HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 4-JUly-2020

0
Saturday July 04, 2020 - 11:15:33 in Wararka by
  • Visits: 814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 4-JUly-2020

    Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Far maajo iyo Ra'iisul wasaaraha Nor way? Madaxweynaha DFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay R/Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Ugu horayn R/Wasaaruha Norw ay oo telfo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Far maajo iyo Ra'iisul wasaaraha Nor way? Madaxweynaha DFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay R/Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Ugu horayn R/Wasaaruha Norw ay oo telfo onka kula soo xiriirtay madaxweyne Farmaajo waxay ugu hambalyeysay 60-guurada ka soo waregtay xornimada iyo midnimada Somaliya. Madaxweyne Farmaajo Waxa uu uga maha dceliyey Norway kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaadaneyso xoojinta hay'adaha dowladda iyo dib u habeynta dhaqaalaha dalka Somaliya Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Norway ayaa sidoo kale ka wada hadlay xoojinta xiriir ka 2da dal iyo arrimaha ku saabsan doorasho oyinka soo socda ee Soomaaliya.


Shir lagu taageerayay kuraasta Aqalka sare ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay

   waxaa lagu qabtay kulan ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan oo isugu jiray heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed oo lagu taageerayay kuraasta Aqalka sare laga siiyay Gobolka Banaadir.

    Mas’uuliyiin kala duwan ayaa madasha ka hadashay waxa ay into oda badan ku baaqeen in la dadajiyo guda gelista dhismaha 13-ka Kur si si loo helo Senatarada ku fadhiisaneysa ee matalaadda u ah Gobolka Banaadir.

      Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo katirsan Golaha Shacabka waxa uu Madaxwey naha DFS Maxamed C/hi Farmaajo ugu baaq ay inuu ku dhaqaaqo dadajinta hirgelinta Senat arada Gobolka, maadaama hay’adda uu katirs an yahay ay codka siisay.

    "Waxa aan rabaa in aan meeshaan fariin u ga diro Madaxweynaha JFS Md. M.C/hi Farma ajo,Md.Madaxweyne sida aad ku sheegtay khu dbaddii aad ku jeedisay 6-dii June iyo soo dha weyntii 27-kii June kuraasta G/Banaadir Ansix inta kadib, in aad soo dadajiso dhameystirka wax ka dhiman oo ah in aad saxiixdid" Xildhiba an Mahad Maxamed Salaad.

    R/Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Max amed Guuleed Qadar ayaa sheegay in dadka Muqdisho oo martigeliyay Dowladda ay u dul qaateen xaalado kala duwan oo mudan in lagu garab istaago matalaadda laga siiyay Golaha Aqalka sare BFS.

     "Dowladnimadeena horumarka ay gaadhay inay noqoto Hoygii isu keenayay Soomaalida dibna u mideynayay mar 2aad, Muqdisho mat alaad waa ay heshay 13 iyo wax ka badan way istaahishaa, maqaamkana waxa uu ku xusan yahay qodobka 9-aad ee Dastuurka, awooda ha G/shacabka uu leeyahay weeye, Xukuuma d ahaan, G/Banaadir iyo guud ahaan waan ka wada shaqeyneenaa” ayuu yiri R/Wasaare ku xigeenka Dalka.

      G/G/Shacabka BFS Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan ayaa isna madasha ka sheegay inaysan jirin qof lasoo istaagay diidmada xuqu uqda G/Banaadir balse tarjumaadda dhanka saxan la baalmaray.

    "Qof kasta oo Soomaali ah waxa uu xaq u le eyahay inuu ka hadlo kuraasta la siiyay G/Ban aadir iyo matalaadda Caasimadda, Madaxda Dowladda waa inay sameeyaan Tarjumaad dhi naca saxan ah oo ay kaliya waafajiyaan sharc iga, ka Guddoon ahaan wa an garab taaganah ay in la xaqiijiyo kuraasta 13-Senatar ee Gola ha u ansixiyay” Guddoom iye Mursal.

    Madaxweynaha DFS Maxamed C/hi Farm aajo ayaa 6-dii June waxa uu Golaha Shacab ka ka codsaday in kuraas matalaad ah lasiiyo G/Banaadir, dood iyo hadal jeedin kadib Gola ha ayaa u codeeyay 13-Senatar in Gobolka uu ku yeesho BFS.

Guddoomiye Cismaan Barre” Waare iska daay la hadalka Dowlad Goboleedyada yey san Cod kaa duubine”

     Guddoomiyaha Barlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle Sh/Cismaan Barre Maxamed oo ka hadlayay munaasabad Habeen hore lagu qabtay M/Muqdisho ayaa ugu baaqay Madaxweyne Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare inuu ka soo qeyb-galo shirkii uu ku baaqay Madaxwey ne Farmaajo.

     Guddoomiye Cusmaan waxaa uu sheegay inay muhiim tahay inuu shirka yimaado Madax weyne waare maadaama uu yahay mas’uulka ugu sareeya Mamulka Hir-Shabeelle, isla mar kaana uusan ku xirmin dowlad Goboleedyada kale ee diiday ka qeyb-galka shirkaasi,kuwaas oo kala ah Jubbaland iyo Puntland.

     "Waan ka xunahay in dowlad goboleedyada ay sharci darro ku tilmaamaan wax kasta ee la meel mariyo,Dastuurka ayaa qoraya in dowlad goboleedyada ay wada tashadaan laakin rashi la’aan ayay go’aano soo saareen,Madaxweyne waare waxaan kula talin lahaa inuu shirka uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo uu ka qeyb-gallo dowlad Goboleedyadana hadalkooda uu iska dayo yeysan cod ka duubin aniga ayay hadda ka hor cod iga duubeen, ayuu yiri” Guddoomiye Cusmaan Barre.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Shaaci yay xilliga la furayo duulim aadyada

     Shirka khamiislaha ah ee golaha wasiirrada DFS oo uu shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda, Mahdi M.Gulaid ay aa lagu ogolaaday in si taxa dar leh dib loogu bilaabo du ullimaadka gudaha.

  G/Wasiiradda ayaa isku ra acay in maalinta  Axadda ah ee taariikhdu ku beegan tahay 5-ta July, 2020 la furo duulimaadyadda Gudaha.

    Waxaa ay sidoo kale sheegeen in lagu dhaq maayo talooyinka xakameynta faafitaanka cu durka safmarka ah ee COVID-19.

    Waxaa jira Amaro iyo habraac loogu tala gal ay duulimaadyadda Gudaha, islamarkaana la ga doonaayo in ay fuliyaan diyaaradaha sidda lagu sheegay Shirka Golaha Wasiirada.

Dowladda Mareykanka oo cambaareysay Xadgudubyadda Saxaafada degaanada Somaliland

      Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo sa artay Xadgudubyadda loo geysto Saxaafadda ku sugan degaanada mamulka Somaliland.

      Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ay aa cambaa raysay xadgudubya da ka dhanka ah weriyayaasha iyo warbaahinta xorta ah ee Somaliland.  Safaaradda ayaa ugu baaqday ho gaanka Somaliland inay xushmeeyaan isla ma rkaana ay difaacaan xuquuqda xoriyadda had alka. "Safaaradda Mareykanka waxay ku celc elina ysaa sida ay uga go’an tahay difaaca Sax aafa dda.Waxaan cambaareyneynaa hanj aba ada ha iyo xadgudubyada loo geysto suxu fiyi inta iyo saxaafadda xorta ah ee Somaliland. Wax aan ugu baaqaynaa hoggaanka Somal il and inay ixtiraamaan, dhawraan oo ilaaliyaan xuqu uqda xorriyadda hadalka” ayaa lagu yiri War ka soo baxay Safaaradda.

Xasan Sheekh oo walaac ka muujiyay Xaaladda doorashooyinka dalka

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sh/Maxamuud oo Shalay ka hadlay Munaas abad lagu xusaayay maalinta Xurnimada So omaaliya ayaa si faahfaahsan uga hadlay Xaa ladda dalka gaar ahaan doorashooyinka.

    Xasan Sh.Maxamuud waxaa uu sheegay in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farma ajo ee waqtigiiso gabaabsiga yahay  inay ku fa shilantay in doorasho ay diyaariso.

    Waxaa uu xusay in dadka Soomaaliyeed haanta aysan seegin tallada oo ay ka wada ha dlaan sida la yeelaayo, maadaama doorasho aysan diyaar u aheyn Madaxda haanta.

    Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaq ay Madaxda tallada heysa inaysan dalka dhi baato u horseedin oo la qa bto doorasho lagu wada qanacsan yahay oo waqtig eeda ku dhacda.

    Ugu dambeyntii waxaa uu bulshada Sooma aliyeed ugu baaqay in ay ilgaar ah ku eegaan Xaaladda dalka, islamark aana ay wadatashi ye eshaan inta ay jirto  Mu ddo xileedka gabaabsiga ah ee Madaxda ha anta.

Sheekh Shariif "Doorasho waxay u baahan tahay jawigeeda in la diyaariyo”

     Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed oo khamiistii ka hadlaayay kulan ka dhacay Muqdisho ayaa walaac ka muujiyay Xaaladda doorashada Soomaaliya.

Shariif Waxaa uu sheegay in aysan muuqan wax diya ar garow ah oo ku aadan doorashada Soomaaliya, isl amarkaana Madaxda dalka joog ta aysan u muuqan ku wo doonaya in doora sho xalaal ah oo waqtige eda ku dhacdo lagu qabto dalka.

     Waxaa uu tilmaamay in Saamileyda Siyaa sadeed ee dalka laga doonaayo in ay la yimaa daan qorshe ku aadan sidii loo helaa doorasho dalka lagu samatabixin karo.

     "Doorasho waxay u baahan tahay jawigee da in la diyaariyo, Jawiga ma diyaarsana, haan ta haddii hab la isku waafaqo asigaa waq ti u baahan oo doorasho lagu qabto, maxaa yeel ay mid mid la socdo naguma jiro, waxaa ka soo qaadaa hey’adaha dowladda kaliya heer federaal iyo heer maamul goboleed ma wada shaqeeyaan, golaha shacabka iyo aqalka sare waa kala tageen” ayuu yiri Sh.Shariif Sh.Ax med. Waxaa uu intaasi kusii daray”Anaga dhan wa xaa u baahanahay dib u heshiisiin, he y’adaha dowladda dib u heshiisiin u baahan, waxaa leeyahay waqtiga inta uusan tagin miis ka imaada, talo waxaa heysiin keena colaad la idin ma qabo talaa la idinku daraa, annaga wa xaa rabnaa qarankaan in uusan faraheena ka bixin, ummaddo badan burburay, kuwaa hadda bu buraya, maxaa loo burburaa dastuurka ayaa la ogoleyn,dastuurka waa in la ogolaado”

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wefdi ka socday kenya

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii Habeen hore qasriga mada xtooyada Hargeysa  ku qaabiley wefdi ka soc day dalkaKenya oo ka koobnaa xildhibaano, siyaasiyiin iyo maalgashadayaal.

    Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Som aliland ayaa lagu sheegay in wafdigu ay Mada xwaynaha Somaliland soo gaarsiiyeen Salaan ay uga sideen Madaxwaynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, ujeedkooduna ahaa xoojinta xidhiidhka iyo iskaashiga Somaliland iyo Ken ya ee dhinaca siyaasada, ganacsiga iyo arrim aha geeska.

      Sidoo kale Qoraalka waxaa lagu xusay in Madaxawaynaha Somaliland uu si kal iyo laab ah u soo dhaweeyay ugana mahad-celiyay wef diga Kenya imaatinka ay Somaliland ku yimaa deen, isla markaana waxa uu ka gudoomay sa laantii ay uga sideen madaxwaynaha dalka kenya,Uhuru kenyatta, isagoo ku bogaadiyay hoggaanka dalka Kenya horumarka dhaqaale iyo deganaanshaha siyaasadeed ee dalkaasi mudaba ku naaloonayay.

     Sidoo kale waxa uu Madaxwaynuhu xusay dhaqdhaqaaqyada iyo isbedelada ka socda go bolka oo ay 1 ka tahay wada-hadalada u dhax eeya DFS iyo Maamulka  Somaliland iyo sidii Kenya door firfircoon uga qaadan lahayd mad aama ay kamid tahay dalalka muhiimka u ah horumarka gobolka kana mid tahay Urur gobo leedka IGAD.

Amnesty International oo dalbatay in si shu ruud la’aan ah lagu sii daayo Wariye Abuja

    Hay’adda Amnesty International waxa ay sheegtay inay ka walaacsan tahay sii wadista xarigga wariye Maxamed Cabdiwahaab Nuur (Abuja) oo u xiran dowladda dhexe ee Sooma aliya Muddo bilooyin ah.

    Hay’adda waxa ay ugu baaqday  mas’uuliyiinta Soo maaliya inay si dhakhso ah oo shuruud la’aan ah ku sii da ayaan Wariyaha oo la xiray 7dii Maarso 2020 ,

     islamarkaana ay soo xirtay Hay’adda Sird oonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) "Amn esty International waxay ay ka walaacsan tah ay sii wadista xarigga wariye Maxamed Cabdi wahaab Nuur (Abuja) Ururka wuxuu ugu baa qayaa mas’uuliyiinta Soomaaliya inay si dha khso ah oo shuruud la’aan ah ku sii daayaan” ayaa lagu yiri Bayaanka Amnesty International

Warbixinta Hay’adda ayaa intaasi kusii dartay   "Abuja waxaa dib u xiray saraakiil ka tirsan NI SA 7dii Maarj 2020 iyadoo aysan ogeyn qoyski isa iyo Qareenno iyo iyadoo aan maxkamad la soo taagin illaa 7 Juunyo 2020. Maalintaas, si qarsoodi ah ayaa loo geeyey maxkamadda mili tariga M/Muqdisho iyada oo aysan la socon  reerkiisa iyo qareen”

     15kii Juun 2020, 2 ka mid ah Ururada  u do oda warbaahinta, aabihiis iyo mid ka mid ah qa reenadiisa ayaa ku booqday xabsiga dhexe ee Muqdisho Wariye Abuja sida ay sheegtay Hay ’adda, waxaana ay sheegeen inuu ka cabanay ay madax xanuun aad u daran iyo xanuun indh ihiisu qabaan oo sheegay inuu u baahan yah ay daaweyn deg deg ah iyo baaritaan.

Wararkii ugu dambeeyey ee Addis-Ababa iyo dowladda Itoobiya oo qaaday tallaabo xaaladda kasii dari karta

    Xaaladda M/Addis Ababa ayaa Shalay deg an, waxaana haatan dib u furmay xarumaha ganacsiga, xaaladda si caadi ayay dib ugu soo laabatay ka dib markii ay halkaas ka dhaceen dibad baxyo rabshada wata ka as oo ka dhashay dilkii dhawaan dalkaas loogu geystay Hachalu Hundessa oo ahaa fanaan caan ah.

     Waxaana waddooyinka la geeyay ciidamma da amniga, dhanka kale, booliska waxay she egeen in M/Dhirdhaba ay ku xireen in ka bad an 270 qof oo lala xiriirinayo rabshadihii dha waan ka dhacay dalkaas.

    Duqa magaalada Addis Ababa ayaa ka cod saday shacabka in dib ay ugu laabtaan shaq adooda.

    Mas’uuliyiinta waxay albaabada isugu dhuft een xafiisyada saddex telefishin oo la sheegay inay xiriir la leeyihiin kooxo lagu eedeeyay in dadka ay kicinayeen.

    Ugu yaraan 81 qof ayaa ku dhintay qalalaa sihii ka dhashay dilkii Hachalu Hundessa.

    Dhinaca kale, mas’uuliyiinta Itoobiya ayaa al baabada isugu dhuftay xafiiska ugu weyn ee warbaahinta Oromo Media Networka ku leeed ahay dalkaas, dowladda waxay ku eedeysay teleefishinkan in uu abuurayay kicin dadweyne iyo mid diimeedba.

    Halka dowladda ay baareyso labo teleefish in oo kale oo laga la yiraahdo Asrat iyo Dimtsi Weyane.

    Teleefishinka Oromia Media Networka wux uu la hadlaa Oromada, teleefishinka Asrat wux uu la hadlaa dadka Amxaarada ah halka Dim tsi Weyane uu barnaamijyadiisu ku baahiyo luqadda Tigreega.

    Tallaabadan ayaa imaaneysa xilli Itoobiya ay ka dhaceen dibadbaxyo rabshado dhaliyay ka dib dilkii fanaankii caanka ahaa Hachalu Hundessa.

     Xiritaanka Oromia Media Network ayaa ay suurta-gal tahay inay sii kiciso qowmiyadda Oromada oo warbaahinta aad ugu xiran, isla markaana markii horeba dareemayey in do wladda ay ku hayso caburin.

  Weli Itoobiya waxaa ka taagan xiisad, wax aana weli xiran Internet-ka.

Xigasho:- BBC

Taiwan oo wakiil u soo Magacowday Somaliland

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda Taiwan ay aa xaqiijisay  in Lou Chen-hwa oo ahaa wakiil keedii u qaabilsanaa dalka Sacuu diga ay Shalay u Magacowday Saf iirka Taiwan ee Somaliland.Af hay eenka Wasaaradda Arrimaha Diba dda Taiwan ayaa u xaqiijiyey magacaabista CNA kadib markii warbaahinta maxalliga ahi ay soo weriyeen in laanta fulinta Yuan ay u magacowday Lou, mid ka mid ah 4-ta dibloomaasiyiin reer Taiwan ah oo ku sug naa Somaliland ilaa bishii Febraayo iyaga oo isu diyaarinaya in ay xafiiska dhisaan, iyada oo ah wakiilka Taiwan ee Somaliland.

    Taiwan ayaa ka go’day Shiinaha, waxaana dal u aqoonsan dalal uu ka mid yahay Mareyk anka, dhawaan ayay xiriir la yeelatay Somali land. Somaliland ayaa sidoo kale u Magacow da y Wakiil Taiwan sida uu xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland.

Ganacsiga Soomaalida Kenya oo hoos u dhacay

    Ganacsatada Soomaalida ee M/Nairobi ay aa rajo wanaagsan ka qaba in dib loo furo dha q-dhaqaaqyadii ganacsiga, goobaha cibaada da iyo isku socodka magaalada Nairobi iyo gobbolada kale ee dalka Kenya.

    Ganacsiga Soomaalida ee Kenya ayaa markii hore ku tiirsanaa macaamiishooda oo ka kala ima an jiray goboll ada ka la duwan ee Ke nya iyo sidoo kale wad amada dariska balse markii ay D/Kenya ku dhawaaqday go’aan lagu joojiyay dhaq dhaq aaqa dadka waxaa hoos u dhac xooggan uu ku yimid ganacsiga Soomaalida ee Kenya gaar ahaana caasimada.

      Arrintan ayaana imaanaysa xilli lixda bisha lagu wado in Madaxweyne Uhuru uu dib u ee gis uu ku sameeyo xayiraadii waddanka saa rnayd.

Goobta uu ahaa Bartilmaameedka Qaraxii Muqdisho oo la shaaciyay

    Qarax loo adeegsaday Gaariga nooca raaxa da ah oo laga buuxiyay waxyaabaha qarxa saa kay lagu weeraray Xarunta Laanta Canshuur aha Booliska Soomaaliya oo ku taalla kasoo horjeeda Dekadda weyn ee Magaalada Muq disho.     Jugta qaraxa ayaa laga wada maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana qaraxa kadib sidoo kale la maqlay rasaas badan oo ay fureen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska oo ku sugnaa Bar Koontaraal oo ay ku leeyihiin agagaarka Dekadda.

      Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Qaraxii lagu weeraray Xarunta Laanta Canshuuraha Booliska Soomaaliya ee degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.

      Afhayeen



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip