Soomaali u socotay Mogadishu oo loo diiday inay ka dhoofaan Sweden

0
Friday July 31, 2020 - 18:08:06 in Wararka by
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaali u socotay Mogadishu oo loo diiday inay ka dhoofaan Sweden

    Waxaa magaalada Stockholm ka bixi lahaa soomaali lagu qiyaasay 50 meeyo oo Ku sii socdeen Mogadishu ayaa Waxaa loo diiday inay diyaarada raacaan maadaama shirkada Turkish Airland oo ay sheegtay ama lagu wargeliyey inaysan soo qaadi karin Soomaalida a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Stockholm ka bixi lahaa soomaali lagu qiyaasay 50 meeyo oo Ku sii socdeen Mogadishu ayaa Waxaa loo diiday inay diyaarada raacaan maadaama shirkada Turkish Airland oo ay sheegtay ama lagu wargeliyey inaysan soo qaadi karin Soomaalida aan wadanin baasaboorka Soomaaliya ama aan wadanin warqad casummaad ah oo ka timid hay'adaha dowlada Soomaaliya. Dadkaas oo aad u careysan ayaa soo buuxiyey goobta tikidka laga fiiriyo dadka markey dhoofaayaan, waxa aysan fahaxsaneen Sababta ay arintaan ay u sameyneyso dowladda Soomaaliya. waxaad halkan ka daawan kartaa qof meeshaas joogto oo warbixintaan kasoo duuban sida ay wax u dhaceen noo fahfaahinaayo.

Turkish Airlainis         




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip