SAWIRO:-Roobka xilliga Guga oo ka curtey meelo kamid ah Soomaaliya

0
Tuesday March 24, 2020 - 11:20:07 in Wararka by
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Roobka xilliga Guga oo ka curtey meelo kamid ah Soomaaliya

    Roobka Xilliga Gu'ga ayaa ka curtay deegaanno ka mid ah Gobolada Dalka, kaasi oo lagu diirsaday,waxaana uu ka da'ay magaalada galkacyo iyo nawaaxigeeda tan iyo wixii ka danbeeyay 7:30 fiidnimo Xalay, sidoo kale waxaa meelo ka durugsan Magaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobka Xilliga Gu'ga ayaa ka curtay deegaanno ka mid ah Gobolada Dalka, kaasi oo lagu diirsaday,waxaana uu ka da'ay magaalada galkacyo iyo nawaaxigeeda tan iyo wixii ka danbeeyay 7:30 fiidnimo Xalay, sidoo kale waxaa meelo ka durugsan Magaalada laga maqlayaa onkod aad u xoog badan. Deegaanada kale ee laga soo sheegay Roobabka waxaa ka mid ah Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan iyo nawaaxigeeda, kaasi oo ka da'ayay wixii ka dambeeyay 9:00 fiidnimo ee Xalay. Meelaha kale ee laga soo sheegay Roobka waxaa ka mid ah Degmada Caabudwaa ee Gobolka Galguduud, halkaasi oo uu ka da'ay Roob ay ku diirsadeen dadka iyo Duunyada iyo deegaano hoostaga degmada Ceel-Baraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip