HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 13-FEB-2020
Sidee Villa Somaliya uga hadashay kul ankii Farmaajo iyo Biixi?
Md.Cabdinuur M.Axmed Agaasimaha war faafinta Madaxtooyada Soomaaliya Mad axtooyada Soomaaliya ayaa ka hadalay ku lan ay Dorraad Addis Ababa ku yeesheen Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweyna ha Somallilnad Muuse Biixi.
Bayaan kooban oo bartii sa Facebook-ga ku qoray Agaasimaha Warfaafinta Madaxtootada Soo maaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayuu ku sheegay in Farmaajo iyo Muuse Biixi ku kulmeen Addis Ababa.
Sidoo kale Agaasime Cabdinuur ayaa u ga mahad celiyey R/Wasaaraha Itoobiya Abi ya Ahmed martigalinta kulanka Farmaajo iyo Biixi.
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooya da Soomaaliya, ma uusan sheegin, wixii loo ga hadlay kulnakii Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi.
"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farmaa jo ayaa kulan kula yeeshay Addis Ababa Ma daxweynaha Somaliland Md.Muuse Biixi Ca bdi. DFS waxay uga mahad celinaysaa Ra'I isul Wasaaraha J/F/Dimuqraadiga Itoobiya Md.Abiy Axmed Cali marti-gelinta kulankii Dorraad" ayuu ku yiri qoraal, Cabdinuur.
Kulankii Addis Ababa ee Farmaajo iyo Bii xi,wuxuu ahaa mid horey loo ogaaday, balse aan ilaa iyo hadda la garanayn wax looga ha dlay.
Dhanka kale Madaxweynaha Soomaali ya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shalay dib ugu soo laabtay Muqdisho, isa goo aan wax war ah siin Warbaahinta.
Farmaajo oo kormeeray ciidanka, kana hadlay arrin la-yaab
ku noqotay
HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 13-FEB-2020
Sidee Villa Somaliya uga hadashay kul ankii Farmaajo iyo Biixi? Md.Cabdinuur M.Axmed Agaasimaha war faafinta Madaxtooyada Soomaaliya Mad axtooyada Soomaaliya ayaa ka hadalay ku lan ay Dorraad Addis Ababa ku yeesheen Madaxweyne Farmaajo iyo ma