Madasha Xisbiyada Qaran oo war ka soo saaray isku day ay sheegeen Sh.Shariif in lagu weerari rabay

0
Tuesday March 24, 2020 - 21:27:06 in Wararka by
  • Visits: 254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madasha Xisbiyada Qaran oo war ka soo saaray isku day ay sheegeen Sh.Shariif in lagu weerari rabay

    Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku sheegeen inuu fashilmay isku day la doonaayay in lagu weeraro guriga uu degan yahay Madaxweynihii hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed. Qoraalka ayaa waxa ay ku sheegeen madas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku sheegeen inuu fashilmay isku day la doonaayay in lagu weeraro guriga uu degan yahay Madaxweynihii hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed. Qoraalka ayaa waxa ay ku sheegeen madasha Xisbiyada Qaran, qorshaha isku daygaasi inay gadaal ka riixeyso Villa Somaliya, islamarkaana arrintaasi ay ka digayaan. Warkaan ka soo baxay madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa ku soo aadaya, iyadoo Wasiirka Amniga Somaliya uu beeniyay wararka la xiriira Ciidamo hubaysan in la dul geeyay guriga Sheekh Shariif Madaxweynihii hore ee Somaliya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip