
HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-SEP-2020...
Madaxweynaha Puntland Siciid C/hi Deni ayaa Shalay kulan la qaatay Xildhibaanada Puntland ku metala 2da Aqal ee BDFS.
Kulanka dhexmaray Madaxweyne Saciid Deni iyo Xildhibaanada ayaa waxaa uu ahaa mid la xiriiray Is xog-wareysi ku saabsan guud ahaan xaaladda siyaasadeed ee dalka Soom aaliya iyo marxaladda kala guurka ee dalku ma rayo.
Afhayeenka Warfaafi nta Madaxtooyada Jamac De perani ayaa sheegay in Xil dhibaanada 2da Aqalka ee Baarlamaanka ee kasoo jee da Puntland ay Madaxweyne Deni ku bogga adiyeen dadaalka markasta ka qaadato Puntl and dhismaha dowladnimada Somalia.
Sidoo kale Md.Puntland ayaa Xildhibanada 2da Aqalka ee uu la kulmay la wadaagay warbi xin kooban oo ku aadan horumarada iyo shaq ooyinka dowliga ah ay waddo Puntland, iyagoo na boggaadiyay Maamulka tallaabooyinka uu qaaday.
Md.Deni iyo wafdiga uu hoggaaminayo ay aa ku sugan M/Muqdisho, waxaana kulamo ka la duwan Deni uu la qaatay Siyaasiyiin, Mas’u uliyiin ka tirsan DFS & xubno kale.
Madaxweynaha Galmudug oo hal arrin ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha D/G/Galmudug Md.Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa khudbad ka jee diyay munaasabad lagu soo xirayay shirkii wa datashiga ahaa ee Madaxweyne Fa rmaaj,Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada & G/Banaadir ay ku yeesheen M/Muqdisho.
Md.Qoorqoor oo Habeen hore ku hadlaayay magaca Madaxweynyaasha maamul G/yada & G/ Ban aadir ayaa u mahadceliyay madaxda iyo wufu udii kasoo qeybgashay munaasabad da, isagoo si gaar ah ugu mahadceliyay Mad axweyne Far maajo oo uu sheegay inuu muuj iyay tanaasul muddadii uu socday shirka wad atashi. Waxaa uu sheegay Md.Qoor-qoor in muhiimad weyn ay leedahay in dalka Sooma aliya ay ka dhacdo doorasho loo dhan ah yah ay heshiisna lagu yahay, isla markaana waqtig eeda ku dhacdo, la iskuna tanaasulo. Isaga oo sii ha dlaayay Qoorqoor ayuu shacabka Soom aaliye ed ugu baaqay inay soo dhaweyaan heshiiskii ay Mad axda DFS & D/G/yada ka gaareen Doo ra shada 2020/2021.
Ugu dambeyn Md.Qoorqoor ayaa sigaar u gu mahadceliyay shacabka iyo Maamulka G/ Banaadir sida diirran ee ay usoo dhaweeye en madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah DFS..
Md.Farmaajo oo shaaciyey 2 sabab oo uu uga tanaasulay doorasho qof iyo cod ah
Madaxweynaha Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasab ad casho sharaf ah oo uu ku maamuusay Mad axda ka qeyb gashay shirkii doorashooyinka ee Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday sababta uu uga tanaasulay doorasho qof iyo cod ah.
Md.Farmaajo ayaa sheegay inuu tanaasul ay kadib marki D/G/yada ay ku hanjabeen inay doorashada qaadacaan oo dalku kala tago, ta asi oo keeni lahayd in shisheye soo faro-geliyo
"Waxaa ku tanaasulay markii ay gaartay me esha ugu dambeysay oo ah in la kala tago oo dadka rajo xumo la geliyo. Waxaa isoo baxday 2 inaan kala doorto, oo ah in dalku kala tago oo wadajirkeena lumo anoo ku adkeysanaya doorasho qof iyo cod ah, iyo inaan dalka isku hayo oo aanu kala tagin, oo aanu shisheeye na soo faragelin, taas ayaa keentay inaan qaato tanaasul iyo waxeena ha xu maado ha samaato aan gaar no go’ aankeeda mas’uuliyadeeda qaada no, laakiin shisheye aanu marnana soo dhex gelin,” ayuu yiri M/ynaha.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in dhammaan madax goboleedyada ay dhinac u ga soo wada jeesteen, oo xitaa uu waayey ku wii uu mooday inay la safan yihiin.
"Markii halkan ay yimaadeen, waxaan dhah ay i keena wax umadda Soomaaliyeed ku qan acdo oo sharci iyo dastuur ku dhisan, raggii aan moodayay inay ila socdeen iyagaa ugu ho rreeyay, taas waxay igu abuurtay shaki u baah an in la baaro,” ayuu yiri Md.Farmaajo.
Waxa uu tilmaamay in isu tanaasulka iyo ka shaqeynta danta guud ay aas-aas u tahay hir gelinta doorasho loo dhan yahay oo rajo gelin aysa shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in dadka Soomaaliyeed ay ilaasha daan wadajirkooda, maadaama dalkeenna ay ku xeeran yihiin duruufo adag oo ay waajib tah ay in si walaaltinimo leh aynu uga fakarno mus taqbalka iyo aayaha qarankeenna.
"Si aan shisheeye inoo soo faragelin, waa in aan innagu leenahay go’aanka arrimaheen na, ha wanaagsanaadaan ama ha xumaada an,masuuliyaddeedana aan qaadanno. Dalke ennu inuu xasilo oo dadkeennu isfahmaan dal al iyo shakhsiyaad ayaa u arka khasaarahoda”
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka warbixiyey duruufaha ku xeeran doorashooyinka dalka iyo dadaalka muuqday ee DF ay ku bixisay hirgeli nta doorasho loo dhanyahay oo ka tarjumeysa rajada iyo hiigsiga shacabka Soomaaliyeed.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ku bogaadi yey Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooy inka dalka talaabooyinka dhaxal-galka ah ee ay ka hirgeliyeen qorshaha doorasho qof iyo cod ah oo waafaqsan shuruucda iyo Dastuurka dalka, waxa uuna tilmaamay muhiimadda ay le edahay in Guddigaas loo kordhiyo wakhtiga, si dalka loogu celiyo khibraddooda iyo miro-dhal ka tacabkii lagu bixiyey.
Munaasabaddan casho-sharafta ah waxaa lagu maamuusay Ku-Simaha R/w/ha XFS Md. Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweyneyaa sha D/G/yada,Puntland Md Siciid Chi Deni, Ju bbaland Md.Axmed Maxamed Islaam, K/ Galb eed Md.Cabdicasiis Xasan Maxamed, Hirshab eelle Md/Maxamed Cabdi Waare, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye & G/G/Banaadir Md. Cumar Maxamuud Maxamed {Cumar Finish}.
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay xarunta ilaalada deegaanka Xamar iyo waaxda Dad dhigista
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/ Muqdisho Md.Cumar M.M.(Cumar Finish) ayaa dhagax dhigay dib u habeyn lagu sameynayo xarunta ciidanka ilaa lada deega anka Xamar iyo Dad dhigista ee D/Shang aani.
Dhagax dhigga guddoomiya ha waxaa ku we hlinayay ku xigeenka howlaha guud ee G/ Md. Cumar Cali Cabdi & sa raakiil ka tirsan ciidan ka ilaalada deegaanka
DF Soomaaliya oo war ka soo saartay diya araddii ku dhacday Aadan Cadde
Wasiiirka gadiidka iyo duulista hawada XFS, Md.Maxamed C/hi Salaad (Oomaar) ayaa fa ahfaahin ka bixiyey shil diyaaradeed oo Shalay ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha ee M/Muqdisho. Md.Oomaar ayaa sheegay in diy aaradda oo ay la socdeen illaaa 4-qof oo isugu jira duuliyeyaasha iyo shaqaa le, kuwaas oo ay soo gaareen dhaawacyop fud-fudud.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inuu burbur diyaar adda dhacday ka soo gaaray qeybta hore, ka dib ma rkii ay ku dhufs atay derbi shub ah oo ah xayn daabka garoon ka.
Wasiirka ma shaacin sababta dhalisay shil kaasi ku yimid diyaaradda oo ku sii jeeday M/Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Diyaaradda oo uu numberkeedu yahay 5Y-MHT ayaa u dii waan-gashan shirkadda Silverstone ee dalka Kenya ee dalka Kenya, basle waxa ay u kirey sneyd shirkad Soomaali ah oo la yiraahdo Sa acid Airlines, sida ay Caasimada Online u xaqi ijiyeen ilo wareedyo.
Si kasbataba ha’ahaatee muddooyinkii dam be ayaa waxaa sii badanayey shilalka diyaara deed ee ka dhaca gudaha Soomaaliya, waxa an ugu dambeeyey mid kii ka dhacay garoon ka diyaaradaha Ugaas Khaliif, M/B/weyne ee xarunta G/Hiiraan. Xigasho:caasimadda.net
Gargaar la gaarsiinayo in ka badan 2-kun oo qoys oo ku barakacay fatahaadaha.
Safaaradda Mareykanka ee soomaaliya ay aa sheegtay in iyada oo kaashaney sa barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP ay raashiin siineyso dadka ku barakacay fatahaada G/Sh/Hoose.
Qoraal safaaradu ay dhigtay barteeda Twi terka ayaa lagu sheegay in raashin ay siinay aan in ka badan 2kun oo qoys kuwaas oo qeyb ka ah kumnaanka kun ee ku barakacay .
Shan su’aal oo jawaab u baahan kadib heshiiskii lagu gaaray Villa Somalia
Shirkii madaxweyne Farmaajo iyo madax G/yada ee Villa Somalia ayaa lagu gaaray he shiis ka kooban 15 qodob, hase yeeshee wax aa weli ay su’aalo dul yaallaan qaar ka mid ah qodobaas. Cabdirashid Khaliif Xaashi oo ah ag aasimaha machadka daraa saadka siyaasad da ee Heritage ayaa ba nanaka keen ay sha n su’aalo oo mudan in la ga jawaabo, kuwaasi oo si dhab ah loogu ca deyn war-murtiyeedka shirkii doorashada ee DFS iyo maamulada.
Cabdirashiid Xaashi ayaa sidoo kale ku tal iyay in 1000 codbixiye ay noqdaan kuwa door anaya kursi kasta oo baarlamaani ah doorash ada 2020 & in lagu mideeyo codbixiyaasha go bol walba sidaa darteed ugu yaraan 35-kun oo codbixiye ay doortaan xildhibaan kasta.
Wuxuu xusay in doorkii xisbiyada ee shirkii Muqdisho uu maqnaa, taasi oo uu ku tilmaam ay arrin markale muran horseedi karta, maada ma uu dalku ku jiro marxalad xasaasi ah.
HOOS KA AQRISO 5 SU’AALO EE JAWAABTA U BAAHAN:
1- Sidee sida saxda ah odayaasha, dowladaha Gobolka iyo bulshada rayidka ay u soo wada xulayaan 101 codeeye?
2- Maxay noqon doonaan doorka saxda ah ee guddiga doorashada heer federaal iyo hay’a daha doorashooyinka heer gobol?
3-Dastuurku wuxuu ku tilmaamayaa in baarla maanka uu ka kooban yahay laba gole – aqal ka sare iyo aqalka hoose – laakiin markii dam be, aqalka sare dhinac ayaa laga saaray. Sida as darteed, Kalfadhi wada jir ah oo baarlama an (labagole) ma wuxuu ansixinayaa heshiis kan siyaasadeed?
4- Xisbiyada Siyaasadda waxaa laga tuuray daaqada muranka ka hadlaya sanado badan; haddii mar labaad la tuuro, sababtu waxay aha yd in la sheego?
5- Markii hore, qaar waxay u sheegaan dadka deggan Muqdisho inay yeelan doonaan 13 ku rsi oo ka mid ah Aqalka Sare, arrintan wax ay u muuqataa in la tuuray, laakiin lama shegin?
"Madaxweynaha DFS & 5 maamul goboleed ee heshiiska nabadeed la galay waxay u baah an yihiin inay la wadaagaan inta kale ee Soom aalida xaqiiqda heshiiskooda ma adaama ay u badan tahay inay wax ka qabte en arrimahan xasaasiga ah haddii aysan iyaga wax ka qaba nna ay hadda si wanaag san wax uga qaban la haayeen,”ayuu yiri ugu dambeyn tiina Cabdira shiid.
Ra’iisul Wasaaraha Cusub oo Codsi u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka
R/Wasaaraha Cusub ee XFS Md.Maxam ed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horreeyay xalay ka hadlay xilka R/Wasaaraha ee 2 Maa lin ka hor uu u Magacaabay Madaxweyne Far maajo.
R//Wasaare Roobe ayaa marka hore wa xaa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay xilka R/W asaaranimo ee dalka Soomaaliya ee loo mag acaabay, uuna aqbalay xilkaas. "Waxaa farx ad ii ah in aan idinla wadaago, inaan si sharaf & dareen masuuliyadeed leh aan u aqbalay kalsoonida uu isiiyey Madaxw eynaha JFS Md. Maxamed C/hi Farmaajo, iig una magacaabay Xilka R/Wasaaranimo ee XFS ” ayuu yiri RW Rooble.
Sidoo kale Md. Rooble ayaa Xildhibaanada G/Shacabka ka Codsaday inay siiyaan codka kalsoonida, si uu u guto waajibaadkiisa shaqo, wuxuuna ka rajee yay G/Shacab ka in Codka kalsooni da ay siin doona an.
"Sidaas daraadeed, waxaan doonayaa in aan codka kalsoonida waydiisto G/Shacabka, aniga oo rajaynaya inay isiin doonaan codka kalsoonida, si aan u guto waajibaadkayga” ay uu ku soo gaba-gabeeyay hadalkiisa.
Madaxweyne Farmaajo ayaa faray R/Wasa are Rooble inuu deg-deg ku soo dhiso Xukuu mad tayo leh oo dalka horseedda inay ka dhaq an geilso doorasho , dadaal muuqdana gelisa sidii loo xoojin lahaa guulaha laga gaaray amni ga,dib u dhiska CiQS, horumarinta kaabeyaa sha dhaqaalaha, baahinta adeegyada aas-aas iga ah, kamiro dhalinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo musuqmaasuqa.
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb
Waxay faah faahin ka soo baxeysaa dagaal Shalay ka dhacay duleedka M/Dhuusamareeb ee Xarunta G/Galgaduud. Dagaalka ayaa ka dambeeyay, ka dib markii Ciidanka Xoogga Da lka ee Qaybta 21aad ku baxeen deegaanka Mi irdoogle, oo dhanka koonfureed kaga beegan M/Dhuusamareeb, muddooyinkii ugu dambey sayna ay ku sugnaayeen Al Shabaab.
Wararka ayaa sheegaya in Al Shabaab ay iska caabin ugala hortaggeen CXD, oo uu hor kacayay Gen. Mascuud Maxamed Warsame, Taliyaha Guutada 15aad ee Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.
Shabaabka ayaa jilbaha dhulka u dhigtay, sidii ay u fashilin lahaayeen hujuumka Ciidan ka Xoogga, balse taasi kama aynaan hor ist aagin in laga saaro deegaankaasi.
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Miirdoogle, ka dib markii laga saaray Shabaabka, ee horey ugu sugnaa.
Sidoo kale CXDS ayaa la wa reegay gacan ku haynta deega anka Ceel Cali Mire, oo qiyaa stii 7km u jira M/ Dhuusamareeb Macadda kha saaraha ka dha shay dagaalkan, ba cdamaa aynaan 2da dhin ac ka hadlin dagaal kaasi iyo waxyeelada uu gaystayba.
Hawlgalkan ayaa ku soo aadaya, xilli 1 hab een ka hor ay Shabaabku weerar xoogan ku soo qaadeen Garoonka Ugaas Nuur ee Maga alada Dhuusamareeb.
Canug yar oo lasoo dhigay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho
Waxaa subaxnimadii hore ee Shalayy oo sabti ah xaafad ka tirsan ee Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir la sheegay in lasoo dhigay Canug yar oo da’diisu lagu qiyaasay inuu jiro 10 bilood.
Hooyo lagu magacaabo Ilhaan Cismaan Maxamuud oo wareysi siisay Telefashinka Dalsan ayaa u sheegtay in Canugaas yar lasoo dhigay
afaafka hore Gurigeeda oo ku yaalla degmada Kaaraan, ayna marka hore maqashay ooyintiisa Canuga, sidaasina ugu soo baxday, kadibna ay aragtay Canug yar oo halkaas lasoo dhigay.
Waxaa ay sheegtay Hooyo Ilhaan Cismaan in arrinta ay Cunuga ay la wadaagtay Askar Milateri ah oo deris ahaayeen, iyagoona intaas kadib tegay Saldhiga degmada Kaaraan, isla markaana laga qoray xogta ku aadan sidii marka hore ay ku argtay Canugaas.
Hooyo Ilhaan Cismaan oo heysata 4 Caruur ayaa sheegtay in diyaar u tahay in Canuga ay ku wareejiso hooyadii dhashay hadii ay u timaado ama ay u yimaadan dad Ehelkiisa ah, iyagoona keenaya caddeeymo muujinaya inay leeyihiin Canuga yar.
Al-shabaab oo soo Bandhigtay diyaarad ku burburtay Sh/Hoose
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa soo Ba ndhigay burburka diyaarad nooca aan duuliya ha aan laheyn ee loo yaqaano Drone-ka, taasi oo ay sheegeen inay ku dhacday deegaan ka tirsan G/Sh/Hoose. War qoraal ah oo lagu faa fiyay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa wax aa ay ku sheegeen in xiligii diyaarada dhacey say ay howlo basaasnimo
ka waday duleedka Garoonka Balidoogle oo Saldhig weyn ay ku leeyihiin Ciidamo oo Mare ykanka tababaray.
Sidoo kale shabaab ayaa sheegtay in diya aradda ay ku dhacday deegaan ay gacanta ku hayaan, ayna ku xiran yihiin Kaamirooyin iyo qalab kale, isla markaana ay ka wada furteen dhammaan qalabkii ku xirnaa.
13-ka bishaan September ayay aheyd mar kii Al-shabaab ay soo bandhigeen diyaarad no oca yar ah ee loo adeegsado howlaha basaas ka, taasi oo ku dhacday duleedka Garoonka diyaaradaha M/Kismaayo ee G/J/Ho Si kastaba Al-shabaab ayaa horey gacanta ugu dhigay diyaarado kuwa wax basaasa ah oo ku dhacay deegaanada ay ku sugan yihiin, wax aana inta badan diyaaradahaas duqeymo iyo howlo kale u adegsata Dowlada Mareykanka.
K/Afrika oo Xabadka u Garaacatay Joogtey nta Taageerada Qaddiyadda Falastiin
D/K/Afri
HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-SEP-2020...
Guddiga Qabanqaabada Xilwareejinta R/Wasaaraha oo la Magacaabay Sii-hayaha R/wasaaraha, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo loo xilsaaray diyaarinta munaasabad xilka loogu wareejinayo R/W. cus ub, Maxamed Xuseen Roob