SAWIRO:-Wafdi ka socda Sweden oo gaaray Baydhabo kulamana ka bilaabay

0
Thursday November 28, 2019 - 22:20:40 in Wararka by
  • Visits: 405
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Wafdi ka socda Sweden oo gaaray Baydhabo kulamana ka bilaabay

    Safiirka Dowladda Sweden u Joogo dalka Somalia oo Maanta gaaray Magalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka koonfur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Dowladda Sweden u Joogo dalka Somalia oo Maanta gaaray Magalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Marwo Faiza Shariif Nuur Iyo Shaqaalaha Wasaaradda.

Sidoo kale waxaa kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Gudoomiyayaasha Haweenka Gobolada Baay iyo Bakool Iyo Gabdhaha Aqoonyahanada Koonfur Galbeed, iyaga oo kulanka ka sheegay in Haweenka Koonfur Galbeed u baahan yihiin garab istaag.


Safiirka Dowladda Sweden u Joogo dalka Somalia Amb, Staffan Tillander ayaa balan qaaday inuu si buuxda u garab istaagi doono Wasaaradda Haweenka iyo Guud ahaan Haweenka ku dhaqan deegaannada Koonfur Galbeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip