Falaad, Faduul, Foorjo mise Ficil Sax ah?

0
Saturday September 12, 2020 - 14:33:40 in Wararka by
  • Visits: 1738
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Falaad, Faduul, Foorjo mise Ficil Sax ah?

    Qaran waxaa matalaa Madaxweyne, Xukuumad waxaa Matala Ra'iisul wasaare. Haddii uu dhaco RW Dowladiisuna waa la dhacdaa, kadibna Dowladu waxa ey sii ahaataa Xil gaarsiin, Shaqadeeda waxaa lagu soo koobaa Socodsiinta Howl maalmeedka oo kaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaran waxaa matalaa Madaxweyne, Xukuumad waxaa Matala Ra'iisul wasaare. Haddii uu dhaco RW Dowladiisuna waa la dhacdaa, kadibna Dowladu waxa ey sii ahaataa Xil gaarsiin, Shaqadeeda waxaa lagu soo koobaa Socodsiinta Howl maalmeedka oo kaliya.   
yaab, waxaa jiro waqti Qofka Sakaraadka ah aan Towbada laga aqbalin, waxaa yaab ah in Golaha Dowladu wixii ey 4 Sanno ku qaban waayeen ey ku qabtaan 4 Saac.
Khamiistii 10/9/2020, Golaha wasiiradu waxa ey ansixiyeen.
1. Public Registration & Recognition Agency.
2. Investament Promotion Agency.
3. Climate change Policy Charter.
4. National Investament Promotion Strategy.
5.Arab League Anti Corruption Charter.
6. Somali Business Community to assist Sudan.
waxaa kale oo shirka looga dooday.
1. An education Cooperation agreement between Somalia & Turkey.
2.Bileteral Agreement to avoid double Taxation & Tax evasion between Somalia and Qatar.
3. Up date on Security & Report on the State of Education with in the country.
Waxa ey Baabiyeen.
1. Planned Political & Socio-Economic Road maps laid down by Former PM.
Suura gal ma tahay?. Sharcigee ogolaanayo ?
Yaah, yaah, Dadkii hore iyo Habar yarteey waxa ey dhihi jireen, (What is Fiiftiin foor yuu. maxaa kaaga Shan iyo toban ah).
Anniga maxaa iiga 15 ah ,Haddii wixii 4 Sanno lagu qaban waayay, 4 Saac lagu qabanayo ?. ( F.S: 1 & 2aad) .
waxa laga hadlayo ayaan wax ku leeyahay, Saameeynna waa igu leeyihiin, in aan ka hadlana Xaq ayaan u leeyhay.



Qore: Yahya Amir


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip