wadaagay in aysan aqbali doonin dib dhac doorasho

0
Sunday December 01, 2019 - 19:32:31 in Wararka by
  • Visits: 326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    wadaagay in aysan aqbali doonin dib dhac doorasho

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan Muqdisho kula yeeshay Danjire Donald Yamamoto. Kulankaan ayaa looga hadlay doorashooyinka Soomaaliya iyo doorka dowladda Mareykanka ay ka qaadan karto in doorashadu ku dhacdo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan Muqdisho kula yeeshay Danjire Donald Yamamoto. Kulankaan ayaa looga hadlay doorashooyinka Soomaaliya iyo doorka dowladda Mareykanka ay ka qaadan karto in doorashadu ku dhacdo Waqtigii loogu tala galay. "Waxaan xarunta safaaradda Maraykanka ee Muqdisho kula kulannay Danjire Donald Yamamoto oo aan ka wada hadalnay xaaladda guud ee dalka iyo aragtida madasha xisbiyada qaran ee geediga 2020/2021" ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed Waxaa uu intaa kusii daray "Waxaan uga mahad celinnay taageerada ay siiyaan Soomaaliya, iyada oo aan aakhirkiina isku waafaqnay ahmiyada ay leedahay qabsoomidda doorasho hufan oo ay ka heshiiyaan saamileyda siyaasadda sida Dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo xisbiyada siyaasadda" Waxaa uu sidoo kale xusay" Waxaan kaloo la wadaagnay in marna aanan raali ka ahayn dib u dhac iyo waqti kordhin loo sameeyo dowladda oo ay waajib tahay in doorasho la aado"





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip