Mareykanka oo kordhinaya taageerada uu siiyo Soomaaliya

0
Monday June 29, 2020 - 22:20:33 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo kordhinaya taageerada uu siiyo Soomaaliya

    Safirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho sharafeed xafiiskiisa ugu tagay siihayaha Safaaradda Mareykanka ee dalkaasi Mr. Brain. Mas'uuliyiinta labada dhinac ayaa kulankood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho sharafeed xafiiskiisa ugu tagay siihayaha Safaaradda Mareykanka ee dalkaasi Mr. Brain. Mas'uuliyiinta labada dhinac ayaa kulankoodi waxaa ay kaga hadleen xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta ka dhexeysa Soomaaliya iyo Mareykanka, iyadoo danjiraha Soomaaliya ee Suudaan uu kaga mahadceliyay taageerada Mareykanka ee Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka labada dal. Dowladda Mareynkanka ayaa ka mid ah dalalka sida weyn Soomaaliya uga taageera dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip