HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 27-JULY-2020

0
Monday July 27, 2020 - 14:12:32 in Wararka by
  • Visits: 681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 27-JULY-2020

    Dowlada Soomaaliya aya sheg tay in Cilad ku timid Qadka Inte rnetka ee Fiber Obtico Dowlada ayaa waxey xaqiijisay in ay cilad ku timid fiilada internetka ee loo yaqaan fiber obtico bartam aha iyo konfurta soomaaliya ee marta Badda Hoosteeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Soomaaliya aya sheg tay in Cilad ku timid Qadka Inte rnetka ee Fiber Obtico Dowlada ayaa waxey xaqiijisay in ay cilad ku timid fiilada internetka ee loo yaqaan fiber obtico bartam aha iyo konfurta soomaaliya ee marta Badda Hoosteeda Shalay barqadii ayaa laga waayay gabi ah aanba xawaaraha internetka ee qa dka Magaalada Muqdisho iyo me ela ka mida magaalooyinka dalka. wasiirka wasaarada Boostada iyo isgaarsinta xukumada somaliya Ingineer Cabdi Cashuur Xasan ay aa xaqiijiyay isagoo sheegay in la gu muransanyahay waxa keenay ciladaas. "waa dhab in uu maqan yahay inte rnetka Bartamaha Soomaliya kaas oo sii jiray xariga ey leedahay Shi rkada telecom oo ka soo dega Muq disho xariggaas oo Shalayy abbaar ahii 4 saac Barqannimo Cil ad lagu arkay Ciladdaas oo keentay inuu Go'o internetka ilaa iyo hadda wa xaa socdo baaritaano lagu ogaan aayo Cillada baaxaddeeda iyo hal ka ey ka dhacday badda ayena gu nteeda hoose oo ay ku jirto fiilada internetka ee cilada keentay waxa an rajeyneynaa birri galinka hore in lasoo gabagabeeyo oo la cilad bixi yo " Sidoo kale qadka ayaa si toos ah looga isticmaalaya deeganada Somaliland iyo puntland eyna ta hay sababta fiilo kale oo gunta ba dda hoosteda ah in lageeyay sida an oo kale ayaa waxa ey dhacday sanadkii 2017 oo gabi ahaanba qa dka internet muqdishu iyo meelo kamida koonfurta somaliya uu ka go'ay waxana uu maqnaa mudo ku dhaw 14 Maalmood.


Tababbar ay ka Faa’iideysana ya an 30 Wariye oo Garoowe lagu qabtay

 Tababbarkan socan doona mudo 3maalmood ah ayaa waxaa  lagu soo bandhigi doonaa buugyaraha Hagaha warfidiyeenka ee ka war amida arimaha garsoorka kaas oo lagu soo aruuriyay dhammaan sid uu u shaqeyo arrimaha garsoorka Puntland soo agaasintay ururrka saxafiyiinta ee MAP.

      furitaanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiyaha maxka mada sare ee buntland, xeer ilaal iye kuxigeenka guud ee puntland iyo madaxda ururka MAP.

    Tababarkan oo inta uu socdo la gu qaadan doono arrimo ku saa bsan habka looga warammo arrima ha garsoorka ee puntland ayaa wa xa ugu horeynba sharraxay  Gudo miyaha Uruka Saxafiyinta ee MAP Md.Maxamed Daahir Ceynsane " guud ahaan sharaxaada nidamka dastuurka puntland baa dib looga laabtay oo laga soo qaatay u ek eyd ka waxuu yahay inaan sare u qaadno fahanka saxafiyiinta puntl and oo tabinaya wararka marka kiis maxkamadeed uu jiro waddo oyinka la maro waxaan rajeyn do onnaa  inaad wax badan  fahankii na isbadali doono oo aanna idinka arki doonno sida aad u soo tabis aan wararka quse ya maxkamada ha oo aan awal qal adaad badan ku arki jirnay xeer ila aliye ku xige enka guud ee puntland Maxamed Xareed Faarax oo ka mida macall imiinta bixinaya casharrada la xirii ra arimaha garsoorka ayaa Ururka MAP ku bogaadiyay Tababbarkan uu bixinayo waxa uuna Suxufiyiinta kula dardaarmay iney maxkamada ha ugu waramaan si sharciga isla amka wafaqsan sidoo kalana ey xo ogga saaran fahanka garsoorka.

Dowlada Kenya oo lagu Eedeyay iney u Arxamin Dadka inta lagu guda jiray Covid19

    Wararka ka imanaya Kenya aya waxa ey sheegayaan inla xiray laba ka mida ciidamada booliska keyna ka mida gaar ahaan gaarisa ka dib markii ay toogasho ku dileen 2 qof ood oo ka tirsan dadka reer Kenya ee soomalida ah .

    arinkan ayaawaxa  uu ka danbe yay iyadoo dad isu soo baxayay bo olisku ey ka hortagayeen ka dibna la dilay AUN Aadan Cabdi Madoobe iyo Muxudiin Cadow Shibin

     Warbixinta ayaa sheegeysa in Booliskasi ey baarayaan gudigooda Anshaxa iyadoo horay loo sheegay in boolisku tacadiyo xooggan ka ge ysteen  waddanka Kenya guud ah anba inta lagu jiray cudurkaan Covid19 ka warbixin ka soo baxday Amnesty Inteynational  ayaa waxa ey ku edeyneysay  Booliska Kenya inaanay u Arxamin dadka xilligii la gu jiray Cudurka Corona Viruska  ta asi oo la sheegay illaa iyo 21 qof oo ka mida dadka shacabka ah ey dil een qaar kalana ay dhawaceen.

 wararkii ugu danbeyay Boolika Gudigooda sare waxa waxay she geen iney baarayaan arintan oo lala xiriirinayo iney qeyb ka tahay marka la fiiriyo tacadiyaddii kala duwanaa ay geysteen Booliska dalka Kenya iyadoo qaar kamida Maxkamada la keenay inta Bandanna dadka la dilay aan Arrimahooda la baarin  tac adiyadan aya waxaa ka hadlay dad ka laga soo doorto deegaanadaasi oo shegay iney tahay arrin Qatarku ah guud ahaanba amniga waddan ka Kenya .

    dhinaca kale waddanka Kenya ayaa waxaa ka jiray ila iyo 30kii sa no ee la soo dhaafay isu soo bax ay dadku ku magacaabaan"socdaalkii sabaaba” taas oo loola jeedo tacad iyo hore ugu dhacay dadka iney ku xusaan iyadoo waliba sanadkani ey ku soo beegantay xilli ay Booliska dadka dhibaatooyin xoog leh ey bad een.

    Sida wararka ka imanaya shacab ka caadiga ah ay shegayaan gaar ahaan muddo xilliyeedka ugu dan beyay ee lagu jiray in guryaha lagu xasilo iyo cudurka Covid19

Iyadoo qiil looga dhigay in ey jibiy een nidaamka looga hor tagi laha covid19


Wakiilada Puntland ayaa laalay Heshiis is afgarad ahaa oo dhex maray M/G Puntland iyo Jasiirada Siishalis

        Kulankan oo ay Shalay isugu yimadeen xubnaha golaha Maamul ka puntland oo ka qabsoomay xar untooda magalada Garoowe ayaa ahaa dood kulul ay ka yeelanayeen heshiis ku saabsan arrimaha is dhaf asiga burcad badeedda oo dhex maray maamulka puntland iyo Jasii rada siishilis.

     heshiiska ayaa soo bilawday 2011kii xiligaasi oo madaxweynahii puntland ahaa cabdiraxman sheikh Maxamed Faroole  iminkana ka mi da Golaha Aqalka Sare ee Baarlam aanka uu la galay Masuuuliyiin ka tirsan Jasirada siishilis isla markana heshiiska uu ku sabsanaa in punt land dhankeeda loo so Warejiyo ko oxaha Burcad-badeeda ee soomali da ee Ciidamada Jasiirada siishilis ey qabtaan waxaana dooddan ee Maamulada puntland Shalay ka ye sheen ku tilmaameen inuu yahay mid sharci darro ah isla markaana ey laaleen kulanka oo shir gudoomi naye gudoomihaya wakiilada maa mulka puntland cabdirashiid maxam ed yusuf jabriil ayaa intiisa badan waxay xildhibanadada golaha wakii lada puntland ey ku sheegeen inan ay waxba ka jirin gabi ahaanba he shi iska 2011kii dhexmaray siishilis iyo puntland lama oga ujeedooyinka xiligaan kusoo beegay in mudanaya shapuntland ey laalaan heshiskaan.

  Talabadan ayaa ku soo beegme ysa iyadoo dhawaab xeer ilaalinta puntland iyo wasarada cadaaladu ey golaha wakiiladu su’aalo ka wey dinayeen arimo burcad badeed laga keenay jasiirada siishilis ooku xiran deganada maamulka puntland

Wafdi uu horkacayo Xog-hayaha guud ee urur Gobaleedka IGAD ayaa gaaray Magalada Calisabiix ee Jabuuti

    Wafdi uu horkacayo Xog-hayaha guud ee urur Gobaleedka IGAD ay aa gaaray Magalada Calisabiix ee Jabuuti  Mr.Warkanne Gabayahu ayaa waxaa halkaas ku soo dhawe yay wafdigaasi Gudoomiya ha Gob alka Calisabiix Muuse Aadan Miig ani kulankaasi oo lagu bixinaayo Deeq ey bixisay Urur Gobaleedka IGAD.

 waxaa joogay oo ka qeyb galay wasiirka arimaha gudaha Muumin Xasan sheikh iyo safiirka midowga yurub ee jabuuti  deeqdan ey bixi say urur gobaleydka IGAD ayaa waxey aheyd makiinadaha wax la gu tolo iyo maryaha laga sameyo mask afka lagu xidho oo looga ga shanto cudurka COVID19 Waxaa na deeqdaasi looga deeqay dadka qaxootiga.

    Madaxa hey;ada qaxootiga u qa bilsan jabuuti Xuseen Xasan dhar aar oo ka qeyb galay kulankaasi si do kalana gudoomay ayaa ka war bixiyay: "Shalay waxaan qa abiln ay deeq nooga timiday urur go bale ydka IGAD mar uu sekertariyaha yi mid holhol si uu u soo indha-in dhe eyo ayaa qaxootiga waxey ku yidh aahdeen maasas nasii anaga ba is ka tolaneenee Urur Gobaleyd ka Ig ad ayaa baaqa ka soo jawabtay iya goo Shalay noo keenay insha al lah annagana waxan geyn doona holhol iyagana sameysan doono Maaskooda ayuu yir” Xuseen Xas an dhar aar

Faahfaahin Dagaal Macawisleey iyo shabaab manata ku dhexma ray duleedka M/Beledweyne

     Warar kala duwan oo kaso bax aya dagaal u dhaxeeyay ma lee shiyaadka alsh abaab iyo kooxda macawisleyda oo Shalay ka dhac ay qeybo ka mida gobalka Hiiraan.      Dagaalka oo ahaa mid culus ay aa waxaa ka yimid ka dib markii koo xda Macawiisleyda ey weerar ku qa aday  goob ey ku sugnaayeen da gaal-yahanada al shabaab  ee ku taalla deegaanka Farlibaax oo dha cda duleedka Bal aweyne,Qasaare is ugu jira dhimasho iyo dhaawac  ay aa ka dhashay Dagaalkaasi .

    Waarka ayaa intaa raacinaya in  Rag ka mida kooxda macawiisleyda oo warbaahinta la hadlay ayaa shee gay  in dagaalkaas ey ku dileen ilaa 3 qofood  oo ka tirsan alshabaab si doo kale waxuu tilmaamay in dhan kooda uu uga dhawacmay ilaa laba Askari

Maxaa sababay dhimashada Aska riga ka tirsanaa Amisom ee ku soo jeeday Somalia?

Askari ka mid ahaa ciidamada haw lgal-ka nabad ilaalinta u jooga Soo maaliya ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay Ma chakos oo koofur bari kaga beegan magaalada Nayro bi.

     Askarigaan waxaa la geeriyo oday askari kale iyadoo magacya dooda lagu shee gay Jacob Agun da iyo Roberto Mumu, waxeyna kawa da tirsan a ayeen ciidamada cirka dowladda Kenya.

      Labadaan askari ayaa kusii jee day Gaarisa iyadoo Roberto oo 32-jir ah uu doonayay inuu u sii gudbo Soomaaliya halkaas oo uu shaqo qaran ka hayay, waxaana sida la sheegay lagu aasay tuulada Mium buni oo ku taala magaalada Kitu oo ku taalla bariga dalka Kenya.

    Warbaahinta dalka Kenya wa xey qireen in askarigaan uusan ka tagin wax caruur ah, sidoo kalana waxey ogaadeen in saaxiibadiisa shaqada iyo ehelkiisaba ay si aad ah uga murugoodeen geerida ku ti mid Robert. Daily Star oo ka mid ah wargeysyada ugu afka dheer Nayrobi aya a sheegay inuu ahaa canuga 4-aad ee qoyskiisa.

       Si kastaba ciidamada Kenya ayaa la rajeynayaa iney Soomaal iya isaga baxa an sanadka soo aad dan, waxaana soo dhamaanaya 10-sano oo ay ku sugnaa yeen gudaha Soomaaliya iyagoo qeyb ka ahaa qorshaha la dagaalanka argagixiso


Wabiga shabelle oo Fatahaado hor leh ka sameeyay D/Afgooye iyo Yaxaas Gabadh yar ku cunay Fatahda Wabiga

    Wabiga shabeelle oo hex-mara bartamaha Degmada Afgooye  ay aa sameeyay Fatahaado hor leh iya doo ey jirtay xaalad nolol xummo  iy adoo la soo dardestay dadka shac abka ah  ee ku dhaqan guhada deg medaasi  illaa iyo 15 kun ayaa ka barakacay degmada Afgooye iyo de egaanada hoos taga.

      iyadoo dadkaasi ey maciin bide en duleeydka Magaalada Muqdisho  oo awalba la Ciir-ciireysay barakacy aal ka kala yimid shabeellooyinka  iyo jubbooyinka dadkas qaar oo Ya xaas Cunay ayaa soo Macniin biday deeganka Garas-baalleey.

 Maama Ruqiya Cabdi Axmed iyo la ba Carruur ah oo ay dhashay ayaa ka mid ahaa  dadka ka barakacay fatahaada  kaalin Nasiib darro inta a ysan kasoo hayaamin ayaa biyaha ay dhexsocdeen  ayaa waxa ugu soo dhex dhuuntay Yaxaas iyadoo Iimaheeda mid ka mida halkaasi ey ku wayday iyadoo markas ka dib Maciin bidady Garasbaleey

     Iyadoo laga wareystay xogteeda gudomiyaha kaamka  horseed iya go ka warbixiyay dadka hortal eh ee soo gadhay kaamka iyagoo sheeg ay dadka soo barakacay inuusan de eqin Centerka aadna ey u dhibaat eysan yahiin sido kale  maama Ruqi ya oo shegtay gabadheda yar inuu Yaxaaska qaarka danbe ka qabsa day iyadoo xambarsan waxey isku dayday iyada iyo qaarka mida Bar acakyasha inay ka fujiyaan iyago ka so fujiyay gabadha oo sakaraad ah isla markiina ay meesha ku naf bax day waxana lagu dugay Magalada Afgoye Bannankeeda meel ey fadhi yaan biyaha wabiga soo fatahay.

Dagaal dhimasho iyo dhaawac ge ystay oo ka dhacay deegaanka Adhi-Cadeeye

    Wararka ka imaanaya Degaanka Adhicad deeye oo qiyaastii 30KM dhanka waqooyi kaga beegan Mag aalada  Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ay aa ku warramaya in halkaasi uu Doraad ka dhacay Da gaal u dhexeeya 2 Malayshiya-beel eed

    Colaadda 2da Beelood ayaa mu dda sannado ah soo jiitamaysay ba lse sida wararku sheegayaan Daga alka Doraad wuxuu ka bilwoday bog cado dhul oo ku yaalla Degaanka Adhicaddeeye ka dib markii ay isku qabsadeen Malayshiyaad ka tirsan Labada dhinac.

     Khasaaraha Dagaalkaas ilaa iyo haatan laga soo weriyay waa dha awaca hal ruux iyadoo uu haatan Dagaalka joogsaday islamarkaana ay halkaas gaareen Ciidamo ka tir san Soma liland

    Gobolka Sool waxaa sannadihii u dambee yay ka dhacayay Dagaal beeleedyo khasaare badan dhaliyay kuwaas oo dhexmaray Beelo ood wadaag ah inkastoo qaarkood mar kii dam be Xal Nabadeed laga gaa ray.

Maamulka jubbaland oo Ciidanka ku amray iney qaadaan dagaal howlgalo ka dhan ah Al-shabaab

     Madax weynaha Dowlad Gob aleedka Jubbaland Axmed Ma xam ed Islaam{Axmed Madoobe}

    Axmed Madoobe ayaa manta kulan waxa uula qaatay  saraakii sha ciidamada dowlad gobaledyda ku wooda kala duwan waxa kulanka looga hadlaye sida ay ciidamada ju baland ay u hogaamin lahaayeen howlgalada ladoonayo in ay ciida mada jubaland ula wareegaan deeg aano ay maamulaan alshabaab.

     howlgalkaasi oo la sheegay inay ciidamadu bilaabi doonaan maalma ha soo socda sidoo kale madaxwe ynaha dowlad gobaleydka Jubaland  Axamed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa saraakiisha waxa uu kala hadlay inay badiyaan howlgala da joogtada ah ee la doonayo in la gu xaqiijiyo deegaanada cidamada jubaland ey ku sugan yahiin hase yeeshee kulankaan ayaa saraakii sha waxa ay ku soo bandhigeen ho wlgaladii ugu danbeeyay ee ciida mada jubbaland ey ku qaadeen deg aannada dhinaca waqooyi ka ah ki smaanyo oo ay sheegeen sarakisha inay guulo ka soo hooyeen.

      waxaana dhinaca kale ey ballan qaadeen iney badin doonaan howl galada la doonayo in degannada ga canta Jubbaland ka maqan dib loo gu soo celiyo sidoo kale Axmed Ma doobe ayaa saraakiisha faray inay dardar galiyaan howlgallada guda ha Magalada kismaanyo taasi uu sheegay in Muddooyinkii aynu ka soo gudubnay ay ku soo badanay een falal liddi ku ah Ammaanka Ma gaalada xiligan uu sheegay inay Jo ogteeyan howlgalada Xafadaha Ma gaalada kismaanyo .

     Ciidamada Dowlad Gobaleydka Jubbaland ee ku sugan Magaalada ayaa maalmahi la soo dhaafay aad u badiyey howlgallada ay ka qab taan Magalaada Kismaayo.


Gudiga dorashooyinka ee xisbiya da Somaliland aya ka wada hadl ay arrimaha Doorashada

    Komishinka Dorashooyinka ee Somaliland iyo xisbiyada KULMIYE, UCID iyo WADANI ayaa Shalay shir ku yeshay Magalada Hargeysa

     Shirkaasi oo loga hadlay sidii loo dardar galin lahaa howlaha dorasho oyinka Somaliland ee 2020/2021 Guddomiyaha doorashiyinka aya sheegay in malmihii u danbeeyay ey ku sugnaayeey Magalada Boo rame sidaasina ey ugu diyaar garoo been Doorashada iney qabtaan isla markana ays oo saari doonaan Ma almaha soo socda waqtiga ugu hor eyo ay doorasho ku qaban karaan.

 Md.Cabdikariin Shardi waaq oo ah guddoomiyaha Hey’ada Barakac yaasha iyo qaxootiga Somaliland si doo kalana ah xubin ka dirsan gud iga doorashooyinka Somaliland ay aa sheegay wax qabadkooda iyo ha lka ay marayaan maadaama kumi shinka dorashoyinka Somaliland muddooyin badan uu muran ka jiray isla markaana ay 3da Xisbi Qaran  ay ku murmeen  2da xisbi mucaa radna ee ilaa iyo hadda  ka hadlin kulanka ey komishinka ka yeesheen

      Komiishinka ayaa gobalada So maliland ku maqnaa kuwaasi oo qo ranaye shaqaalayaal sahmin u jo oga gobalada Somaliland kuwaasi o doorashada ka qabanaye sanadadii u danbeeye waa markii u horeysay ee komishinka dorashooyinka ey ka hadlaan arimaha dorashada oo tan iyo mudo 2sano ah lagu muransa naa howlaha iyo sida ay u shaqeyn doonaan    

Suuq cusub oo  laga furay Dee gaanka Garasbaalley

Suuq cusub oo  laga furay Dee ga anka Garasbaalley ee duleedka M/Muqdisho,  Suuqan cusub Wu xuu ka kooban yahay qeybaha , Hilibka, Qudaarta, Bagaashak iyo qeyb gaar ah oo  xoolaha nool lagu iibiyo .

     Iyadoo dadka xoolah nool iibiya ama ka shaqeysta ay markii hore u aadi jireen  Demgada Dayniile ee M/Muqdisho deegaanada Afgooye oo ah kuwo aad ugu fog.

Md.Muuse Cali Basar  oo ah Milki ilaha suuqa wuxuuna sheegay in Suuqaani uu qeyb ka yahay Maalg ashiga Dalka   ayna Bulshada So omaaliyeed ay soo dhaweynayaan.

    "Suuqa Qudaarta iyo suuqa Hilib ka isla markaana halka haatan aan taaganahay ee suqaan garasbaal ley ay tahay meel u baahneyd wa ana soo dhaweyneynaa insha all aah,gaar ahaan suuqa ariga  waxa an aad u soo dhaweyneynaa dad ka ka ganacsada suuqa Ariga oo Gaadleyda ah oo dadka ,Gabdh aha Miijisleeyda ah ragga ka ganac sada xoolaha  oo ay haatan wixii ka bilowada keensan karaan ku iib san karaan oo illaa iyo muddo uu isha allaa uu suuqa u ahaan doono  mid u furan oo ay ku ganacsan ka raan ilaa lga baranaayo oo si faree ah ugu ganacsan karaan.”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip