Taliska Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay kiiskii kufsiga iyo dilka Xamdi Maxamed Faarax

0
Tuesday September 15, 2020 - 22:09:12 in Wararka by
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay kiiskii kufsiga iyo dilka Xamdi Maxamed Faarax

    whatsapp sharing buttonTaliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay 11 eedeesane u xiran yihiin kiiska baarista magaalada Muqdisho. Afhayeenka ciidanka booliska Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali oo shir jaraaid qabtay, ayaa u sheegay ehelada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

whatsapp sharing buttonTaliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay 11 eedeesane u xiran yihiin kiiska baarista magaalada Muqdisho. Afhayeenka ciidanka booliska Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali oo shir jaraaid qabtay, ayaa u sheegay ehelada marxuumada iyo shacabka Soomaaliyeed in kiiska marxuumada uu meel wacan marayo.         Afhayeenku wuxuu sheegay in labo qof oo maxkamadu siidaysay ay ahaayeen dad aan wax lug ah ku lahayn falkaas, haddii loo baahdana ay hay’addaha amnigu mar walba soo xiri karaan.

Warbixinta afhayeenka waxaa lagu sheegay in kiisku weli baaris ku jiro ayna jiraan eedeesanayaal lagu raad joogo sidii loosoo qaban lahaa.

      Hadalka afhayeenka booliiska ayaa yimid kadib dhaleecayn laamaha amniga uga timid qoyska marxuumada oo sheegayay in laamaha amnigu sidii loo baahnaa aysan kiiskaan u galin.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip