Madaxweynaha Koonfur Afrika oo ku dhawaaqey xaalad deg deg ah

0
Tuesday March 24, 2020 - 11:16:14 in Wararka by
  • Visits: 311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Koonfur Afrika oo ku dhawaaqey xaalad deg deg ah

    Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika m ayaa ku dhawaaqay in uu dalkaasi gali doona xaalad deg deg muddo 21 maalmood ah sababo la xiriira Cudurka Coronavirus. Go'aankaan ayaa dhaqan geli doona laga bilaabo maalinta khamiista ah ee soo socota ilaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika m ayaa ku dhawaaqay in uu dalkaasi gali doona xaalad deg deg muddo 21 maalmood ah sababo la xiriira Cudurka Coronavirus. Go'aankaan ayaa dhaqan geli doona laga bilaabo maalinta khamiista ah ee soo socota ilaa 15 bisha April. Madaxweynaha waxaa uu sheegay kaliya inay furnaan doonaan Isbitaalada,Farmashiyeyaasha iyo meelaha lagu iibyo cuntooyinka si loo yareeyo Cudurka Coronavirus. Tallaabadaan ayaa waxaa ay saameyn ballaaran ku yeelan doontaa dad badan oo ay Ganacsato ku jiraan,waxaana la xadidi doonaa dhaq dhaqaaqa. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip