Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo geeriyooday

0
Tuesday September 15, 2020 - 21:34:02 in Wararka by
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo geeriyooday

    Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas uu ku geeriyooday Xildhibaan ka tisan Golaha Wakilada Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas uu ku geeriyooday Xildhibaan ka tisan Golaha Wakilada Somaliland.      Xildhibaan Ahmed Maxamed Nuur oo ka tirsanaa Xildhibaanada golaha wakiilada Soomaliland ayaa daiiqado kahor geeriyooday, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah Eheladiisa iyo xubno.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay uga hadlayaan geerida Marxuum Axmed Maxamed Nuur



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip