Suudaan Oo Ansaxisay Sharci Lagu Baabi'inaayo Nidaamkii Cumar Al-Bashiir

0
Friday November 29, 2019 - 19:50:59 in Wararka by
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suudaan Oo Ansaxisay Sharci Lagu Baabi'inaayo Nidaamkii Cumar Al-Bashiir

    Mas'uuliyiinta ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa meel mariyay sharci la xiriiray la wareegidda hantida madaxweynihii hore Cumar Xasan Al-bashiir iyo kala dirista xisbigii golaha Qaranka( National Congres) ee uu hoggaamainaayey intii u dhexeysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiinta ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa meel mariyay sharci la xiriiray la wareegidda hantida madaxweynihii hore Cumar Xasan Al-bashiir iyo kala dirista xisbigii golaha Qaranka( National Congres) ee uu hoggaamainaayey intii u dhexeysay 1992-2019-kii. . Meel marinta sharcigaan ayaa yimid ka dib kulan ay si wada jir ah u qabteen golaha guud ee Suudaan iyo golaha wasiirada ,kas oo oo socday saacado bada,waxaana sidoo kale la laalay sharcigii ku saabsanaa xakameynta dharka iyo dhaqanka dumarka., Raiisel wasaaraha dalka Suudaan Abdalla Hamdok,ayaa soo hadal qwaaday in sharcigasia cusub uusan aheyn aargudasho ,balse loogu talagalay in lagu ilaaliyo sharafta dadka.Go'aanka meel marinta sharcigaasi ayaa daba socda jawaab dowladda cusub ay ka bixisay codsi ka yimid dadkii ka qeybgalay ama gacanta ka geystay mudaharaadyadii lagu afgambiyay dowladdii hore ee Suudaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip