madaxweyne Famaajo ayaa bishii April ee sanaadkan daahfuray barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysas danyarta ah oo gaaraya 200,000 oo qoys.

 

Meydka sarkaal ka tirsanaa madaxtooyada oo laga helay hotel ku yaalla Muqdisho

        Maqribnimadii hore ee Xalay ayaa mey dka sarkaal ka tirsanaa ciidanka ilaalada mad axtooyada Soomaaliya ayaa laga helay guda ha hotel ku yaalla M/Muqdisho, sida ay noo sheegeen ilo-waree dyo lagu kalsoon yahay.

    Sarkaalkaas ayaa lagu mag acaabi jiray Shariif Doofil, wax uuna heystay darajada Gaashaanle.

  Meydka Shariif ayaa laga helay qol uu ka de ganaa hotel lagu magacaabo Ridwaan oo ku yaalla degmada Xamar-w



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip