HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 3-JUNE-2020

0
Wednesday June 03, 2020 - 10:04:03 in Wararka by
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 3-JUNE-2020

    Duqa Muqdisho oo guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Banaadir Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxam-uud Maxamed (Cumar filish) ayaa shir-gudoomiyay kulan degmooyinka ee Ma-amulka Gobolka Banaadir, oo todo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Banaadir Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxam-uud Maxamed (Cumar filish) ayaa shir-gudoomiyay kulan degmooyinka ee Ma-amulka Gobolka Banaadir, oo todobadkii mar la qabto waxaana kulankaasi goob jo-og ka ahaa guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir, Taliyaha qe-ybta guud gobolka Banaadir ee ciidanka boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Saadaq Cumar Xasan, guddoomiyaasha degmoo-yinka Taliyaasha saldhigyada iyo taliya qeybeed yada gobolka Banaadir oo uu Shirka Waxaa qeyb ka ahaa gudoomiye ku xigeenada maamulka gobolka banaadir iyo taliyaha Boliska ee Gobolka Banaadir. Shirkan oo dhowr qodob looga hadlay ayaa looga mahadceliyay ciidanka amniga ee qaabilsan gobolka Banaadir sida ay ugu guuleesteen sugida amniga Caasi-madda bishii barakeysneed ee Ramadaan iyo sida ay ula shaqeeyeen maamulka gobolka banaadir iyo maamulada degmo-oyinka, waxaa sidoo kale looga hadlay qo-doba ay kamid yihiin arimaha wacyigalinta Covid-19, Canshuuraha,iyo Nadaafada. Duqa Muqdisho ayaa ku boga-adiyay hay'adaha amniga in ay sii laba jibaaraan howlgalada lagu xaqiijinayo Am-n-iga caasimadda.
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay K/Africa

Wararka ka imaanaya dalka Koonf-ur Africa ayaa sheegaya in muwaadiniin Soomaaliyeed dil iyo dhaawac loogu gey-stay gudaha dalka Koonfur Africa iyada oo warar kala duwana ay kasoo baxayaan.

Sida ay sheegeen qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaa ciidamo ka tirsan kuwa boliiska a-yaa jirdil xoogga u geystay ganacsade So-omaaliyeed taas oo sababtay in uu u geeriyoodo jirdilkaas.

     Warar kale oo la helayo ayaa tilmama-ya in sababta ka dambeysa dilka ganac-sadahaas Soomaaliyeed in ay tahay da-dka Soomaalida oo aan u hogaansamin amarka bandowga lagusoo rogay dalkaas.

Dhinaca kalana koox burcad Koonfur Afri-kaan ah ayaa dhaawac u geystay ganac-sade Soomaali ah waxaana lagu dabii-bayaa mid ka mid ah Isbitaalada ku yaalla dalkaas.

Taabit Cabdi "Dad waxa jira diidan Maq aam uu yeesho Gobolka Banaadir”

Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Banaadir ahaana Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan maqaam uu yeesho Gobolkan Banaadir oo uu sheegay in marar badna lagu hamiyay balse aysan suurtagelin.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa facebook ayuu ku sheegay Taabit Cabdi in Sha-cabka iney doortaan cida ay rabaan ay tahay midda ugu fudud ee lagu heli karo caddaalad,waxaana uu sheegay inay jir-aan dad diidan maqaam uu yeesho Gob-olka Banaadir.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka uu soo dhigay Taabit Cabdi Bartiisa Facebook.

Waqti dheer waxey bulshadeenu sug-eysay iney codkooda ku doortaan cida u noqoneysa Hoggaankooda heer Gobal iyo heer Qaran. Rabitaankaasi wuu xoogan yahay balse wili waxaa muuqata iney jir-aan dad raadinaya in aan marxaladdaas la gaarin, oo abuuraya mowjado kale oo dano gaar ah xambaarsan.

Shacabku iney doortaan cida ay rabaan waa midda ugu fudud ee lagu heli karo caddaalad, isla-xisaabtan dhab ah iyo hoggaan heelan. Soomaaliya waxey taal meel aanu ka qaadi karin hoggaan ku yimid hab qabiil, laaluush iyo mid ay Do-wladdo shisheeye dhabarka ku sitaan.

Si ay u guuleystaan dadaallada awoodda loogu celinayo gacanta Dadw-eynaha, waa inaan u wada midownaa arrinkaas. Kuwa ka cararaya codka dad-weynaha waxaa la gudboon iney kala saaraan masiirka Qaranka iyo maalin-jo-ogga qofka.

Anigoo fahamsan waqtiga dhiman, meesha la taagan yahay, nooca sharciga ee aan qaadanay iyo gaabiska jira, ayaan hadana waxaan mar walba xoojinayaa in la helo matalaad bulsho oo xoog leh, kuna timaada hannaanka xisbiyada badan, so-ona afjarta qolo-qolo doorata, loona gudbo ummad Qaran doorata.

Wasiirka Amniga Galmudug oo digniin u diray ganacsatada lacagaha siiya Alshabaab

Wasiirka Amniga maamulka Galm-udug Axmed Macalin fiqi ayaa ka wa-rbixiyay xaaladda amni ee deegaanada maamulka Galmudug iyo qorshayaasha socda ee amniga lagu sugayo.

Axmed Macalin Fiqi ayaa tilmaa-may in ay jiraan qorshayaal badan iyo da-daal lagu hormarinayo Amniga si Galmu-dug nabadgelyadeeda loogu kalsoonaado.

    Wasiirka Amniga Galmudug waxa uu digniin adag u diray Ganacsatada lacag-aha siiya Alshabaab oo uu sheegay in ay tallaabo ka qaadayaan qof kasta oo lagu helo in ay lagacago siiso Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyntii ayuu shaaca ka qaaday in ay diyaariyeen shaciga la daga-alanka argagixisada loo gudbin doono ba-arlamaanka Galmudug.

Soomaali lagu xiray dalka Masar

In ku dhow 20 tahriibayaal Sooma-aliyeed oo dhamaantood dhalinyaro ah ayaa waxaa lagu xiray Xuduuda Masar ay la wadaagto dalka libya,kuwaas oo isku dayay inay si sharc darro ah ku galaan dalkaas.

Tahriibayaasha soomaaliyeed oo gaarayay 19 Ruux ayaa markii hore wa-xaa ay si sharci darro ah uga tageen dalka suudaan,waxaana iyaga iyo muqalisiin la socotay gacanta ku dhigay Ciidamada ilaalada Xaduudaha ee dalka Masar.

Maxamed Aaadan Gaas oo kamid ah Soomaalida ku nool Masar ayaa she-egay in lagu xiray dhalinayaradaas oo dhamaantood ah rag Sadhiga Ciidamada Amniga ku leeyihiin gobolka Aswaan ee dalkaasi Masar,isla markaana xaaladooda ay tahay mid wanaagsan.

Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in Soomaalida ku nool dalkaasi Masar iyo Safaarada Soomaaliya ee dalkaasi ay ka gaabiyeen inay dadaal ku bixiyaan in dadkaasi la siidaayo.

Labadii sano ee ugu dambeeysay waxaa aad u yaraaday muhaajirinta Soo-maaliyeed ee si aad ah u geli jiray dalka Masar,kadib markii dowladda dalkaasi ay joojisay dadka tahriibayasha ah.

Galmudug oo Dowladda Soomaaliya ka dalbatay Gurmad deg deg ah

            Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in deegaannada Maamulkaas uu kusii faaf-ayo Cudurka Coronavirus,isla markaana dowladda Federaalka looga baahan yahay inay usoo gurmato.

            Wasiir dowlaha caafimaadka Gal-mudug Axmed Mire Cali (Faafaale) ayaa sheegay in degmada Cabudwaaq ay waja-heysaa xaalad halis ah oo ku saabsan Coronavirus,isla markaana lagu arkay dad badan oo leh Cudurka COVID-19.

            Waxaa uu sheegay inay jiraan dad Cudurka Coronavirus ugu dhintay Cabu-dwaaq halka kuwo kale ay la jiifa-an,waxaana uu ugu baaqay dowladda Fe-deraalka inay gurmad dhinaca Caafim-aadka la soo gaarto deegaannada Galmu-dug.


Ugaaska Mudulood oo jawaab kulul ka bixiyey qorshaha 4.5 lagu qeybinayo kuraasta Muqdisho

   Ugaaska guud ee Mudulood, Ugaas Ma xamuud Cali Ugaas oo u warramay Dals an TV ayaa si ad ag uga had lay arr inta maqaamka M/Mu qdisho,gaar ahaan 7 xubno od ee G/Banaadir la ga sii yey Golaha Aqalka Sare.

Ugaaska oo si ad ag uga ho ryimid arrintaasi ayaa sheeg ay inay tahay dulmi iyo ihaano loo loo geys tay 3-da Million ee ku nool gudaha caasi madda, sida uu hadalka dhigay.

    Sidoo kale wuxuu sheegay inaysan aq bali doonin 7kursi ee G/Banaadir loo qoo ndeyey, islamarkaana loo qeybsan doono nidaamka 4.5. Ugaaska oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in DFS ay gacan bidix ineyso maqaam u sameynta Muqdisho, iyada oo ay u yaallaan howlo kale oo ka muhiimsa,sida u diyaar-garowga doora shooyinka soo socda 2020 illaa 2021-ka.

   Waxa kale oo uu ka dalbaday madaxda DFS inay dib u dhigaan arrinta caasimad da, haddii aysan si sax ah meel u saari ka rin xuquudeeda.

   ”Dowladda waxaan leennahay howlo ka le ayaa idiin yaalla howlihiinna kale ku ma shquula.” ayuu yiri Ugaaska Mudulood.

Sidoo kale wuxuu shaaciyey in Muqdisho la xaqiray, marka la bar-bar dhigo magaal ooyinka kale ee dalka, isaga oo tusaale u soo qaatay Garoowe.

  "Yuu yahay ninka dhihi kara Garoowe wax matala malahan masiirna malahan ee xuquuqda dadkaasi waxaa ka talinayaa ba arlamaanka Puntland, cida reer Garoowe u sheegi karta oo marsiin karta yey tahay canshuur ka qaadan karta, iyadoo xuquuq laheyn.”ayuu hadalkisa sii raaciyey Uga asku. Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay dadka degan M/Muqdisho, gaar ahaan aq ooyahanada,siyaasiyiinta, odayaasha dha qanka iyo waxgaradka inay isugu yimaad aan shirweyne si ay uga arrinsadaan masi irkooda iyo aayaha caasimadda.

Taliyaha CXDS oo kormeeray Xaruma ha Ciidamada ee Dhuusamareeb

  Taliyaha Ciidanka XDS Gen. Odawaa Yuusuf Raage oo kujira safar uu Ku mar ayo Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Deegaanada Galmudug ayaa Shalay ga aray Xarunta Taliska Qay bta 21-aad ee M/ Dhuu samareeb.

   Taliyaha ayaa korme er ugu tagey Ciida mada Dhulka Xoogga Dalka ee fadhigoo du yahay xeradaan ku waas oo kujira Diyaar garow sare.

  Taliyaha ayaa korme eray Xafiisyada Taliska iyo rugaha ciidam ada Xoogga ee M/Dhuusamare eb oo haa tan ah Caasim ada D/G/Galm udug.

   Kormeerkan waxaa ku wehliyay Taliya ha Xoogga , saraakiil ka tirsan qaybaha 21 -aad iyo 27-aad ee XDS Taliyaha Qaybta 21-aad General: C/casiis C/hi Cabdi "Qoo je” iyo saraakiil kale.

Wararkii ugu dambeeyay ee Cudurka Corona Virus ee Soomaaliya

   Wasaaradda Caafimaadka DFS ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cu durka COVID 19 ee Soomaaliya.

   Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

02 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee

Tirada Guud Laga Helay: 2,089

> Bogsashada Guud: 380

> Dhimashada Guud: 79

 

Soomaaliya.

> Laga Helay: 66

> Benadir: 33

> Somaliland: 26

> Puntland: 7

> Lab: 42

> Dhedig: 24

> Bogsasho: 19

> Dhimasho: 0

 

Wasir Sufi”Waxaa layga helay Covid19″

     Wasiirkii 2aad oo xukuumadda Somal iland ka tirsan ayaa sheegay in laga helay cudurka Covid-19. Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Dr.Cabdiweli Su ufi, ayaa War uu soo saaray ku sheegay in uu haleelay Covid 19.

   "Aniga oo ka duulaya mas’uuliyadda iga saaran badqabka iyo caafimaadka qoysk eyga iyo ka bulshada aan xila u hayo wa xa aan si iskay ah (Personal) isaga baadh ay Caabuqa COVID-19, kadib markii aan iska shakiyay, baadhitaankaa oo natiijadi isu noqotay ‘Positive’.

   Ujeeddada ugu weyn ee aan isku baa dhay waa inaan qayb ka noqdo dadaalka lagaga hortagayo Covid-19 islamarkaana lagu xakamaynayo faafida xanuunkani ku faafayo bulshada dhexdeeda” ayuu yiri Suufi.Waxaa uu sidoo kale intaasi kusii da ray "Markii aan ogaaday natiiJada waxa aan islamarkiiba baadhitaan aan ku same yey xubnihii qoyskeyga iyo shaqaalaha Wasaaradda oo jawaabta aanu sugayno. Imika caafimaadkaygu aad ayuu u fiican yahay, shaqadii aan qaranka u hayayna guriga ayaan ka soo shaqeeya, iyada oo aan qayb guriga ka mid ah isku Karantiim ay muddo 14 maalmood ah” Wasiirka Maalgashiga Somaliland Max amed Axmed Cawad ayaa horay u  shaa ciyay in laga helay cudurka Covid19.

Hindiya oo ogolaatay daawada ka hortagga COVID-19

     Dowlada Hindiya ayaa ogolaatay daw ooyinka fayraska ka hortaga ee loo adee gsado daaweynta degdegga ah ee lagu da weynayo bukaannada COVID-19. Remde sivir waa daawada ugu horreysa ee muuj ineysa horumarin bukaannada COVID-19 ee tijaaboyinka caafimaad ee rasmiga ah.

   Kiisaska coronavirus ee Afrika ayaa kor u dhaafaya 150,000 halka inka badan 4, 300 oo dhimasho ah la xaqiijiyey qaarad da oo dhan.

   Bishii Janaayo oo dhan, WHO waxay si fagaare ah ugu amaaneysay Shiinaha ja waabteeda, laakiin wixii ka dambeeyay dhacdooyinka, waxaa jiray jahwareer sii kordheysa oo ku saabsan helitaanka ma cluumaadka lagula dagaallamayo viruska.

    In ka badan 6.27 milyan oo kiis oo cu durka coronavirus ah ayaa laga xaqiijiyey adduunka oo dhan, sida laga soo xigtay xogta jaamacadda Johns Hopkins.

In ka badan 375,500 oo qof ayaa ku dhin tay, oo ay ku jiraan in kabadan 105,000 oo Mareykanka ah. Ugu yaraan 2.7 milyan ayaa ka soo kabsaday cudurka.

Duqeymo ka dhacay deegaano ka tirsan Jubbooyinka

    Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kas oo baxayaan duqeymo diyaaradeed oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deg mooyin la tirsan Gobolada Jubbooyinka ee     D/G/Jubbaland.

   Saraakiil Ciidan ayaa waxaa ay sheege en in duqeymaha ay ka kala dhaceyn de gmooyinka Jilib iyo Jamaame, is la markaa na la la beegsaday go ob ay ku sugnaa yeen Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab.

   Sidoo kale saraakiisha waxaa ay shee geen in duqeynta lagu dilay saraakiil uu ka mid yahay hoggaamiyihii Degmada Jilib Sh.Abuu Basma iyo saraakiil kale,isla mar kaana duqeyntaas ay siwadajir ah u fuli yeen Ciidamada DANAB oo kaashana sa axibada Soomaaliya ee ka caawiya la dagaalanka Al-Shabaab.

     Sidoo kale duqeyn kale ayaa la shee gay inay ka dhacday degmada Jamaame ee G/Jubbada Hoose,taas oo lala bee gsaday Xubno ka tirsan Al-Shabaab wall ow faah faahin rasmi ah aan weli laga hel in duqeyntaas. Diyaaradaha aan duuliy aha laheyn ee Mareykanka oo kaashana ya Ciidamada DFS  ayaa marar ka qaar waxaa ay duqeymo diyaaradeed ka fuliya an deegaano iyo degmooyinka tirsan

 Koonfurta iyo bartamaha Somaliya.


Qaramada Midoobey "Guulaha amni iyo kuwa siyaasadeed ee ay Soomaaliya ga artay halis ayay ku jiraan”

      Guulaha amni iyo kuwa siyaasadeed oo ay Soomaaliya gaartay sanadihii la soo dhaafay waxay halis ugu jiri karaan dib-u-noqosho haddii aysan tallaabo degdeg ah ka qaadin beesha caalamku, si ay uga caa wiso in mas’uuliyiinta guduhu ay ka horta gaan dhibaatooyinka waawa yn ee bani’ aadamimo ee ay sababeen isugaynta raadka ay reebe en daadadka ba’an ee ayaxa iyo saamaynta baah san ee COVID-19 Sidda lagu sheegay Warbixin kasoo baxday Xafiiska QMS .

    "Soomaaliya hababka wax qabsashadu aad ayey uga yar tahay kuwa dalalka der iska la ah. Sidaa daraadeed, saamay nta [daadadka, aya xa iyo COVID-19] maahan mid bani’aa damnimo oo fudud, balse wa xay leedahay suurtagalnimo inay dib-u-celi so qaar ka mid ah guulihii amni iyo kuwii si yaasadeed ee ay beesha caalamku maal gelisay tobankii sanadood ee tegey, ”ayuu yiri Justin Brady oo ka tirsan QM Xafiiska Isu-duwidda Arrimaha Bani’aadamnimada (OCHA) ee Soomaaliya.

    "Waxaan u baahan nahay inaannu sii wadno wada shaqaynta isla markaasna ba llaarino iskaashiga aannu la leenahay gan acsatada gaarka ah, bulshada rayidka iyo inaan wadashaqayn dheeraad ah la yeela nno qurba joogta,” ayuu ku daray MdBra dy, oo ah madaxa xafiiska OCHA ee wa ddamada Geeska Afrika. Ku dhawaad 500 ,000 oo dad ayaa ku barakacay fatah aad ihii dhowaan ka dhacay G/lada Dhexe ee Soomaaliya, xilli waddanku uu la tacaalayo ayax daran oo beeraha galay ka as oo khatar ku ah amniga iyo nafaqada cunnada dad badan. Isla waqti ay Soomaa liya wax ka qaban ayso faafitanka safmar ka COVID 19.

   Md. Brady ayaa sheegay in digniinta QM ay tixgalineyso daciifnimada qaab dhi smeedka Soomaaliya, taasoo ka dhigay sa dal ka mid aad uga nugul wadamada kale ee gobolka, wuxuuna ku baaqayaa "in cududda la iskugu geeyo si looga hort ago waxa ugu xun.”

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ka badbaaday xilka qaadis

       Aadan Barre Ducaale  oo ah Hogaam iyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya ayaa lagu guulda reystay qorshe la doonay ay in xilka looga qaa do Sha lay. Qorshaha xilka looga qaadayay Aa dan ayaa timid ka dib markii isbeheysiga haya talada ee  Ke nya uu isbaddallo ku sameeyay xubnaha ka tirsan ee jagooyinka kala duwan ka ha ya 2aqal ee baarlamaanka iyo   sanetka.

    Aadan Barre Ducaalle ayaa warbaahin ta u sheegay in sababta uu kaga badbaad ay xil ka qaadista ay tahay in xubnaha ka tirsan xisbiga ay kalsooni ku qabaan shaq ada uu ka hayo baarlamaanka. "Badbaad ada Ilaahey ayaa iska leh kalsoonida G/ Baarlamaanka oo Shalay madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka ay joogeen dhib ayay kalsooni ii siiyeen… shaqadii a an ka qabtay xisbiga sida inaan baarlama anka ku hoggaamiyay, arrimihii dowladda oo aan sidii la rabay uga soo baxay an ig oo weliba kalsooni ka heysta xitaa dhin aca mucaaradka,” ayuu yiri xildhibaan Aad an Barre Ducaalle oo la hadlay BBC.

     Ducaale waxaa korsiga hoggaanka Aq labiyadda Baarlamaanka loo dhiibay ka dib doorashadii 2013-kii, waxaana mar ka le loo kordhiyay ka dib dorashadii 2017-kii.

Xiriirka Taliban iyo Al-Qacida oo wali xooggan ka dib heshiiskii Mareykanka

     Xiriirka u dhaxeeya Taliban, gaar aha an laanteeda Shabakadda Haqqani iyo Al-Qacida ayaa weli ah mid dhow, waxaa si daa shaaciyey guddi madax-banaan oo QM ka tirsan, ink asta oo uu jiro he shiiskii Mareykan ka iyo Taliban, ee Wa shington ay fileysay inuu soo afjari doo no xiriirka. "Taliban wa xay si jo ogta ah ula tashan ayeen Al-Qac ida intii uu socday wada-xa ajoodka Mare ykanka, waxayna siiyeen damaanad qaad ku aad an inay ilaalin doonaan xiriirkooda taariikh iga ah,” ayaa lagu yiri warbixinta guddiga QM oo loo gudbiy ey Golaha Ammaanka.

   "Guusha heshiiska waxay ku xirnaan do ontaa sida Taliban ay uga go’an tahay in ay ku dhiiri-geliyaan Al-Qacida inay joojiy aan dhaq-dhaqaayadooda Afghanistan,” ayaa lagu yiri warbixinta kooxda QM ee kormeerka cunaqabateynta Afghanistan. Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in haddii Taliban ay ixtiraamto heshiiska ay keeni karto in kooxda ay u kala qeybs anto laba garab oo kala ah mid raacsan Al-Qacida iyo mid kasoo horjeeda.

Askari lagu toogtay Banaanbaxyadda ka socda Mareykanka

  Askari ka tirsan booliska M/ Las Vegas ayaa ka mid ahaa 2qof oo lagu toogtay hal kaas maalintii Isniinta ahayd, sida ay war baahinta dalkaas shee gtay.

   Warbixin oo lagu qoray wargayka the Las Vegas Review-Jour nal ayaa lagu she egay in booliska maga alada as ay xaqiijiye en in Ask ariga lagu toog tay huteel agtiisa.

    Telefishinka 8 News NOW ayaa sidoo kale baahiyay in askariga uu ka mid ahaa 2 qof oo halkaas lagu toogtay.

    "Xafiiskayga waxaa lagu wargeliyay in booliska M/Las Vegas ay hadda ku howl an yihiin 2 dhacdo oo kala duwan, mar ka waxaa weli la qiimaynayaa xaaladda.” Ay uu yiri barasaabka Gobolka Navada, Steve Sisolak.

Muwadinin u dhashay Hindiya oo ku su gan Somaliland oo laga helay Covid 19

    Soomaaliland ayaa Shalay oo Talaado ah shaacisay natiijada dad looga shakis naa Cudurka Safmareenka ah ee Coronav irus,kuwaas oo baaritaano lagu sameeyey qaarkood laga helay Cudurka COVID-19.

Warbixin kasoo baxday W/Caafimaadka Somaliland ayaa siddan u qorneyd:

     Baadhitaanka 24kii saacadood ee u da nbeeyey la sameeyey waa 80 Lix iyo la ba atan qof (26) ayaa laga helay xanuunka, 22 waa Somalilander, halka 4 qof ay u dha sheen Hind iya. Bukaanadan 19 qof waa rag, 7 qofna waa dumar

    Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:    

(10jir ilaa 19jir =  2 qof)

(20jir ilaa 29jir = 9 qof)

(30jir ilaa 39jir = 7 qof)

(40jir ilaa 49jir = 6 qof)

(50jir ilaa 59jir = 1 qof)

(60jir ilaa 69jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 13 qof, Borama 7 qof iyo Berb era oo ah 6 qof   Waxaa xanuunka ka bog saday 5 qof taa si oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay  48 qof

Madaxweyne Qoor qoor” Galmudug hu bka ayaan ka xareynaynaa”

     Madaxweynaha Galmudug Axmed Ca bdi Kaariye Qoor qoor oo ku sugan M/Ga alkacyo ee xarunta G/Mudug ayaa sheeg ay in maamulkiisa uu dadaal badan uu ku bixin doono sidii Maleeshiyaadka tira bad an looga qaadi lahaa hubka.

    Madaxweynaha ayaa sheegay inay doo nayaan inay mideeyaan Awoodda maam ulka Galmudug, isl amar kaana Male eshiya ad beelee dyda  loo badali doo no Ciidamada Daraawi ishta iyo Boolis ka maa mulka Galmud ug."Galmud ug Shalay wax aan ka xare yneynaa hub ka gacm aha Goo ni goonida ah ku jira oo aan aw ooda Mide yneyno , awoodaasi iyo Hub ka asi waxaan ku dha lin doona Na badeynta degaanada ka Gal mudug iyo ka hortagga dagaal bee leedya da”ayuu yiri Md.Qoorqoor.

     Waxaa uu tilmaamay in Amniga dega an ada Galmudug lagu wareejin do ono Cii damo gaar ah oo ka amar ka qaata maa mul ka Galmudug, islamarkaana Shacab ka la ga doonaayo in ay taageero u muuji yaan. Ugu dambeyntii waxaa uu xusay in uu sii wadi doono kulamada kala duwan ee uu la qaadanaayo qeybaha kala duwan ee bul shada ee ku aaddan sugitaanka A mni ga, dhismaha Dekedda Hobyo, & sidoo kale horumarinta Mashaariicda hour marineed.

 


Khilaafkii Deni iyo Karaash oo la xali yey – Maxaa lagu heshiiyey?

    Khilaafkii u dhaxeeyey madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Saciid C/hi Deni iyo Axmed Karaash ayaa lagu guuleystay in la xa liyo, sida lagu she egay war kasoo baxay mad axtooyada Puntland. Khilaafka ayaa waxaa xalintiisa ku guuley stay qaar ka mid ah Isimada Puntland iyo guddoonka baarlaman ka, oo maalmihii u dambeeyay ku howla naa dhex-dhexaadin ta Deni iyo Karaash.

   War-saxafadeed ka soo baxay Madaxto oyda Puntland ayaa lagu shaaciyay in me esha laga saaray kala aragti duwanaantii dhinaca maamulka iyo shaqada ee u dhex eysay Madaxweyne Deni iyo ku-xigeenki isa, ka dib kulan ay Shalay oo Tallaado ah Madaxtooyada Garowe kuwada qaat een Madaxda ugu sarreysa Puntland iyo qaar kmid ah Isimada dhaqanka.

War-saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan hoose.

  "Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid C/hi Deni oo uu weheliyo Madaxwey ne ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shalay kulan la qaatay G/Baarlamaanka Mudane Cabdira shiid Yuusuf Jibriil Cawl, G/ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka C/casiis C/hi Cism aan, G/ku-xigeenka 2aad ee Baarlamaan ka Ismaaciil Maxamed Warsame iyo xub no ka mid ah hoggaanka dhaqanka Puntla nd”. "Kulanka ayaa looga hadlay kawada shaqeynta midnimada, amniga iyo horum arka Puntland waxaana lagu guuleystay in meesha laga saaro kala aragti duwanaan dhinaca maamulka iyo shaqada ah oo u dhexeysay Madaxweynaha iyo Madaxwe yne ku-xigeenka”.

   "Dowladdu waxay Bulshada Puntland u gu baaqaysaa inay ka shaqeeyaan dowla ddnimada, meel u gasoo wadajeestaan ca dowga, iskana ilaaliyaan waxkasta oo kha lkhalgelinaya nidaamka, amniga iyo jirita anka Puntland.”

Jeneraal Odawaa oo booqday Xerada 21aad ee Ciidanka Xoogga dalka

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage oo kujira safar uu Ku marayo Xarumaha CXD ee Deegaana da Galmudug ayaa Shalay gaaray Xarun ta Taliska Qaybta 21 -aad ee M/Dhuusa mareeb, isagoo kormeer ugu tag ey Ciidam ada Dhulka XDS ee fadhigoodu yah ay xeradaan kuwaas oo kujira Diyaar gar ow sare. Taliyaha ayaa kormeeray Xafii syada Taliska iyo rugaha CXDS M/ Dhu



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip