HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 27-MAY-2020

1
Wednesday May 27, 2020 - 10:18:10 in Wararka by
  • Visits: 881
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 27-MAY-2020

    Duqa Muqdisho oo tagay goobtii daga alka uu ka dhacay ee duleedka Dayniile Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Md.Cumar Maxamud Max amed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta shaqaaqo dagaal oo xaafada Cara-Gud uud ee D/Dayniile ku dha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqa Muqdisho oo tagay goobtii daga alka uu ka dhacay ee duleedka Dayniile Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Md.Cumar Maxamud Max amed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta shaqaaqo dagaal oo xaafada Cara-Gud uud ee D/Dayniile ku dhaxmartay maamul ka D/Dayniile iyo ciidama hubeysan oo ay maamulka degmada ku sheegeen inay dhulboob sameynayaan. Ciidanka hubaysan ayaa la sheegay in ay ka kala tirsanaa yeen Maamulka De egaan ka Garasba aley, Koontaroolka Siinkadheer & Ciid an la sheegay inay hoostagaan Sarkaal lagu magacaabo Nuur Xayir. Ciidankaasi ayaa qorshahooda wuxuu ahaa inay dhistaan dhul goofaf ah oo hal kaasi ku yaallo, balse Maamulka D/Daynii le ayaa si adag uva hortagay arrintaasi. Duqa M/Muqdisho oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa kormeeray goobta uu Shalay ka dhacay dagaalka isagoo sheeg ay in si deg deg ah loola xisaabtami doono cidkaste oo ku xad gudubta sharciga. Dagaalkaasi waxaa ku dhintay 3Askari oo dhinacyadii dagaalamay ah, halka si doo kalena ay jiraan Askar dhaawacyo ka le soo gaartay. Goobihii lagu dagaalamay, waxaa jooga ciidamada ammaanka D/Da yniile, halkaasi oo iminka xaaladeeda tah ay mid degan.


Midowga Yurub oo war kasoo saaray waqtiga loogu daray in guddiga doora shada uu ku hor-yimaado BF

    Ergeyga M/Yurub ee Soomaaliya Noc olas Berlanga ayaa durba ka falceliyey dib u dhaca ku yimid waqtiga guddiga doora shooyinka qaranb ay hortagi lahaayeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ay uu walaac xoog leh ka ga muujiyey waqtiga cusub ee loo asteeyey guddiga doorasho oyinka Qaranka.

     Nocolas Berlanga ayaa su’aal geliyey suurta-galnimada in waqtiga cusub ee loo qabtay guddiga doorashooyinka inay ku hor-yimaadeen baarlamaanka lagu shaac iyo doorasho waqtigeeda dhacdo.

    "Midowga Yurub wuxuu walaac ka mu ujinayaa suurta-galnimada cawaaqibka wa qtiga cusub ee loo qabtay in guddiga doo rashooyinka uu ku horyimaado baarlaman ka inay ka dhallan karto doorasho waqtig eeda ku dhacdo,” ayuu yiri.

    Hadalka kasoo yeeray M/Yurub ayaa ku soo aadayo xilli Guddiyada joogtada ah ay go’aamiyey in G/Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran (GM DQ) Xaliima Ismaaciil (Xaliima Yarey) ay baarlamanka hor-timaado 27-ka June, ka na horjeediso warbixinta ku saabsan door ashada dalka, xilliga ay dhaceyso iyo  noo ca ay noqoneyso.

    Warbixinta guddiga doorashooyinka ay aa markii hore qorshuhu ahaa in lasoo gu dbiyo 27-ka bishan May, taas oo macanah eedu yahay in hadda dib looga dhacayo muddo bil. Go’aankan ayaa si cad u jebi naya qo dobada 13-aad iyo 53-aad ee xe erka doo rashooyinka.

Sheekh Shariif "Waxaan ka digeynaa is ku day walba oo dib loogu dhigayo doorashada qaranka”

     Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh/ Shariif ayaa ka digay isku day walba oo la gu kordhinayo muddo xileedka Hey’adaha Dastuuriga, ka dib markii Dorraad 2da aqal ay dib u dhi geen Kulankoodii.

Shariif Sheekh ayaa  ku eed eeyay Guddo onka Baarlam anka inuu ku xadgudbay Das tuurka KMG iyo sharciga doorashooy inka, tallaabadii muddo bil dib loogu dhig ay hor imaanshihii Baarlamaanka ee Gudd iga doorashooyinka Qaran.

  "Waxaan ka digeynaa isku day walba oo dib loogu dhigayo do ora shada qaranka, iyo kordhinta muddo xileedka hey’adaha dastuuriga ah iyo ma daxda qaranka” ayuu yiri Sheekh Shariif.

   Waxaa uu intaasi kusii daray "Wixii ka dhasha isku daygaas waxaa masuuliyadd eeda dusha u ridan doona madaxda dow ladda”

   Ugu dambeyntii Shariif ayaa yiri "Dowl addan waxay ku fashilantay waajibaadkii loo doortay oo ay ugu horreysay qabasha da doorasho qof iyo cod ah kuna dhacda si xor ah oo xalaal ah”

Shir looga tashanayay diyaarinta xeerar ka Sharciga doorashoyinka oo Muqdi sho lagu qabtay

    Guddiga-wadajirka ee Diyaarinta Xeerar ka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyin ka Qaranka ee BFS ayaa Shalay waxay kulan wadatashi ah kula yeesheen Siyaasi iyiinta ka soo jeeda G/Waqooyi xarunta G/Shacabka ee Villa Hargeysa. Kulanka ayaa waxaa ay ka dhageyste en W/ Xildhibaa nadda, Xubnaha Aqalka Sare iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda G/Wa qoyi oo uu kamid yahay R/wasaare kux igeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar). Kulankooda ayeey diirada ku sa areen 2da dhinac qabyo-tirka mid kamid ah Nuqullada 4-taxeer ee guddiga loo ig maday,xilli Bilaha soo socda la gelayo Arr imo la xiriira doorashooyinka Soomaaliya. Kulanka waxaa Shir Guddoominayay G/ Guddi-wadajirka ah Xildhibaan Ibraahim Is aaq Yarow,waxaana goobjog ka ahaa In ta badan Xubnaha Guddiga oo ka kooban Baarlamaanka labada Aqal.

Dadkii Dorraad diyaaradda ku rasaaseey ey Qansaxdheere oo lagu raad joogo

    Waxaa soo baxayo warar dheeraad ah oo ku saabsan diyaaraddii siday sahay ga rgaar ee Dorraad lagu rasaaseeyey deega anka Qansaxdheere xilli ay doonaysay inay halkaasi ku degto.

    Maamulka D/Qansaxdheere, oo ah hal ka lagu rasaaseeyey diyaaradda, ayaa sheegay inay  bilaabeen howlgal ka dhan ah dadkii ka dambeeyey fakaas.

   G/Degmadaas Cabdirisaaq Cabdi Ibraa him ayaa tilmaamay in howlgalkaan ay si wadajir ah u fulinayaan Ciidamada Dowl adda, kuwa K/Galbeed iyo kuwa ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee la sheegay inaysan ka tirsaneyn howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.

     Guddoomiyaha ayaa sheegay in falka as ay ka dambeeyeen kooxo ka tirsan Al-Shabaab oo si ula kac ah u beegsatay diyaaradda xilli ay gargaar u siday carruur ta iyo Haweenka ku nool Gobolkaas.

    Gargaarka ay siday diyaaradda ayaa waxaa la sheegay inay soo dhiibtay hey’a dda Q/Midoobay u qaabilsan dhinaca cun tada ee WFP.

    "Daah ma saarno in Al-Shabaab ay ka dambeeyeen falkaas, balse waxaa nagu ballan ah inaan sida ugu dhaqsiyaha bad an gacanta ugu soo dhigno,” ayuu yiri Gud doomiye Cabdirisaaq oo la hadlay warba ahinta gudaha.

    Diyaaradaan ayaa la sheegay inay mar kii la rasaase eyey ka dib dib ugu noqotay M/Muqdisho, waxaa na laga leeyahay dal ka Kenya. Waa diyaa raddii 2ad oo laga lee yahay Kenya oo lagu beegsado guda ha Soomaaliya bil gudaheed, waxayna Ci ida mada Itoobiya dhawaan diyaarad ay leed ah ay Kenya ku soo riday D/Bardaale.

     Al-Shabaab weli ma aysan ka hadlin fal ka lagu eedeeyey ee ah inay ka dambee yeen weerarka lagu qaaday diyaaradaas, sidoo kalana D/Soomaal iyo Ken ya kama

aysan hadlin.

Dad calaamadaha Coronavirus ugu dhi ntay Cadaado iyo dad badani oo ka cab anayan

    Waxaa jira dareen xoog badan oo ka dhashay in xanuunka COVID-19 uu si we yn ugu faafayo M/Cadaado ee G/Galgadu ud,xilli aanu oolin qalabka lagu baaro xan uunkaasi.

   Isbitaalka Guud ee Cadaado ayaa wax aa Habeen hore siyaabooyin kala duwan ugu gee riyooday 2qof, oo midi uu yahay oday da’ ahaa iyo nin kaloo ganacsade, kuwaa oo si weyn looga yaq aan ay halkaasi.

Dr.C/isaaq,C/hi Qa arey, Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Cadaado ayaa Shalay sheegay in M/Cadaado lagu arkay dad fa ra-badan oo qaba calaamadaha lagu garto xanuunsidaha COVID-19, ee uu keeno Co ronavirus.   Waxaa uu sheegay in 2dii 7a ad ay aad u soo kordheen dadka ka caba naya hargab, qandho, madax xanuun dar an,urka, dhadhanka oo ka tagay iyo naqas ka oo ku dhegaya.

    2da nin ee Habeen hore ku dhintay Isbitaalka Cadaado ayuu sheegay inaanay xaqiijin karin inay xanuunka u dhinteen iyo in kale, marka laga soo tago in lagu arkay astaam aha lagu aqoonsado xanuunka.

  Dhakhtarka ayaa intaa ku daray in dhib aatada ay ka taagan tahay Cadaado oo aa nu oolin qalabka dadka looga baaro xanu unka iyo Oxygen-ka naqaska dadka siiya, taasina ay kala siman yihiin Galmudug inteeda kale.

   Isagoo la hadlayay VOA ayuu ka dhawa ajiyay in Galmudug oo dhan aanu oolin qa labka lagu baaro xanuunka, hase ahaatee ay Madaxweyne Qoorqoor gaarsiiyeen xa aladda adag ee ku soo korodhay M/Cada ado.

   Dr.Qaarey ayaa xusay in M/Cadaado ay naan ka jirin xarun dadka lagu karantiilo, balse dadka xanuunka ka cabanaya ay u gu yimaadaan Isbitaalka Cadaado, oo ah midkii lagula tacaalayay dadka kale ee xa nuunada kale qaba, isla-markaana dadka u imaanaya ay u badan yihiin kuwo ka cabanaya naqaska oo aynaan si caadiya u qaadan karin.

   Dr.Qaarey ayaa DFS ugu baaqay in si da ugu dhakhsaha badan ay qalabkaasi ku keento M/Cadaado, haddii xanuunka la tuhmayo mid magaalada ku sii baahaya.

Turkiga oo Midowga Afrika ka dalbaday in aysan faro-gelin arrimaha Soomaaliya

   Dowladda Turkiga oo saaxib dhow dhow la’ah DFS ayaa ka hadashay xaaladda dal ka,gaar ahaan hadalkii ka dhanka ahaa Ju bbaland ee ka soo yeeray wakiilka M/Afri ka, Amb. Francisco Madeira.

   War qoraal ah oo uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay safiirkii ho re ee Turkiga u jog ay Soomaaliya Amb. Kani Torun ayaa wu xuu uga hadlay arrin taasi, isaga oo ugu baaqay ururka M/Afri ka in uusan faro-gelin siyaasadda gudaha ee dalka Soomaaliya.

    Sidoo kale wuxuu carabka ku dhuftay in M/Afrika looga baahan yahay inuu dhex -dhexaad ka noqdo dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya.

     "M/Afrika waa in uusan faragelin siyaa sada gudaha ee Somaliya, M/Afrika waa inay dhex dhexaad ka noqdaan kooxaha siyaasadda haddii kale waxay wiiqi doon taa xasilloonida jilicsan.” ayuu qoraalkiisa ku yirid Danjire Kani Torun.

   Tan iyo markii uu Madeira khudbad ka hor jeediyey golaha ammaanka ee QM.ay aa wuxuu la kulmayey dhaleeceyn xoog an,ka dib markii uu shaaciyey inuu Madax weyne Axmed Madoobe heshiis la gaaray kaliya mucaaradka Ogaadeen.

   Hadalkaan ayaa sidoo kale ku soo aada ya, iyadoo Dorraad D/G/Jubbaland ay si we yn u cambaareysay ergeyga M/Afrika u qa abilsan arrimaha Soomaaliya, Amb. Franci sco Madeira, islamarkaana sheegtay inay dhowaan ku furi doonto gal-dacwadeed.

Ciidamada Xoogga oo weerar ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab, hubna ka soo furtay

    Taliyaha guutada 22-aad ee qaybta 27-aad ee ciidamada Xoogga dalka Som aliyeed, G/le Dhexe M/Mud Xasan Ibraah imayaa ka warbi xiy ey weeraro ka dhan ah Al-Shabaab oo ay ka fuliyeen gobolka Hiiraan.

   Taliyaha ayaa sheegay in weerarada oo ahaa kuwa qorsheysan ay ku qaadeen sa ldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen inta u dhexeysa degmooyinka Buula-Burde iyo Jalalaqsi. G/le Dhexe Maxamuud Xasan Ibraahim oo u warramayey warbaahinta ayaa tilmaamay in howlgalladaasi ay ku dil een illaa 7 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

    Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in hub iyo gaadiid ay ka soo furteen saldhigy ada ay weerareen, sida uu hadalka u dhi gay.

   Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay Al-Shabaab oo ku aadan howlgalladaasi ay guulaha ka sheegteen saraakiisha ciidamada DFS.

    Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo muddooyinkii la soo dhaafay ciidamada do wladda iyo kuwa AMISOM ay kordhiyeen howlgallada ka socda koonfurta iyo bart amaha dalka.

Xaaladihii ugu dambeeyay Coronavirus ee dalka laga diiwaangeliyay

   Somaliya ayaa waxay diiwaangelisay xa alado hor leh oo la xiriira xanuunka COV ID-19, ee uu keeno Coronavirus, iyadoo uu weli xanuunka u muuqdo mid dalka ku sii fidaaya.Wasaaradda Caafimaadka Som aliya ayaa waxay xaqiijisay in 22 xaalad ood oo cusub laga diiwaangeliyay dalka oo dhan, iyadoo 14 ka mida laga diiwaan geliyay Somaliland, 5 laga diiwaangeliyay G/Banaadir iyo min 1 laga xaqiijiyay Jubba land, K/Galbeed iyo Hirshabelle.

Kala bar bukaanada cusub ee ay W/Caa fimaadka diiwaangelisay waxaa weeye haween, waxaana xanuunka ka bogsaday 18 bukaan iyo 1 bukaana uu u geeriyood ay. Qoraal lagu daabacay barta W/Caafi maadka Somaliya ku leedahay Twitter-ka ayaa lagu sheegay in xaaladaha laga diiw aangeliyay dalka oo dhan ay haataan gaa rayan 1,711, tirada guud ee ka bogsatay na waa 253, halka 67 bukaana ay gudaha dalka ugu geeriyoodeen xanuunka.

    Sida ku cad jadwalka W/Caafimaadka waxaa G/Banaadir oo qura laga diiwaan geliyay1,123 xaaladood, iyadoo Somalila nd laga xaqiijiyay 217 xaaladood, Puntland 161 xaaladood, Jubbaland 99 xaaladood, K/Galbeed 88 xaalado od, Gal mudug 14 xaaladood iyo Hirshabelle oo 9 xaaladood laga xaqiijiyay.

   Hase ahaatee Jubbaland oo kale waxaa ay kol hore sheegtay in xaaladaha ay ka xaqiijisay deegaanadeeda ay kor u dhaafa yaan tirada haataan ku cad jadwalka Was aaradda Caafimaadka.

Xarunta Maamulka G/Shabellaha Hoose oo la dhagax dhigay

    Waxaa Shalay la dhagax-dhigay Xa runta G/Shabellaha Hoose ee M/Marka, si dayactir loogu sameeyo dhismaha xarunt aasi. W/Arrimaha Gudaha K/Galbeed, Max amed Abuukar Cabdi oo Shalay gaaray M/Marka ayaa dhagax dhigay Xarunta Gobolka.

    Wasiirka ayaa waxaa dhagax dhigga ku wehlinayay Gudoomiyaha Maamulka G/Sh/Hoose, Ibraahim Aadan Cali (Najax), Senator Xuseen Cali Xaaji oo ka tirsan Se natorada G/Aqalka Sare, lagana soo door toG/Sh/Hoose iyo xubno kale.

     Dhanka kale Wasiirka Arrima ha Gud aha K/Gal beed ayaa warbixin la xriirta arr imaha ammaanka, waxbarashada iyo caa fimaad kaba ka dhageystay Masuuliyiinta Maamul ka Gobolka.

    Xarunta Shalay laga dhagax dhigay M/ Marka ayaa sida uu ujeedku yahay waxaa lagu wadaa inuu ku shaqeeyo Maamulka G/Sh/Hoose. Xaruntan ayaana fududeen doonto adeegyada maamulka ee bulshada ku dhaqan gobolkaasi.


Coronavirus: Tijaabada talaalka Covid-19 oo soo gaartay Kenya

    Mid ka mid ah xarumaha cilmibaarista caafimaadka ee ugu waaweyn dalka Ke nya ayaa ku dha waaqday inay gac an ka geysaney so tijaabada talla alka cusub ee ay Jaamacadda Oxf ord usoo saartay cudurka Covid-19.

   Magaalada Kilifi ee ku taalla gobolka Xe ebta ee waddanka Kenya ayaa laga billa abi doonaa howlaha tijaabada tallaalka.

   Mas'uuliyiinta xarunt an oo lagu magaca abo Kemri-Wellcome trust ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan diiwaan galinta 400 oo shaqaale caafimaad ah oo la filayo inay isu xilqaamaan ka qeyb qaadashada tija abada.

   Howshan ayaa lagu tilmaamay mid qeyb ka ah dadaalka loogu jiro waxa loogu yeeray "tallaal dadka oo dhan anfaca".

   Guud ahaan dunida waxaa ka socda tar tan ay cilmibaareyaasha iyo seynisyahan nada ugu jiraan sidii dawo loogu heli lahaa cudurka safmarka ah ee faraha ba'an ku haya caalamka, ee Covid-19.

    Mid ka mid ah kooxaha hoggaaminaya howsha raadinta tallaalka wuxuu saldhig gooda yahay Jaamacadda Oxford ee dal ka UK - halkaasoo ay ka wadaan tijaaba da dawada xalka u noqon karta cudurka oo lagu magacaabay ChAdOx1 nCoV-19 - taasoo lagu tijaabinayo in ka badan kun qof oo ku sugan UK.

    Hadda waxaa dadaalka kusoo biiray cilmibaareyaasha Kenya. Afarta boqol ee qof ee tijaabada isu xilqaamaya ayaa laga doonayaa inay da'dooda ka sarreyso 18 sano, ayna yihiin shaqaale caafimaad oo rasmi ah, kuna sugan magaalo xeebeedka Kilifi.

    Waxaa jiray muran hareeyay fikradda ku saabsan in tallaalka cudurrada lagu tij aabiyo qaaradda Afrika, laakiin cilmibaar eyaashu waxay sheegeen inay oggolaan sho sharci ah raadin doonaan ka hor inta aysan tijaabada guda galin.

    Maxaa muhiim ka dhigay in tallaalka fayraska karona lagu tijaabiyo Afrkaanka?

Waxaa jira sheekooyin dhawr ah oo cabsi ah oo la xiriira in tijaabooyinka tallaalka fa yraska korona lagu sameeyo dadka ku sugan Afrika.

   Si kastaba ha ahaatee, saynisyahanna da ayaa sheegaya inay muhiim tahay in Afrikaanku ay ka qayb qaataan tijaabooyin kan, iyagoo ku doodaya inay xagal daacin karto dadaallada lagu doonayo in lagu helo tallaal ka shaqeeya guud ahaan aduunka - oo aan u gaar aheyn dalalka ho donka ah.     Shaqada tallaalkan waxay bill aabatay bishii january

    Bishii Maarso, Tedros Adhanom Ghebr eyesus, madaxa hay'adda caafimaadka ad uunka (WHO), ayaa ku dhawaaqay "Tall aal mideysan" oo aduunku u helo balanqa adyada dawo loo helo Covid19, oo ah cu durka asiiba neefmareenka ee uu sababo fayraska Karona.

    Maaddaamma aan la helin daawo ilaa iyo hadda, tallaal shaqeyn kara wuxuu do or weyn ka qaadan lahaa ka hortagga iyo xakameynta cudurka,sida ay sheegtay WHO.

    Tallaalka habka difaaca jirka ee dadka wuxuu bari lahaa in uu la dagaalamo fay raska si uu uga hortago inay bukoodaan.

Sidee u shaqeyaa tallaalku ?

           Wuxuu ka caawiyaa inuu dhismo dhifaacu isagoo iska dhigaya caabuqa

           Inuu ka caawiyo difaaca jirka in uu aqoonsado iyaga [caabuqa] uuna barto lana dagaalamo

           Haddii ay noqoto in jirku uu soo galo mid rasmi ah, horey ayuu u ogsoonaa wuuna yaqaan waxa uu sameynayo

           Tallaalku caadiyan wuxuu qaataa in la soo saaro sannado ama labataan sano

    Tallaalka Covid-19 wuxuu ogolaanayaa in xayiraadaha la qaado si nabadgalyo ah, isla markaana laga nasto nidaamka kala dheeraanshaha bulshada Illaa iyo hadda tijaabada hal tallaal ayaa ka bilowday Koo nfur Afrika - mid kalena ogolaanshihiisa ay aa laga filayaa Kenya.

   Balse arintan waxaa hareeysay dood.

Inkastoo doodda mucaaradka ku ah nooc kasta oo ka mid ah talaallada aysan aheyn wax cusub, doodda hadda ka taagan Afr ika waxay ku saleysan tahay isir-kala soc.

Cudurka Corona iyo Ecuador: Dal ay maydadka jidadka yaaleen bishii hore oo dadkiisa hadda ay bannaanbaxayan

    Kumannaan dad ah ayaa isugu soo ba xay waddooyinka Ecuador, si ay uga mud aaharaadaan jawaabta dhaqaalaha ee dowladda ee ku saabsan cudurka dillaa cay ee coronavirus.

    Qiyaastii 2,000 oo qof ayaa ku mudaa haraaday caasimadda Quito, iyagoo diid dan xayiraadaha looga golleeyahay la dag aalanka feyras ka.

  Isbuucii hore, Madaxweyna ha ayaa ku dha waaqay tallaab ooyin ay ka mid yihiin xiritaanka qaar ka mid ah shirkadaha ay dowladdu leedahay iyo dhimista mushaha raadka shaqaalaha dowladda.

   Ecuador ayaa ka mid ah waddamada uu sida xun u saameeyay cudurka ee ku yaalla koonfurta Mareykanka.

Qiyaastii 37,000 oo xaaladood ayaa la xaq iijiyey, in inkabadan 2,000 oo qofna waxay u dhinteen fayraska, sida ay sheegtay jaa macada Johns Hopkins.

     Dibadbaxayaasha oo xiran wejiga cala nkana kor u siday, ayaa ka qeybgalay isu soo baxa ay soo qabanqaabiyeen ururada shaqaalaha iyo ururada bulshada, kuwaas oo ka carooday wareegto uu soo saaray Madaxweyne Lenín Moreno.

      Sida laga soo xigtay Mr Moreno, 150,000 oo shaqooyin ah ayaa lagu waay ay coronavirus dartiis.

      Mudaaharaadyada ayaa sidoo kale la gu qabtay magaalada labaad ee Guayaq uil, halkaas oo masuuliyiinta ay bishii la soo dhaafay aad uga caroodeen dadkii u dhintay cudurka oo aan meydkooda la aa sin.

     "Haddii cudurka corona uusan na dilin, dowladda ayaa ina dileysa," waxaa sidaasi wakaaladda Reuters u sheegay, hogaam iyaha ururka ganacsiga ee magaalada ka jira.

    Duqa magaalada Quito, Jorge Yundo Machado, ayaa qoraal uu barta twitter-ka soo dhigay ku baaqay "caqli wanaagsan".

"Aan raadinno habab kala duwan oo lagu mudaaharaado, laakiin shaqsi ahaan ma aha," ayuu yiri, wuxuu intaasi raaciyay, in ay jirto "khatar sare oo ah in la is-qaad siiyo cudurka, waxaan ku jirnaa xaalad caafimaad oo degdeg ah".

      Wasiirka arrimaha gudaha María Pau la Romo, ayaa wariyeyaasha u sheegay, in qiyaastii 4,000 oo qof ay ka qeyb qaa teen bannaanbaxyo ka dhacay waddanka oo dhan, isla markaana hal boolis ah uu ku dhaawacmay.

Toddobaadkii hore, hay'adda caafimaadka adduunka (WHO), ayaa ku tiShalayy koo nfurta Mareykanka "xudunta cusub ee cudurka uu si ba'an u saameyn doono".

Dalka Brazil, oo diiwaan geliyay in ka bad an 23,000 oo dhimasho, waa tirada labaad ee ugu badan ee la xaqiijiyay adduunka oo dhan. Dalka deriska la ah Ecuador ee Peru, ayaa dhanka kale ka jira in ka badan 120,000 oo kiisas ah.

TACSI TIIRAANYO LEH

    Kooxihii K/K/G/Baadir ee Sanadkii 19 80-kii Wiilal iyo Gabdhaba  Waxaay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii uu ka

Macalin Xasan Faarax (Macalinjohn) uu ka geeriyooday M/London ee dal ka ingariiska waxana ga ara ahaan kooxdii  Ga bdhaha K/Koleyga  ee uu macallinka u ahaa  oo kala ah Xabiibo Axmed Jimcaa le, {Bi ibto],Sucad C/laahi Galow,Qadro Cali Sac iid,Aamino Cabdi {A.cuu,]Madiino Ga cal Geeddi,Caasha Aweys Sheekh {Camal ooti},Shukri Xaaji,Luul Baashi,iyo kuwo ka le ayaa tacsi gaar ah u dirayaan ehelka iyo axsaabta uu ka uu  geeriyooday  Marx uumka waxayna leehyihiin alle ha idinka samirsiiyo marxuumkana jannada lle haka waraabiyo….     AamiinAamiin Aamiin.


Ka warran haddii ay Hillary Clinton noqon lahayd madaxweynaha Mareykanka?

     duni u dhow mid run ah oo wax kas tana ay sidan ka duwanaan lahaayeen. Male'awaalka xiisaha leh ma nagu caawin ka raa inaan dhisno 'mustaqbal hab boon' ayey tiri Caryn James, oo ah wariye u dhalatay Mareykan ka oo dhaleeceysa fili mada.

   Sanadkii 2016-kii, shacabka Mar eykan ka waxay ku dhawaadeen inay mad axwey ne u doortaan Hillary Clinton, dad ka reer Britain iyaguna waxay ku sigteen inay dii daan ka bixitaanka M/Yurub. Bal ka war an haddii ay arrimahaas u dhici la haayeen si ka duwan sidii ay u dhaceen?

Qorayaasha mid ka mid ah buugaagtii u gu wanaagsanaa waayadan iyo barnaamij yo ka baxa telefishinnada ayaa sameeyay duni male'awaal ah oo ku dhisan jumladda "ka warran haddii ay sidaas dhici lahayd".

   Curtis Sittenfeld, oo ah qoraa u dhalatay dalka Mareykanka ayaa sameysay buug ay ku magacowday Rodhan-oo dad badan ay ku xirmeen-waxayna uga warrameysaa sida ay Hillary Rodham nolosheeda u eka an lahayd haddii aysan guursan lahayn Bi ll Clinton. (Waxyaabaha durba la fahmayo waxaa ka mid ah: in xirfaddeeda hammige eda siyaasadeed uu billaaban lahaa xilli ka horreeya waqtigii uu billowday, maadaa ma uu seygeeda siyaasi ahaa.)

    Shirkadda uu leeyahay ninka ku xeel dheer allifaadda male'awaalka filimada, ee lagu magacaabo William Gibson, ayaa ka qeyb qaadatay diyaarinta Duni ay madax weyne ka tahay Hillary Clinton, oo sidoo kale Britain aysan ka bixin M/Yurub.

    Qeybta ugu horreysa ee Filimkaas siy aasadeed ee male'awaalka ah, oo lagu magacaabay "The Good Fight=Dagaalka Wanaagsan" ayaa ka baxday telefishinka CBS, waxaana diiradda lagu saaray Hillary Clinton oo madaxweyne ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip