Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya oo qaabilay Adam Abdelmoula (SAWIRRO)

0
Wednesday January 15, 2020 - 23:37:43 in Wararka by
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya oo qaabilay Adam Abdelmoula (SAWIRRO)

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Arbacadii Magaalada Muqdisho ku qaabilay Kuxigeenka Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya, Adam Abdelmoula. Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku lee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Arbacadii Magaalada Muqdisho ku qaabilay Kuxigeenka Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya, Adam Abdelmoula. Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku leedahay Shabakadda Twitter-ka ayaa lagu sheegay in labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ee farsamooyinka.

"Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Ciise Cawad wuxuu kala hadlay Kuxigeenka Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya, Mudane Adam Abdelmoula xoojinta qaababka farsamooyinka.” Ayaa lagu yiri qoraalka.

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa waxay Magaalada Muqdisho ka wadaan kulamo ay la qaadanayan Madaxda Dowladda Somaliya iyo Siyaasiyiinta Xisbiyada KMG ee dalka ka dhisan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip