OGEYSIIS MUHIIM AH OO AY KUU HEYSO SHIRKADA ISGAARSIINTA SOMTEL

0
Thursday April 02, 2020 - 13:48:15 in Wararka by
  • Visits: 1169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    OGEYSIIS MUHIIM AH OO AY KUU HEYSO SHIRKADA ISGAARSIINTA SOMTEL

    Shirkada Isgaarsiinta Somtel Somalia ayaa Dhawaan Xariga Ka Jartay Xirmada $5 ee Adeegga Jumca Kariim Kaasoo Macaamiisha U Suuragilinaya In Mar Qura Uu Ku Shubto $5 Kuna Helo 10 GB & 100 Daqiiqo Oo Ku Hadal ah Oo aan Marnaba Ka Dhaceynin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Isgaarsiinta Somtel Somalia ayaa Dhawaan Xariga Ka Jartay Xirmada $5 ee Adeegga Jumca Kariim Kaasoo Macaamiisha U Suuragilinaya In Mar Qura Uu Ku Shubto $5 Kuna Helo 10 GB & 100 Daqiiqo Oo Ku Hadal ah Oo aan Marnaba Ka Dhaceynin. Macaamiil Fara badan ayaa Ka Faa'ideeysta adeegga jumca Kariim Gaar ahan Xirmada $5 Kuwaasoo Ku Diirsaday Data Internet U labalaabmeeysa 100%. Macaamiisha Isticmaasha adeegga Juma Kariim ayaa mar Qura Ku Shubta Data-dii ay Isticmaali Lahaayeen Todobaadka Socda & Bishaas Lagu Guda Jiro Intaba. Waxaa Intaas U Sii Dheer Tusaale Hadii uu Macmiilku Safar Galayo SafarKaas Oo Qaadanayo Mudo Dhowr Bilood ah Waxa uu Eheladiisa Ugu Shubi Karaa Data Internetka ay Isticmaalayaan Mudada uu Safarka Ku Maqanyahay.

 

              Xirmada $5 Ayaa Waxa' ay Macaamiisha U Sahashay Inay Daboosho Baahida Internet ay Todbaadkaas Qabaan Iyagoo Markiiba Helaya 10 GB oo Data ah, waxaana u raacaya 100 Daqiiqo ku hadal ah oo ay Kula Sheekeeysan Karaan Bulshada Inteeda Kale.

 

           Xirmada $5 ee adeegga Jumca Kariim Waxa aad Uga Shuban Kartaa adeegga eDahab Oo Kaliya, Taasoo U Sahleeysa Macaaiisheena Isticmaasha adeegga eDahab In Accountkooda eDahab Uga Shubtaan.

 

 Habraaca Fudud ee Ku Shubushada adeegga Jumca Kariim Waa *909#.

 

        Waxaa Xusid Mudan in Shirkadda Isgaarsiinta Somtel Somalia ay tahay shirkadii Ugu Horeeysay oo soo kordhisa adeega Jumca Kariim.

 

Xirmoyinkii Lagu Bilaabay adeegga Jumca Kriim ayaa Kala ah Xirmada $1 Oo Macmiilku Ku Heli Karo 2 GB & 25 Daqiiqio Oo Ku Hadal ah oo aan Marnaba Ka Dhaceynin Macmiilka.

 

    Halka xirmada $0.5 Uu Ku Helayo Macamiilka 800 Mb & 10 Daqiiqo Oo Ku Hadal ah Oo aan Marnaba Ka Dhaceynin.

 

       Shirkada Somtel Somalia ayaa Todobaad Waliba Maalinta Khamiista Saacdu Marka ay Tahay abaare 02:00Pm U sii Deeysa Bulshada adegga Jumca Kariim Iyagoo Ka

 

         Faa’ideeysta Inta Laga Garo Habeenimada Jimcaha ay Sii Baxeyso Sabti-na Uu Soo Galaayo Abaare 12:00Pm Xiliga Magaalada Muqdisho.

 

Isku Soo Wada Duuboo Shirkada Isgaarsiinta Somtel ayaa Horay Looga Bartay Adeegyo Casri ah Misna aad U qiimo Jaban Iyadoo Shirkada Somtel Had & Jeer ay U Damqato Bulshada Intooda Danta Yar, Kuwaasoo Xaq U Leh Inay Helaan Adeegg Isgaarsiineed Qiima Jaban oo Daboola Baahidooda (Data Internet & Voice) Intaba.

Image preview


Image preview



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip