Madaxweyne Muuse Biixi oo Shacabka Soomaaliland u Hambalyeeyay

0
Thursday July 30, 2020 - 23:02:48 in Wararka by
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi oo Shacabka Soomaaliland u Hambalyeeyay

    Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ugu hambalyeey shacabka Soomaaliland maalinta Ciidul-Adxa oo barri ku beegan, waxaana madaxweynuhu uu bogaadin iyo Hambalyo u diray dhammaan umadda Muslimiinta gaar ahaan shacbiga Soomaaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ugu hambalyeey shacabka Soomaaliland maalinta Ciidul-Adxa oo barri ku beegan, waxaana madaxweynuhu uu bogaadin iyo Hambalyo u diray dhammaan umadda Muslimiinta gaar ahaan shacbiga Soomaaliland. Waxaa uu shacabka ugu baaqay in ay yareeyaan booqashada badan maaddaama uu jiro caabuqa Covid19, waxaana uu sheegay in qof waliba ay muhiim tahay in uu dadaalo sidii uu uga qayb qaadan lahaa caafimaadka naftiisa iyo tan dadka kale. Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in ay wali taagan tahay qatarta caabuqa faafa ee Covid19, waxaana uu sidoo kale sheegay in dhammaan shaqooyinkiin caadiga ahaa dib loogu laaban doono, iskuulada iyo goobaha waxbarashada ayuu sheegay in sidii caadiga ahayd ay kusoo laaban doonaan. Maalinta barri ah ayaa waxaa ay ku beegan tahay maalinta kowaad ee Ciidul Adxa, waxaa jira wali dhibaatooyinka Covid19 ee dunida uu ku haayo.
.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip