Sheekh Shariif oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxada.

0
Friday July 31, 2020 - 16:38:19 in Wararka by
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Shariif oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxada.

    Guddoomiyaha Madasha Xibiyada qaran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta koowaad ee Ciidul Adxada. Sheekh Shariif ayaa ugu baaqay bulshada inay farxadda iyo isku marxabe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Madasha Xibiyada qaran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta koowaad ee Ciidul Adxada. Sheekh Shariif ayaa ugu baaqay bulshada inay farxadda iyo isku marxabeyntooda la wadaagaan eheladooda iyaga oo ilaalinaya caafimaadka guud maaddaama uu jiro caabuqa Covid19, waxana bulshada uu ku boorriyay in ay qaataan talooyinka caafimaadka ee hay'adaha caafimaadka ay soo jeediyeen. Dhanka kale Guud ahaan dalka ayaa maanta waxaa looga dabbaal dagay munaasabadda Ciidul Adxaaga oo maamnta ay tahay maalinteda kioowaad, waxaana gobalada dalka iyo Mgalaada Muqdisho ee Caasimadda dalka si weyn looga dareemay farxadda ciidda

    


       



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip