Gudoomiye Mursal "Kuraasta qaar ee Golaha Shacabka qatar ayay galeysaa"

0
Monday June 29, 2020 - 22:15:02 in Wararka by
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Mursal "Kuraasta qaar ee Golaha Shacabka qatar ayay galeysaa"

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabraximaan ayaa sheegay in Xubnaha Baarlamaanka loogu talo galay inay guud ahaan u tartamaaan Shacabka Soomaaliyeed,hayeeshee ay muhiim tahay in loo maro si sharci ah. Guddoomiye Mursal waxaa uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabraximaan ayaa sheegay in Xubnaha Baarlamaanka loogu talo galay inay guud ahaan u tartamaaan Shacabka Soomaaliyeed,hayeeshee ay muhiim tahay in loo maro si sharci ah. Guddoomiye Mursal waxaa uu sheegay in kuraasta deegaan doorashadooda laga wareejinayo ee la geynayo meelo kale ay sababi karto in la boobo ooo ay qatar galaan. "Hadii kursigaaga aad u rarto meel lagaaga tiro badanyahay adiga oo is dhahaaya markale ku guuleyso,markasta waa lagaa soo qaadanaa,waxaana ciladaas kusoo noqoneysaa dadkii kursigaas lahaa ayuu yiri" Guddoomiye Mursal. Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabraximaan ayaa ugu baaqay Xildhibaannada Golaha Shacabka in looga baahan yahay inay ka fikiraan qatarta ka imaan karta kuraasta la wareejinayo oo uu sheegay inay dhibaato ka imaan kato


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip