Maanta waxaad u soo joogtay, wax ummadihii kaa horeeyaya aynan u soo joogin..!!!

0
Monday March 16, 2020 - 17:38:22 in Wararka by
  • Visits: 1158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maanta waxaad u soo joogtay, wax ummadihii kaa horeeyaya aynan u soo joogin..!!!

    Maanta waxaad u soo joogtay, wax ummadihii kaa horeeyaya aynan u soo joogin, wax kalena waad sugee. waxaad nooshahay waqti la leeyahay, Kacbada iyo Masjidul Qudus qofna kuma cibaadeeysan karo.( F.S: 1 & 2aad).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta waxaad u soo joogtay, wax ummadihii kaa horeeyaya aynan u soo joogin, wax kalena waad sugee. waxaad nooshahay waqti la leeyahay, Kacbada iyo Masjidul Qudus qofna kuma cibaadeeysan karo.( F.S: 1 & 2aad).

        waqti la leeyahay, Masaajidda kale Dadku kuma cibaadeeysan karaan, haddii ey ku cibaadeeysanayaana Suulasha isma saari karaan ee 2 mitir ha kala fogaadeen.( F.S: 3aad).      

          Haddii dhib dhaco Goobaha Cibaadada ayaa loo carari jiray, Ducada jammaca ah ayaa la badin jiray, si loogu duceeysto, looguna tashado

      Maantana Jeermi aan loo jeedin uga carara ayaa nala yiri. Cadaab loo jeedana u carar miyaa?

         walaalkeey/walaasheey, wax i fahamsii, Ogaalkaaga iiga faa’iideey. Masaaladaan markii aan ka fikiray aqoon yarideeyda ayaan dareemay. sidee wax u socdaan? Ooyintu orgiga ka weeyn miyaa?

         Aqoontaada igu caawi, Jaahilnimadeeyda hala yaabin.

mahadsanid.




Qore: Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip