Sawirro: Maxay ka wada hadleen Biixi iyo Ben Fender?

0
Thursday January 16, 2020 - 21:12:01 in Wararka by
  • Visits: 257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Maxay ka wada hadleen Biixi iyo Ben Fender?

    Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wuxuu xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Ben Fender. Kulanka ayaa waxa lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ka dhaxeeya labada dhinac iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wuxuu xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Ben Fender. Kulanka ayaa waxa lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ka dhaxeeya labada dhinac iyo arrimo la xidhiidha dhinacyada amniga mandaqadda geeska Afrika, kobcinta iyo kor u qaadidda waxbarashada, sidoo kale waxa kulankaasi lagu lafo guray arrimaha doorashooyinka Somaliland.
Wuxuuna Madaxweyne Biixi uga mahadnaqay safiirka iyo wafdiga uu hoggaaminayo xidhiidhka wada shaqayneed ee labada dhinac ka dhexeeya iyo sidii loo sii dardar gelin lahaa loona xoojin lahaa xidhiidhkaasi.

Safiirkuna waxa uu dhinaciisa sheegay in ka dawlad ahaan marwalba diyaar u yihiin wada shaqaynta labada dhinac iyo in la xoojiyo lagana wada socdo wixii hadba ku soo kordha mandaqadda geeska Afrika.

 
 
 
Sponsored by Revcontent
 


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip