Kusimaha Madaxweynaha oo qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey

0
Thursday November 28, 2019 - 22:12:30 in Wararka by
  • Visits: 270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kusimaha Madaxweynaha oo qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey

    Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa qaabilay ku xigeenka Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soom

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa qaabilay ku xigeenka Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) Raisedon Zenenga .

Raisedon Zenenga ayaa sidoo kale ah Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, waxaana kulankaasi ku wehlinaayay mas’uuliyiin kale oo isla xafiiskaas ka tirsan.

 

Kulanka inta uu socday waxaa looga hadlay dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin Doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo 2020/2021 iyo sidii loo de dejin lahaa dhamaan shuruucda muhiimka u ah howlaha doorashooyinka oo uu hada golaa gacanta ku haayo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip