Go'aankii laga sugayay Somalida muxuu noqon doonaa?.
Beesha Caalamka oo Af Gobaadsanee ayaa Moowqifkeeda cadeeysatay iyada oo leh: Somaliya waa Dal Xur ah oo u Madaxbanaan Go'aanadiisa Masiiriga ah. waxaana lagu yiri:
1. Madaxda Somalida Usbuucaan waxaa la idinka rabaa Ajandaha shirkiina. Madaxdii Somalidu waa soo Bandhigeen.( F.S: 1aad)
2. Madaxdii Somalidu waxaa ey Codsadeen in la siiyo Telephone ey ku wacaan Madaxdooda. ( F.S: 2aad).
3.weey weceen. Halloow, Doxa -Qadar, Halloow, Dubai – Imaaraadka, Halloow, Nairobi-Kenya. ( F.S: 3 & 4aad) waxaa loogu Jawaabay Naga war suga, waxaan la xiriireyn Madaxdeena Sare. Halloow, Halloow, Halloow, Madaxdeenu ma qabaneeyso ( F.S: 5 & 6aad).
4. waxaa Somalidii lagu yiri: Naga war suga ,inta Madaxdeenu ka soo Jawaabeeyso, waxaa laga yaabaa in Madaxdeena Sare iyaguna ey ka sii War sugayaan UN oo Odayaal kale oo Somali ah ey kula shireeyso Geedaha Hoostooda.
Yaah.! ! !. Somalidu iyadaa u madaxbanaan in ey Go’aan
ka gaarto Mustaqbalkeed… Arrintaasi, Run ma kula tahay Adiga, mise waa
Af gobaadsigii Beesha Caalamka iyo Faragalin in aan ka fikirno u baahan
?.
Qore: Yahya Amir
Go'aankii laga sugayay Somalida muxuu noqon doonaa?.
Beesha Caalamka oo Af Gobaadsanee ayaa Moowqifkeeda cadeeysatay iyada oo leh: Somaliya waa Dal Xur ah oo u Madaxbanaan Go'aanadiisa Masiiriga ah. waxaana lagu yiri: 1. Madaxda Somalida Usbuucaan waxaa la idinka rabaa Ajandaha shirkiina. Mad