HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 10-3-2020

0
Tuesday March 10, 2020 - 09:58:37 in Wararka by
  • Visits: 1002
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 10-3-2020

    Maxey ka wada hadleen RW Kheyre & Madaxweyne Waare? Madaxweynaha D/G/Hir-Shabeelle Dr Ma xamed Cabdi Waare oo maalmahaan ku sug an M/Muqdisho ayaa waxaa uu kulan la qa atey R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khe yre. Kulanka ayaa 2da mas'uul w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxey ka wada hadleen RW Kheyre & Madaxweyne Waare? Madaxweynaha D/G/Hir-Shabeelle Dr Ma xamed Cabdi Waare oo maalmahaan ku sug an M/Muqdisho ayaa waxaa uu kulan la qa atey R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khe yre. Kulanka ayaa 2da mas'uul waxaa ay u ga wada hadleen Arrimo ay kamid yihiin Am niga iyo Mashaariicyo dhowaan laga fulin do ono Caasimada Maamulka Hir-Shabeelle iyo dhamaan Magaalooyinka Maamulkaas. Madaxweyne Waare ayaa uga mahad ce liyey R/Wasaaraha Soomaaliya sida dowlad da Soomaaliya u garab taagan tahay Maam ulka Hir-Shabeelle,iyada oo ay xusid mudan tahay in xiriir wanaagsan uu ka dhaxeeyo Maamulka Hir-Shabeelle iyo DFS.

Wasiirka Waxbarashada Goodax Barre oo gaaray magaalada Baraawe

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Xildhibaan C/hi Goodax Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Shalay waxaa ay gaar een M/Baraawe ee G/Sh/Hoose.

Wafdiga wasiirka ayaa waxaa garoonka di yaaradaha degmada Baraawe ku soo dhawe eyey Mas’uuliyiinta Maamulka degmada iyo Xubno ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya. Xubnaha la socda Wasiirka ay aa waxaa ka mid ah , Wasiirka Gargaarka & Maareynta Musiibooyinka ,Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Danjiraha Mid owga Yurub ee Soomaaliya Cali Saciid Fiqi iyo Xubno kale, iyagoona halkaasi mashaar iic kala duwan ka fulin doono.

"Waxaan Shalay Safar aan ku nimid an iga iyo Wasiiro ka tirsan XFS, degmada bar aawe ee caasimada maamul gobaleedka Ko onfur galbeed oo aan ka sameyneyno ma shaariic waxtar u leh horumarinta waxbara shada” ayuu yiri Wasiir Goodax Barre.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in wa fdigan ay hordhac u yihiin Madaxweyne Max amed Cabdulaahi Farmaajo oo lagu wado in uu xariga ka jaro mashaariic laga hirgeliyay degmada Baraawe.

Madaxweynaha Puntland oo kulan xas aasi ah la qaatey Wakiilka QM

Madaxweynaha DG/Puntland Md.Siciid C/hi Deni oo uu wehelinayo Madaxwayne Ku -xigeenka Maamulkaas Axmed Cilmi Cisma an karaash ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kusoo dhowe eyey, Wefdi uu hogga amin ayo Ergeyga Ga ar ka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan.

Kulan gaar ah oo ay yeesheen 2da dhinac ayaa waxaa ay uag wada hadleen si dii xal looga gaari lahaa khilaafka D/ Federa alka iyo Maamulka Jubbaland iyo doorasha da soo socota ee 2021 la filayo inay ka dha cdo dalka.

Wakiilka Gaar ka ah ee Q/Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan ayaa uga mahad celiyey Madaxda Puntland sida ay u wada Shaqeeyaan,isaga oo ku baaqay in la xaliyo khilaafka jira.

Madaxwyenaha Puntland Siciid Cabdul laahi Deni ayaa dhankiisa uga mahadeliyey Ambassador James Swan sida uu mar wal ba uga Shaqeeyo arrimaha horumarka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay inay ka wada hadle en sidii looga bixi lahaa xaalada dalka uu ku jiro taas oo uu sheegay in dad badan uu uga jiro mugdi,waxaana uu rajo wanaagsan ka muujiyey in uu yimaado isfaham ku dhisan wadatashi iyo in doorashada waqtigeeda la qabto.

Boqor Salmaan oo qaaday tallaabo uu ku beeninayo warar dhowaan laga faafiyey

Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz Ala Saud ayaa Shalay qaaday tallaabo uu ku beeninayo warar maalmahan ay aad u werineysay warbaahinta oo ku saabsanaa in xaaladdiisa caafimaad ay liidato.

Boqor Salman ayaa Shalay markii ugu hor eysay muddo kadib soo muuqday Shalay oo Axad ah, inta lagu guda jiray xafladda dhaarinta qaar ka mid ah safiirada Sacu udiga ee dibedda.

Muuqaalka Boqor Sal man ayaa yimid kadib markii warbaahinta ay sheegeen in xaaladii sa caafimaad ay sii xu maaneyso sidoo kalana ay boqortooyada xir -xirtay mas’uuliyiin ka tirsan Sacuudiga, kuw aas oo ay ku jiraan amiirro sar sare oo ka tir san qoyska boqortooyada, oo uu ku jiro wal aalkiis Amiir Ahmed bin Abdul Aziz, iyo dhax al-sugihii hore Muhammad bin Nayef.

Sida ay barteeda Twitter-ka kusoo qor tay wakaaladda wararka ee Sacuudiga ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan SPA, wa xaa garabka boqorka kasoo muuqday Amiir Faisal bin Farhan bin Abdullah, Wasiirka Arimaha Dibadda, iyo kaaliyaha xoghayaha gaarka ah ee dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Tamim bin Abdulaziz Al-Salem, iyadoo uusan meesha joogin dhaxal-suge Mohamed bin Salman.

Shalay wakaaladda wararka ee Associ ated Press oo soo xigatay sarkaal Mareyk an ah ayaa sheegtay in boqorka Sucuudiga uu caafimaadkiisu wanaagsan yahay uuna ka soo muuqday kulankiisii uu la yeeshay Xo ghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo, kaasoo ka dhacay M/Riyadh 20-kii bishii Feberaayo, iyadoo labada Mas’u ul ay ka wada hadleen dagaalka Sacuudiga hoggaaminayo ee Yeman, qaabkii loo wajihi lahaa Iiraan, Dagaalka Suuriya iyo Arrimaha Xuquuqul Insaanka.

Ilaa hadda lama helin xaqiiqda xarigii loo geystay amiiro badan oo ka tirsan qoyska Boqortooyada Sacuudiga, laakiin Wall Street Journal iyo New York Times, oo soo xigana ya ilo wareedyo xog ogaal ah, waxay xaqiij iyeen in xubno ka tirsan ilaalada boqortooya da ay xireen labada amiir, Ahmed bin Abdulaziz, oo la dhashay Boqorka, Iyo dha xal sugihii hore ee Boqortooyada Muxamed bin Nayef subaxnimadii Jimcaha kadib ma rkii lagu soo oogay Khiyaano qaran, waxa ana laga yaabaa inay wajahaan daldalaad ama xabsi daa’in.

Taliyaha Guud ee Ciidanka Talyaaniga oo laga helay Coronovirus

Waxaa dowladda Talyaaniga ay xaqiiji sey warar sheegayay in Cudurka Dunada wadamo badan ku faafey ee Coronavirus la ga helay Taliyaha guud ee Ciidamada dalka Talyaaniga Jeneraal Salvatore Farina.

Warabahinta dalka Talyaaniga oo soo xiganeysay Mas’uuliyiin ka tirsan dalkaas ay aa waxaa ay sheegeen in baaritaan lagu sa meeyey Taliyaha laga helay Cudurka Coron avirus,isla markaana la go’aamiyey in mud do 14 Maalmood ah la karantiilo.

Si kmg ah ayaa xil ka Taliyaha Guud ee Ciidamada Talyaaniga ayaa waxaa loogu Magacaabey Jeneraal Fe derico Bonato,iyada oo muddada 14-ka Maa lmoodka ah Gurigiisa lagu karantiilo doono.

Si kastaba dalka Talyaaniga oo ah dalka lab aad ee Cudurkaasi uu ka dilaacey ayaa wax aa ilaa iyo hadda la xaqiijiye inay u dhinteen 366 qof,waxaana uu ku dhacay dad gaaraya ilaa 7,375 qof,iyada oo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga Giuseppe Conte uu amar ku bixiyay in la xiro gobolka waqooyiga ee Lombardy iyo 14-gobol oo kale,taas oo lagu xakameynayo inuu faafo Cudurka Coronov iruska.

Somalia & UK oo ka wada hadley kor dhi nta tababarada Ciidamada Dowlada

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhig ga ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-ambe) ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmey Safiirka Brit ain ee Soomaaliya Amb, Ben Fender.

Kulan gaar ah oo ay wada yee he enay aa waxaa ay uga wa da had leen taa geerad da D/UK ay siiso W/Gaa sha andhigga si ay uga qeyb qaadan lahayd dib- u dhiska CXD Soomali yaeed.

"Waxaan la kulmay safiirka UK u fa dhiyo Somaliya Mr Ben Fender, Wuxuu ah aa kul an aad iyo aad u qiimo badan waxaan ka wada hadalnay taageeradda Dowladda UK ay siiso Wasaaradda Gaashaandhigga si ay ooga Qeybqaadan lahayd dib- udhiska Ci id anka Xoogga Dalka Soomaliya ayuu yiri ”Wa siirka Gaashaandhigga.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in uu aad ugu mahad celinayo Dowladda Ingiriiska oo Dib-udhiska iyo Tayeynta ku wadao Taliska Qeybta 60’aad CXDS ee Koonfur Galbeed, oo hadda Dowladda Uk ka hirgelisay dhismo Xero Cusub oo Ciidamadda XDS lagu tabab ari doono. D/Britain ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha taageera Soomaaliy a,wax aana ay dhowr jeer tababar iyo qalab siisey Ciid amo ka tirsan kuwa D/ Soomaaliya.

Ra’iisal Wasaaraha Suudaan oo ka badbaaday isku-day dil

Wararka ka imaanaya Sudan ayaa shee gaya in Ra’iisal wasaare Cabdalla Xamduuk oo ka badbaaday isku-day lagu dili rabay.

Telefishinka dowladda iyo xubin ka tirsan golaha wasi irada ee dalkaasi ayaa she egay in kolonyo uu la so cday ra’iisal wasaaraha la gu weerarray caasimadda Khartuum.

Xaaska Mr Xamduuk ayaa website max alli ah u sheegtay in la isku-dayay in la qarx iyo gaariga uu la socday ra’iisal wasaaraha.

Waxa ay intaa ku dartay in uu badqabo oo uu fiican yahay. Ra’iisal wasaaraha ayaa la geeyay goob ammaan ah oo aan la shaacin.

Soomaaliland iyo Midowga Yurub oo heshiis kala saxiixdey

Magaalada Hargeysa ee deegaannada Soomaaliland waxaa Shalay heshiis ku kala saxiixdey Safiirka midawga Yurub ee Soo maaliya, Amb. Nicolas Berlan ga & Wasiir ka arrimaha guda ha Somaliland, Maxamed Kaa hin.

Heshiiskaan oo muddo laga soo Shaqe ynayay ayaa waxaa uu yahay mashru uc la gu horumarinayo caddaalada iyo ciidam ada ammaanka Somaliland, waxaana la sheegay in Heshiiskaan uu ku kacaayo lacag gaare ysa ilaa 7 milyan oo Dollar.

Heshiiskaan ayaa waxaa si wada jir ah u saxiixey Safiirka midawga Yurub ee Sooma aliya, Amb. Nicolas Berlanga & Wasiirka arr imaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaah in,iyaga oo sheegay in la Dhaqan gelin doono.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin ayaa uga mahad celiyey M/Yurub wada Shaqeynta ay la leeyihiin Soo maaliland iyo caawinta ay hada iyo jeer la garab taagan yihiin Xukuumadda Soomaal iland.

Safiirka midawga Yurub ee Soomaaliya, Amb. Nicolas Berlanga ayaa dhankiisa ball an qaadey inay msharuuc aan hirgelin doo naan,sidoo kalena looga baahan yahay Xuk uumadda Soomaaliland ay dhankeeda guda to waajibka looga baahan yahay.

Xuutiyiinta Yemen oo Eedeyn & digniin u jeediyey DFS

Sida lagu daabacay Shabakadda Wararka ee Almashhadalkhaleeji.com Kooxda hube ysan ee Xuutiyiinta kana dagaalanta dalka Yemen ayaa Dowladda Federaalka Soomaal iya waxaa ay ku Eedeeyeen inay ku soo xad gudbeen Jaziiradaha Yar ee dalkaas ee So qotra,isla markaana ay dooneyso inay noq oto goob Cusub oo laga baaro Shidaalka.

Shir deg deg ah oo ay yeesheen Xubna ha Guddiga fulinta Kooxda Xuutiyiin ta Yemen oo uu Shir-guddoominayey Mas’ uu lka ugu magacaaban Wasiirka Gaadiid ka, Zakariya Al-shaami ayaa lagu sheegay in DFS ay ku xad gudubtey Jesiiradaha yaryar ee Soqotra ee u dhexeeya Xuduud-baddeed ka dalalka Yemen iyo Somalia kuna dhow Kanaalka Guwardafuuy iyo G/Cadme ed ShakabaddaWararkaAlmashhadalkhaleeji.com oo soo xiganey say Faraca Wakaallad da Wararka Yemen ee SABA ee ay Xuutiyii nta maamulaan ayaa Wasiirka Shidaalka iyo Macdanta ugu Magacaaban xuutiyiinta ee Axmed Daaris waxaa uu sheegay in marn aba aan laga aqbaleyn qorshaha ay wado DFS isaga oo uga digey arrintaas.

Kooxda Hubeysan ee Xuutiyiinta waxay kaloo soo hadal-qaadeen inay DFS ay doo nayso inay QM ka ansixiyaan, kana xaqiijiya an Biyaha Gobalka iyo Jasiiradaha Soqotra.

Dhinaca kale qoraal dheer oo kasoo ba xay Madaxda Kooxda Xuutiyiinta ayaa lagu sheegay in DFS ay soo degsatay Khariidada qeybaha Badda ee ay u aqoonsadeen qey baha cusub ee Batroolka ee Jasiiradaha So qotra,iyaga oo ku hanjabey inay Sharciga la tiigsan doonaan.

Jasiiradaha Soqotra oo gaaraya Afar wa xaa ay 240-KM dhanka Bari kaga toosan yih iin Xeebaha Puntland ee Somalia, halka ay Jesiiradahaasi u jiraan dalka Yemen masa afo dhan 240-KM ee Koonfurta Gacanka Car beed,waxaana la sheegaa in ay yihin Goobo Shidaal laga heli karo.

DF/Soomaaliya weli dhankeeda kama hadlin Warkaan kasoo yeeray Kooxda Xuutiyinta Dalka Yemen ee ah in Dowlada ku xad gud ubtey Jaziiradaha Yar ee dalkaas ee loo yaq aano Soqotra.

Guddoomiye Gobol oo sheegay in hal Arrin darteed uu isku casilayo

Guddoomiyaha Maamulka G/Hiiraan Cali Muxumed Carraale ayaa weli waxaa uu ku sugan yahay degmada Buulo Burde ee G/Hiira an,halkaas oo uu ka wa do kulamo xal loogu raa dinayo khilaaf dinaca Maamulka ah ee ka jira degmadaas.

Guddoomiyaha ayaa kulan isugu keenay qeybaha kala duwan ee Bulshada,saraakii sha Ciidanka Dowladda & kuwa AMISOM,si xal buuxa looga gaaro mad madowga ka jira Bulshada,kuwaas oo qaarkood diidey Maa mul Cusub ee loo Magacaabey degmadaas.

Waxaa uu sheegay Guddoomiye Cara ale in uu rajo wanaagsan ka qabo in uu isku keeno qeybaha kala duwan ee Bulshada,isla markaana uu xaliya khilaafka dhanka Maa mulka ah ee ka jira degmada hadii uu keeni waayana uu si casilayo.

"Waxaan rajo ka qabaa in aan xaliyo wa xa ka jira Buulo Burde runtii Beledweyne oo intaan ka daran kana qabaa’ilo badan ayaan xasilyey Buulo Burdena waa ku orod,balse haddii aan xalin waayo waan si casilayaa ay uu yiri”Guddoomiye Caraale. Madaxwey naha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Ca bdi Waare & Wasiirka Arrimaha gudaha Maa mulkaas Maxamed Cali Caadle ayaa dhowr jeer ku lab laabtey Buulo-burde,hayeeshee aysan wax xal ah ka gaarin khilaafka Maa mulka ah ee ka jira halkaas,kadib markii Wa siir Caadle uu Maamul Cusub u Magacaab ey degmadaas,hayeeshee ay diiden Odayaa sha Dhaqanka.

Gabar cirbad aan dareeraheeda la aqoon lagula duray Gaalkacyo

M/Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ku soo badanaya kooxaha hu beysan, ee cirbaha dareeraha ku jira aan noociisa la aqoon hablaha kula mudaya magaaladaasi.

Kooxo hubeysnaa, watayna mooto bajaaj ayaa Isniintii waxay Koonfurta M/Gaalkacyo ku weerareen gabar la sheegay inay xoolo xareyneysay, iyagoona ku muday cirbad daan oo wixii ku jiray aan weli la aqoonsan.

Kooxahan ayaa waxaa la sheegay inay damceen gabadhaasi in ay horey u kax eysteen, balse qaylo dhaan ay sameysay wa xaa la sheegay inay ku soo baxeen qaar ka mid ah dadka deegaanka, taa oo sahashay inaanay kaxeysan.

Gabadha oo lagula cararay goobaha caa fimaadka ayaa la sheegay tan iyo markii ci rbadda lagu muday in ay suuxsan tahay.

Qoyska gabadhan ayaa waxay dhakhaatiirta u geeyeen cirbaddii lagu muday gabadho oda, iminkana ay ku hawlan yihiin baarita ano ku aadan dareerihii ay adeegsadeen ko oxihii afduubka damacsaneyd.

Shariif Maxamed Kediye oo adeer u ah gabadha uu dhibku gaaray, lana hadlay Ra dio Kulmiye ee M/Muqdisho ayaa dhacdad an ku sheegay mid mucjiso ah, oo layaab gelisay.

"Arrintani wax mucjiso oo lala yaabo a yay ahayd, gabadha ayadoo ari xareyna ysa baa qayladeeda la maqlay, markii guriga la ga soo baxay oo gabadhii lagu ordayna, gab adhii oo miyir la’ iyo cirbadiiyoo ku taagan baa loo tagey, bajaajta oo sii carareysana dad baa u jeeday, wax kaloo la hayo lama arko.

Gabadhii waa lala cararay, isbitaalkaa la geeyay, illaa hadda gabadhii waa miyir la’d ahay, laakiin cirbaddii oo dhiig leh baa me eshii la geeyay, baaritaan baana ku socda.” Ayuu yiri Shariif Maxamed Kediye

Wuxuu sheegay gabadha oo 17 jir ah in la geeyay Isbitaalka weyn ee Koonfurta Ga alkacyo ku yaala, waxa uu intaa ku daray in markii hore aanay wax dhaqdhaqaaq ah lah ayn, balse ay iminka gabadhu bilowday inay dhaqdhaqaaq samayso.

Falalka ceynkani oo kala ah ayaa ku soo badanaya M/Gaalkacyo, iyadoo bul shada ku dhaqana ay aad u hadalhayso falalka la gu afduubanayo hablaha magaaladaasi ku nool. Xigasho:-dhacdo.com


Yuusuf Garaad”Dadka ila soo xiriirey Ogaa da aniga xil kama qaban Galmudug”

Wasiirkii hore ee arrimahada Dibadda So o maaliya Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar Ha been horena guddoomiye looga dhigey Guddi ga qaban qaabada Xaflada Caleema saarka Madaxda Galmudug ay aa ka hadlay mo wqifkiisa Shaqada loo igmadey iyo dad badan oo dhaliilo ka muujiyey Shqada loo dhiibey.

Yuusuf Garaad waxaa uu sheegay in uu aqbalay Shaqada uu u doortey Madaxweyn aha Galmudug Axmed Qoor Qoor,,isla mark aana isaga oo eegaya baahida loo qabo in Si yaasada Xasisha si Shacabka iyo Siyaasiy in tooda ay u midoobaan uu tixgeliyey soo je edi nta Madaxweynaha Galmudug.

"Aniga oo xeerinaya baahida ay Soom aaliya u qabto in ay siyaasaddu xasisho, oo fur sad kasta oo suurta gal ah looga faa’iidey sto in siyaasiyiinta dhexdooda iyo shacabka iyo si yaasiyiintuba ay is fahmaan isuna soo dhowaa daan, isla markaana tixgelinaya soo jeedinta Madaxweynaha Galmudug oo inkas ta oo aan mar ka wada tirsaneyn Xukuumad da aynaan mar kasta isku ra’yi ahayn, ogna inuu og yahay in aan taageeray murashax kale, waxaan aq balay howsha uu ii xilsaaray oo ah qabanqaab ada munaasabadda calee ma saarka ayuu yiri”Yuusuf Garaad.

Waxaa uu sheegay in uu u mahad cel ina yo Madaxweynaha Cusub ee Galmudug ee Shaqadaasi u igmadey,isla markaana uu rajey nayo in uu si wanaagsan uga soo bixi doono waajibaadka loo xil saarey.

Sidoo kale Siyaasiga Yuusuf Garaad waxaa uu sheegay in dad badan ay lasoo xiriireen oo ay tallooyin u soo jeediyeen uuna qaatay balse uu u sheegayo in isaga uusan Galmu dug ka qaban wax xila ah.

"Talooyin aan arkay iyo saxiibbada qaar ila soo xiriirayba, waxaan leeyahay adinka oo aad ugu mahadsan qaddarinta aad ii he ysaan, ogaada anigu Xil kama qaban Galmu dug, Ma ihi mana rabo in aan noqdo nin isk ala weyn in uu dadkiisa iyo dalkiisa u adee go. ayuu sii raaciyey hadalkiisa.”Yuusuf Garaad.

Saacadihii la soo dhaafay ayaa markii Yuu suf Garaad looga dhigey guddoomiye Xubna ha Guddiga qaban qaabada Caleema sa arka Madaxda Galmudug oo ka kooban 13 Xubno od ayaa waxaa jiray dad siyaabo kala duwan u fasirayay balse uu sheegay in uu diyaar u ya hay ka Shaqeynta howlsha loo dhiibay.

Wiil Dhallinyaro ah oo isku dilay Buuraha Ahraamta

Wiilkan dhallinyarada ah oo kasoo jeeda dalka Masar ayaa wararku sheegayaan inuu si bareer ah isu dilay isa goo iska soo tuuray bu ur kamid ah buuraha taariikhiga ah ama ah raamta dalka Masar, taasoo dhererkeedu ya hay 136 miter. Wasaaradda dhaqanka da wlad da Masar ayaa sheegtay in wiilku uu Is ka soo tuuray meel sare kadibna oo dhulka ku dhacay isagoo mayd ah maadaama ay buurtu aad u dheerayd isaguna uu ahaa wiil aad u da’yar.

Wasaaradda ayaa she egtay inay baarit aan xoogan ku wado wax yaalaha sababay in uu iska soo tuuro buurta dheer isla markaa na ay soo bandhigi doo nto xogta ku saabsan arri ntaas.

Ciidamada nabadsugida ayaa sheegay in ay ogaadeen in wiilka dhalinyarada ah uu bu urta fuulay isagoo aan qa adan digniintii ay siiyeen ila alada ahraamta masar isla markaa na uu ka baxsaday ilaalada markii uu dusha sare tagayna oo si toos ah isu soo tuuray.

Laammaha ammaanka ayaa dhankooda sheegay in baaritaano hor dhac ah oo la sa me eyey ay sheegayaan in wiilka dhalinyara da ah uu maskax ahaan xanuusanaa isla ma rkaana uu ahaa qof aan la ilaalin karin.

Ciidamada Jubbaland oo fuliyey howl gal qorsheysan

Ciidamada Daraawiishta D/G/ubbaland ayaa waxaa ay howlgallo ka la duwan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Sha baab ka fuliyeen deeg aano ka tirsan Gobol ka Jubbada Hoose oo qaarkood ay ku sug naayeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ee how lgalka hoggaamineysa ayaa waxaa ay Warb aahinta u sheegeen in howlgallada laga fuliyey deegaa nnada kala ah, Beer-Xaani, Qudus, Kaam jaroon iyo Jan aay Cabdallle,isla mar kaana aysan la kulmin wa iska caabin ah.

Saraakiishu waxaa ay sheegeen in howlgal kaas uu ahaa mid amniga lagu xaqiijinayey, isla markaana Ciidamada Daraawiishata do wlad Goboleedka Jubbaland ay ku doonay aan inay Al-Shabaab kaga saar aan deegaan nada Gobolada Jubbooyi nka.

Dhawaan ayay aheyd markii Ciidamada Da nab ee xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ay ho wlgallo qorsheysan ka fuliyeen tuul ooyin hostaga degmada Jamaame ee G/Jubbada Hoose,hal kaas oo xarumo wa aweyn ay ku leeyihiin Al-Shabaab

Qarax ka dhacay Boosaaso & Faah faahin kasoo baxeysa

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka la gu Aaso ayaa waxaa uu Xalay ka dhacay M/ Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee D/G/Pu ntland. Qaraxa halka lagu aasay ayaa waxaa Barkoontorool ku leh Ciidamo ka tirsan kuwa Badda Puntland,waxaa na la sheegay in qar axa Miino ee Xalay uu ku dhaawacmey hal Ruux.

Saraakiisha amniga gobalka Bari ee Maam ulka Puntland ayaa waxaa ay sheegeen inay san jirin cid kale oo qaraxaasi wax ku no qotay,hayeeshee ay wad aan baaritaano ku aadan sidii gacanta loogu soo dhigo cidii ka danbeysay qaraxaas.

M/Boosaaso ee G/Bari ayaa waxaa ay ka mid tahay deegaannada ugu amniga xun de egaannada Puntland,waxaana dhowr mar ka dhacay qaraxyo bambaano iyo toogasho la gu diley askar iyo mas’uuliyiin.

Wiil Dhalinyaro ah oo lagu diley degmada Balcad

Wiilkaan Dhalinyarada ahaa oo kamid ah aa dadka ku nool degmada Balcad ee G/Sh/ Dhe xe ayaa waxaa la sheegay in uu di ley Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Soo maaliya. Wiilka la diley oo Magaciisa lagu soo koobey Cabdi Fanax ayaa dilkiisa wax aa uu ka dha cay bar-koontorool oo laga ilaa liyo degmada Balcad lagana soo galo dhin aca Biyo xireenka degmadaas.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheege en in dilka uu yimid,kadib markii Ciidanka Ko ont oroolka ku sugnaa ay qabteen Wiil dhalin yaro ah oo ay ka shakiyeen ,hayeeshee Wiil ka kale ee la diley oo watay Mootada dhug dhugleyda ee labada lug leh uu kusoo dhac ay,isla mark aana uu isku dayay in uu ka celi yo,hayeeshee muran kadib Wiilkii Mootada watay la diley.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheeg ayaan in askari dilka geystay ay Ciidamada Ammanaka Maamulka degmada Gacanta ku dhigeen,isla markaana Xabsiga la dhigey.

Si kastaba dilkaan Wiilka Dhalinyarada ah aa loogu geystay degmada Balcad weli kama hadlin Mas’uuliyiinta Maamulka degmada Balc ad,waxaana dilkaan uu walaac ku ab uuray Bulshada ku nool degmadaas

Xigashoradiorisaala.com

Mareykanka oo duqeyn cusub ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Taliska Mareynka ee qaaradda Afrika ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey duqeyn diy aaradahooda shalay gelinkii dambe ay ka ful iyeen deegaanka Janaale oo ka tirsan G Sh/ Hoose ee K/Galbeed Soomaaliya

Qoraalka ka soo baxay AFRIRCOM ayaa la gu sheegay in weerarkaasi oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidankooda iyo kuwa Soomaaliya lala beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Sidoo kale warsaxaafadeedka ka soo bax ayAFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyntaan cusub lagu khaariyey illaa afar xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Mareykanka ayaa sidoo kale intaasi ku dar ay in uusan jirin khasaare dadka rayidka ah ka soo gaaray duqeyntaasi dhinaca cirka ah.

"Mareykanka waxay si dhow ula shaqaysaa la-hawlgalayaasha caalamiga ah dadaallada la xiriira horumarinta waaxda amniga, oo ay ka mid yihiin Qaramada Midoobay, Midowga Yur ub, Midowga Afrika, AMISOM iyo waddamada kale ee ku tabaruca ciidamada Wadajir ahaan, waxaa naga go’an horumarka Soomaaliya ee sii kordhaya” ayaa lagu yiri qoraalka.

Dhinaca kale dowladda Soomaaliya ayaa iyaduna ka hadashay duqeyntaasi, waxaana ay sheegtay inuu howlgalkaasi ay la socotay, u na dhacay sidii loo qorsheeyey.

"D/F/Soomaaliya iyo la-hawlgalayaasheeda Mareykanka waxay dadaal dheeri ah u galeen sidii looga hortegi lahaa dhibaatada dadka ra yidka ah ay ku hayaan Xubnaha ka tirsan Urur ka Al-Shabaab.” ayaa lagu yiri qoraalka dowl adda.

Sidoo kale waxaa warkaan lagu sheegay in ay sii socon doonaan weerarada ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoona dowladda federaalka ay xustay in duqeymihii ugu dambeyey lagu diley illaa 27 xubnood oo ka tirsanaa dagaalyahan nada kooxdaasi hubeysan. Mareykanka oo garab weyn dowladda fede raalka ka siiya dagaalka Al-Shabaab ayaa san adkaan iyo ka horreeyey kordhiyey howlgal lada uu ka fuliyo

Soomaaliya.


 

XOG CUSUB OO LAGA HELAY AMIIRADII LA XIR AY EE SACUUDIGA IYO HAL ARRIN OO LOO OGGOLAADAY


Qaar ka tirsan warbaahinada reer Galbeedka ayaa daaha ka qaaday xog cusub oo laga helay Amiiradii ay xirtay boqortooyada Sacuudiga maalmo ka hor, inkastoo aan weli si rasmi ah loo ogaan sababta kee nay xarigooda.Wargeyska Washington Post oo la hadlay qaar ka tirsan qoysaska ay kasoo je edaan Amiirada la xiray ayaa sheegtay in loo o golaaday inay la xiriiraan qoysaskooda iyo ilm ahooda.

Waa markii ugu horeysay ee loo ogolaado in ay xiriir la sameeyaan qoysaskooda tan iyo mar kii la xiray Jimcadii lasoo dhaafay. Wargeyska oo sidoo kale soo xigana ya qoysaskaas ayaa qoray in Amiirada la xiray ay u sheegeen qoysas kooda inay ku xiran yihiin guryo si gaar ah loo leeyahay, isla markaana aysan ku xirneyn xabsiyada dadweynaha, taasi oo mar kale dadka soo xasuusineyso Amiiradii iyo Ganacsatadii la xiray sanadkii 2017, kuwaas oo lagu xiray Hotelka The Ritz-Carlton oo ku yaal M/Riyadh ee caasi madda Sacuudiga.

Wargayska Washington Post oo soo xiganaya ilahaas qarsoon ayaa sheegay in Amiir Ahmed Bin Abdulaziz oo ah walaalka la dhashay bo qor Salman Bin Abdulaziz iyo amiir kale oo ka tirsan maxaabista ugu ca ansan ee la xiray ay qoysaskooda ka codsadeen in loo keeno dharka "Bisht” oo ah dharka caadada u ah inay xirtaan Amiirada Sacuudiga marka ay yeelanayaan kulamada, waxayna taasi muujineysaa suurtag alnimada inay kasoo hor muuqdaan shacabka inkastoo si qasab ah loo xiray.

Washington Post ayaa qoray in xiritaanka ilaa 4-ta Amiir oo caan ah, iyo 16 kale ay muujineyso go’aanka Mohamed Bin Salman oo ah inuu ka takhaluso cid kasta oo uu uga cabsanayo kursigiisa, wuxuuna qaa day tallaabooyin muujinayo kaaligii talisnimo tan iyo markii uu xukunka kala wareegay aabihiis sanadkii 2017.

Wargeyska Wall Street Journal ayaa dhankiisa qoray in maamulka Sacuudiga ay sii daayeen dhawr Amiir oo ka tirsan kuwii lasoo xiray ka dib markii lagu sameeyey baaritaan keenay in lagu waayo dhammaan waxyaabihii lagu tuhumayey.

Wargeyska ayaa dadka lasii daayey sheegay inay kamid yihiin wasi irkii Arrimaha Gudaha Abdulaziz Bin Saud Bin Nayif iyo aabihiis Saud Bin Nayif.

Wakaaladda wararka ee Associated Press oo sii xiganeysa illo ware edyo Sacuudi ah ayaa sheegtay in Xariga Amiirada oo ay kamid yihiin Ahmed bin Abdulaziz oo la dhashay Boqorka, Dhaxal-sugihii hore Muha mmad bin Nayef iyo Nawaf bin Nayef ay digniin culus u tahay dhamma an xubnaha kale ee ka tirsan qoyska Boqortooyada.


BOGGA CAYAARAHA


Kylian Mbappe Oo Xaalad Xanuun Ku Seegay Tababarkii Kooxdiisa PSG Xili Cudurka Carona Virus Uu Walaac Xun Ku Hayo France.

Jamaahiirta kooxda PSG ayaa la kulmay walaac cusub kadib markii uu gool dhaliyaha kooxdooda ee Kylian Mbappe uu Shalay ka soo xaadiri waayay tababarkii ay ugu diyaar garoobayeen kulanka adag ee Borus sia Dortmund ee Champions League.Waxa uu Shalay booliiska magaalada Paris si rasmi ah ugu dhawaaqay in cabsi laga qabo faafitaanka cudurka Corona Virus awgeed garoon madhan loogu ciyaari doono kulanka PSG iyo Dortmund laakiin markii la maqlay in Kylian Mbappe uu xanu un ku maqan yahay waxaa markiiba lays waydiin karaa nooca xanuun ka uu la maqan yahay.

Laba maalmood oo kaliya ka hor kulanka PSG iyo Borussia Dortm und ee Champions League waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay in Kylian Mbappe uu Shalay tababarkii kooxdiisa qaadan kari waayay oo uu xanuun ku seegay.

Laakiin warka ugu fiican ee ay jamaahiirta kooxda PSG maqli kar aan ayaa ah in la xaqiijiyay in xanuunka Kylian Mbappe aanu ahayn cu durka walaac wayn aduunka ku haye ee Corona Virus.

War baahinta dalka France ayaa xaqiijisay in nooca xanuunka uu Kylian Mbappe Shalay ku maqan yahay uu yahay cuno xanuun ama dhuunta neef mareenka.

Waqti xaadirkan mar la maqlo ciyaartoy xanuunsanaya oo xumad, cuno xanuun ama wax la mid ah la ogaado waxaa markiiiba maskaxda ku soo dhacaya cudurka sida wayn aduunka ugaga qaylisiinaya ee Cor ona Virus kaas oo kubbada cagta saamayn xun ku yeelanaya.

PSG ayaa si wayn ugu baahan taam ahaanshaha Kylian Mbappe maadaama oo ay guuldaro kala soo laabteen kulankii lugtii hore ee Bor ussia Dortmund ee Champions League.

Dorraad ayaa muhiim u noqon doonta xaalada Kylian Mbappe iyo in uu soo kabsan karo iyada oo haddii kale ay PSG gali doonto xaalad ka le oo hubanti la’aan ah.

Haddaba waxay PSG ogtahay in kulanka ay soo dhawaynayso Bor ussia Dortmund lagu ciyaari doono garoon ay albaabadu u xidhan yihiin taas oo kooxda Dortmund siin karta fursad ay cadaadis la’aan ugu ciya ari karto Paris.

Laakiin saacado kadib markii uu booliiska Paris shaaciyay in garoon ka PSG oo madhan lagu ciyaari doono kulanka Champions League, waxaa haddana soo baxay in Kylian Mbappe uu xanuun dhinaca cuno ah la maqan yahay.

Kooxda PSG ayaa u baahan in ay dhinaca kale u dhigto guuldaradii 2-1 ka ahayd ee ay Dortmund kala soo kulmeen si ay u abuuraan xaal ad ay Champions League ugu sii jiri karaan.

Kylian Mbappe iyo Neymar Jr ayaa door muhiim ah ka ciyaari kara soo laabashada kooxdooda ee Champions League iyada oo haddii ay PSG ka hadho Champions League ay isla markiiba shaki wayn ku sii abuuri doonto mustaqbalka xidigahan.

Liverpool Oo Loo Sheegay In Ay U Dhaqaaqdo Saxiixa Erling Haaland & Sababta Oo Loo Sheegay.

Halyeeyga Premier League ee Kevin Phillips ayaa Liverpool u she egay in ay la soo saxiixdaan xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Bor ussia Dortmund ee Erling Haaland. Erling Haaland ayaa ka mid ah xiddigaha da’yarka ah ee sida xawliga ah ugu soo kacaya kubada cagta isaga oo xilli ciyaareedkan wacdaro ka dhigaya hadii ay noqoto koox diisa haatan ee Bourssia Dortmund ama kooxdiisi hore ee RB Salzburg.

"Mane iyo Salah Ma ahan Weeraryahano toos ah”ayuu Kevin Phill ips u sheegay Football Insider.

"Booska Weerarka waa boos uu Klopp xagaa ga suuqa u gali doono in uu xoojiyo sababta oo ah waa mid dhibaato ku ah kooxdiisa sababta oo ah ma haysto weeraryahan toos ah”.

"Haaland waa mishiin gool, Bal Sawiro isaga oo u ciyaaraya Liverpo ol, kana horeeyo xiddigaha Mane, Salah iyo Firmino, bal sawiro koox is ka celin karta”.

"Waxa aan ku arki karaa in uu ku soo boxo shaxda Reds, dhaq-dhaq aaqiisa iyo hayta kubada ayaa ah mid uu Klopp aad u jecelyahay”.


SOOMAALIYA

 

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA GANACSIGA

_____________________

 

 

OGEYSIISKA HALKAN AYAA LA SIIYA In calaamada kor ku xusan ay tahay astaanta ganacsiga ee:

 

Havana Club Holding, S.A., a Luxembourg company of 5, rue Eugène Ruppert, L-2453 Luxembourg, Luxembour

 

waxaana loo isticmaalaa xiriirinta:

 

Cabitaannada nooc kasta ah.

OGEYSIISKA WAXAA SIDO KALE BIXINAYA Intalaabo sharci ah laga qaadi doono shaqsi kasta ama shirkad isticmaasha sumadda ganacsiga ee lagu sheegay ama ku dayacanaysa ama si kale ku xadgudbay xuquuqda shirkadda la sheegay


SOOMAALIYA

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA GANACSIGA

 

______________________

 

HAVANA CLUB

OGEYSIISKA HALKAN AYAA LA SIIYA Incalaamada kor ku xusan ay tahay astaanta ganacsiga ee:

 

Havana Club Holding, S.A., a Luxembourg company of 5, rue Eugène Ruppert, L-2453 Luxembourg, Luxembour

 

waxaana loo isticmaalaa xiriirinta:

 

Cabitaannada nooc kasta ah.

 

OGEYSIISKA WAXAA SIDO KALE BIXINAYAin talaabo sharci ah laga qaadi doono qofkasta ama shirkad isticmaasha sumadda ganacsiga ee la sheegay ama wixii ku dayasho mudan ama si kale ku xadgudbay xuquuqda shirkadda la sheegay

SOOMAALIYA

 

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTAGANACSIGA

_______________________

RYDE

OGEYSIISKA HALKAN AYAA LA SIIYA In calaamada kor ku xusan ay tahay astaanta ganacsiga ee:

British American Tobacco (Brands) Limited, a British company of Globe House, 4 Temple Place, London WC2R 2PG, United Kingdom

 

waxaana loo isticmaalaa xiriirinta:

 

Diyaarinta dawooyinka; kaabeyaasha cuntada iyo nafaqada leh; hemp soo saarayaasha; saliid cbd; diyaarinta cuntada oo ay kujirto saliida cbd; xanjo ay ku jiraan nikotiin; pouches ay ku jiraan nikotiin; balastar ay ku jiraan nikotiin; cuntada dheeraadka ah; fiitamiinada, macdanta iyo kaabayaasha nafaqada leh; suppleopicic supplements; dawooyinka dhirta; cabitaannada fitamiin iyo macdanta; cabitaan dawo ah; xanjada daawada; fiitamiinnada iyo macdanaha loo diyaariyey isticmaalka afka ah ee lagu iibiyo qaab pouch ah; fiitamiinnada iyo macdanta lozenges la xoojiyay; nafaqada dheeriga ah ee alaabta lagu beddelo ee nafaqada lagu xoojiyo; nacnaca kaalshiyamka ah; Sigaar ka-xor tubaakada ujeeddooyin caafimaad; Ku beddelashada tubaakada ujeeddooyin caafimaad; geedo loogu talagalay ujeeddooyin daaweyn oo ay ku jiraan geedo qalalan, soo saar geedo dareere ah iyo kaabsal geedaha; Qaababka dhirta; Kareemka geedaha; Shaaha dhirta loo isticmaalo ujeeddooyin caafimaad; diyaarinta nikotiinta ee ujeeddooyinka caafimaad, oo ay ka mid yihiin tubaakada budada ah ee budada ah (snus); balastar transdermal ah; xanjada; dhadhanka dabiiciga ah iyo dhirta (oo aan ahayn saliidaha lama huraanka ah); lozenges; nacnac; nacnaca nacnaca; nacnac nacnac; hemp iyo soosaarid aasaasi ah ama alaab la cuni karo; cabitaannada tamarta; sigaarka; tobaakada, ceyriinka ama waxsoosaarka; waxyaabaha tubaakada laga sameeyo; Beddelka tubaakada (maaha ujeedooyin caafimaad); sigaarka; sigaar caliillos; lighter; isbarbar dhiga; qoraalada sigaarka; warqad sigaar ah; tuubooyinka sigaarka; Miirayaasha sigaarka; Qalabka jeebka loogu talo galay sigaarka duuban; mashiinnada gacanta lagu hayo ee lagu duro cirbadaha tuubbooyinka; sigaarka elektiroonigga ah; waxyaabaha loo isticmaalo sigaarka elektaroonigga ah; cabitaannada sigaarka elektiroonigga ah; waxyaabaha ka sameysan tubaakada oo loogu talagalay kuleylka; aaladda iyo qalabka loogu talagalay kuleylka tubaakada; waxyaabaha loogu talagalay aaladaha loogu talagalay kululaynta tubaakada; Ku beddelashada tubaakada ujeedada neefsashada; sigaarka ay ku jiraan badalka tubaakada; kiisaska sigaarka; sanaadiiqda sigaarka; sigaar / tubaako ku qiiji tobaakada; Sigaar la'aan; qiiq la'aan toon; burooyinka nikotiinta ee afka laga qaato (ee aan loo isticmaalin caafimaadka).

OGEYSIISKA WAXAA SIDO KALE BIXINAYA in talaabo sharci ah laga qaadi doono qofkasta ama shirkad isticmaasha sumadda ganacsiga ee la sheegay ama wixii ku dayasho mudan ama si kale ku xadgudbay xuquuqda shirkadda la sheegay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip