HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGTIMES EE MAANTA 21-NOV-2019
Hoos ka Akhriso Qodobada lagu heshii yay
1-Madaxweyne
Farmaajo waxa uu ka gar aabay, raali gelinna ka bixiyey is-hortaagy adii madaxdii
hore ee dalka lagu sameyey.
2-In doorashooyinka hay’ada ha dastuuri ga ah
oo dhan ay xiligooda ku dhacaan
3- In la ilaaliyo
dastuurka, xuquuqda dastu uriga ah ee muwaadinka Somaliyeed
4- In hay’adaha
amniga aan loo adeegsan siyaasadda, islamarkaana siyaasiyiinta ay san
siyaasadeysan amniga dalka.
5- La dagaalanka
Al-shabaab in meel loo ga soo wada jeesto.
Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kormeer Ku Tegay
Dhowr Wasaaradood
Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali
Khayre oo Habeen hore dalka dib ugu soo laa btay, ayaa Shalay kormeeray
xarumaha wasaradda Warfaafinta, Haweenka , Kal luumeysiga, ganacsiga, Beeraha
iyo xan aanada xoolaha.
Kormeerka ayaa qayb ka ah hawlaha lagula
soconayo hanaanka hir-gelinta qor shayaasha hor-tebinta leh ee wasaaraha
xukuumadda iyo hay’adaha kale ee dawla dda ay ku leeyihiin tubaha qaranka iyo
sa re u qaadidda isla xisaabtanka, hufnaanta iyo daah-furnaanta.
Xildhibaan Sakariye "Wasaaradda Ma ali yada
waxaa ay joojisay in fursado shaqo lasiiyo dad Soomaaliyeed”
Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo ka
mid ah xildhibaanada Golaha Shac abka ayaa ku eedeeyay Was aaradda Maali yadda
Xuku um adda in aysan ogoleyn in Mu waadiniinta Soo maaliyeed Sha qooyin loo
abuuro.
Waxaa uu sheegay in Wasaaradda Maa liyadda 3dii
sano ee lasoo dhaafay ay iska diiday in Shaqaalaha sida lacag la’aanta ah ugu
shaqeeya Wasaar addaha laga dhi go Shaqaalo rasmi ah iska ba daa in la qo ro
kuwo cusub.
Wasaaradda ayuu xusay inay sidoo ka le hoos u dhigtay qorshihii la
doonaayay in lagu xoojiyo in la helo lacag cusub oo dal ku leeyahay.
Xil.Sakariye ayaa tilmaamay in dalka haddii
uusan helin lacag shaqeysa inuu san Madax banaaneyn.
"Wasaaradda Maaliyadda waxaa ay joo jisay
in fursado shaqo la siiyo dad Soo ma aliyeed” ayuu yiri Xildhibaan Sakariye.Xigasho:Radiorisaala.com
Ciidammada Ammaanka ayaa maga alada
Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaa ay ka sam eeyeen Howlgal lagu
Xaqiijinayo Amniga, iya ga oo Baaritaan
ku sameeynaya Gaa diidka iyo Dadka intaba.
Taliyaha Ciidamada Booliska dhuusa mareeb
ahna taliyaha Ciidanka xasilinta Caasimadda G/le C/hi Xasan Macallin oo
howlgalkaas faah faahinayay ayaa sheeg ay in lagu soo qabtay dad watay hub sha rci-darro
ah. Waxaa uu sheegay in dadka asi cadaa ladda la marsiin doono kuwo kal ena
lagu raad joogo haba ugu badnaadaan kuwa ist icmaala waxyaaba ha maanka
dooriya. Si doo kale taliyaha waxaa uu hadalkiisa int aasi ku daray in taliska
Booliska Dhuusam areeb aysan marnaba ogolaan doonin dad ka hubka sharci darrada
ah ku dhex wata Magaa lada.
Shir looga hadlayay Arrimaha Dastuur ka oo
Muqdisho lagu soo geba-gabeey ey
W/Dastuurka XFS
ayaa M/Muqdisho ku soo gabagabeysay shir
wadatashi ah oo ku saabsan dhameystirka
Dastuurka K MG ah kaas oo ay la yeelatay aqoonyaha nadda Soomaaliyeed.
Kulankaas wadatashiga ah ayaa socd ay
muddo labo cisho ah waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin
dhameystirka Dastuurka iyo sidoo kale qo dobadda u baahan wax ka badalka.
Wasiir ku xigeenka W/Dastuur Dr Xuse en
Cabdi Cilmi oo soo xiray kulanka wada tashiga ahaa ayaa sheegay in aqoonta
dadka Soomaaliyeed loo baahan yahay ga ar ahaan dadka Waxbarashadoodu heer ka
sare tahay.
"Waxaan u baahanahay aqoonka ku jir ta
Aqoonyahanada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan max aa yeelay waxaa ku jira
wax badan oo aan dhexdeena laga heleyn sidoo kale faa’iido badan ugu jirto
dadka Soomaaliyeed” sidaas waxaa yiri Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dastuurka
Soomaaliya.
Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda ayaa dadaal badan ugu jirta sidii ay u
soo dhameystiri laheyd Dastuurka KMG ah kaas oo hadda meel wanaagsan maraya.
Almaas Elman oo lagu dilay gudaha xerada Xalane
Waxaa Shalay lagu dilay gudaha xa runta
Xalane ee magaa lada Muqdisho Alm as Elman oo ay walaalo yih iin gabadha u
sharaxan biladda Nobel Elwad Elman
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sida
uu dilkeeda u dhc ay, hasse ahaatee wax aa la ogyahay ilaa iyo hadda in ay ku
dhacday xabad ugu soo gashay gaari ay la soctay, isla markaana ay u geeriyo otay
dhaawac soo gaaray.
Xerada Xalane ee Muqdisho ayaa ah goob
ammaankeeda aad u adag yah ay, isla markaana ay ku yaallaan safaa rado sidoo kalena
ay degan yihiin Ajaanib far abadan. Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo
baxay hay'adda Amaanka oo la xiri ira dilka Almas Elman oo mar soo noqo tay
xoghayaha joogtada ah ee Safaaradda So omaaliya ku leedahay dalka Kenya.
Kulanka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo shalay
Ka Furmay Muqdisho
Waxaa shalay M/Muqdisho ka furmay
kulankii wadajirka ee Xildhibaanada lab ada Aqal ee Baarlamaanka
Federaalka Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa si wadajir ah u Shir
Guddoominaya Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee dal ka Maxamed
Mursal Sh.C/xmaan iyo Ca bdi Xaashi Cabdullaahi.
Sidoo kale Kulanka Maanta ayaa ku fur may
171 mudane oo ka kala tirsan Xildhib aanada G/Shacabka iyo Aqalka Sare.
Ajendaha kulankaan
wadajirka ayaa ah An saxinta Ajendaha iyo Akhrinta 1-Aad Qo oda ha
Miisaaniyadda 2020-ka.
Tababarka Bedqabka Suxufiyiinta oo Jowhar
ka furmay
Waxaa Shalay Magaalada Jowhar ka furmay
tababar uu soo qaban qaabisay da lladda SOMA oo gacan ka helaysa haya daha
IMS-FOJO.
Tababarka ayaa waxaa ka qayb gelaya 20
Suxufiin ah oo isugu jira Tifatirayaal iyo war tebiyeyaal.
Xogheyaha SOMA Maxamed Cabduwaha ab, oo hadal ka jeediyey
furitaanka Taba barka ayaa sheegay in tababarka Wariyaa sha ka qayb gelaya ay
ka kala yimaadeen Beledweyne, Balcad iyo Jowhar.
Xogeyaha ayaa sheegay in tababarka ay
muhiimad wayn u leeyahay wariyaasha Hirshabeelle maadaama uu ku saabsan yahay
bedqabka suxufiga oo muhiim ah marka Soomaaliya Wariyeyaasha ka Shaq eeya loo
fiiriyo gaar ahaan Maamul gobal eedyada oo aan badanaa tababar helin.
Isku xiraha
IMS-FOJO Abukar Albadri ayaa khudbad ka
jeediyey kuna faahfaahi yey sida uu ugu faraxsanyahay asaga oo metalaata
IMS-FOJO inuu tabarkan furit aankiisa ka qayb galo, wuxuu sharaxay muhiimadda
Tababarkan ay iska kaashad een IMS-FOJO iyo SOMA, wuxuu u ma had celiyey
madaxda Hirshabeelle ee kala qayb galay furitaanka Tababarka sida gud oomiye
xigeenka Gobalka ee dhanka ama anka , Duqa magaalada Jowhar, wasiiru dowlaha wasaaradda
Warfaafinta iyo Aga asimaha guud ee wasaaradda Warfaafin ta.
Agaasimaha Radio Jowhar Maxamed Abukar
Caseyr oo ka mid ahaa agaasimay aashii Warbaahinta ee ka qayb galay furit aanka
ayaa sheegay inay soo dhawayn ayaan tababarkan uuna yahay midkii ugu horeeyey
ee nuucaan ah oo Jowhar lagu qabto.
"Anoo ku hadlaya magaca madaxda Wa rbaahinada
ka howlgala Hirshabeelle gaar ahaan M/Jowhar waxaan qirayaa inuu yah ay
tababarkan midkii ugu horeeyey ee nuu caan ah oo lagu qabto Jowhar” ayuu yiri
Agaasime Caseyr.
Wuxuu sheegay inay wariyaasha ka howlgala
magaalada tababarkan aad ugu baahnaayeen.
"Ka wasaarad ahaan aad ayaan u soo
dhawaynaynaa waxaan rabnaa wariyeya asha Hirshabelle inay helaan tababarka
nuucaan ah waana waxaan u baahnayn ayuu yiri”Wasiiru Dowlaha.
Dalladda SOMA oo gacan ka helaysa
hayadaha IMS-FOJO ayaa horay waxaa ay tababaro noocaan oo kale ah ku qaba tay M/Muqdisho
iyo qaar kamid ah gobol ada dalka Soomaaliya.
Itoobiya iyo Imaaraadka oo heshiis Cusub
kala saxiixday
Heshiiskaan oo ku saabsan dhinaca dif aaca
iyo Milateriga ayaa Wakiilo ka kala socday Dowladaha Itoobiya Iyo Imaaraad ka
Carabta waxaa ay ku kala saxiixdeen shirka Bandhiga 16aad ee Diyaaradaha kaas
oo ka socda Magaalada Dubai ee dalkaasi Imaaraadka Carabta.
Dowladda Itoobiya ayaa waxaa heshi iska u
saxiixay Wasiirka Difaaca dalkaas lemmamegersa,halka Imaaraadka Carabta uu u
saxiixay Wasiiru dowlaha Gaashaan dhiga Mohamed Bin Ahmed Al-Bowardi. Heshiiska
oo ah mid isfaham ayaa dhig aya in la iska kaashado dhinacyada difaa ca iyo
Millateriga,waxaana Wasiirka Difaa ca Itoobiya lemma megersa uu sheegay in
heshiiskaas uu yahay mid xoojinaya danaha labada dal.
War lagu daabacay Wakaaladda War arka
Imaaraadka Carabta ayaa lagu sheegay in dowladda Imaaraadka ay dad aalo xoogan
ugu jirto sidii ay xiriir wanaag san ula yeelan laheyd wadamada gobolka iyo
Caalamka intiisa kale.
Dowladda Imaaraadka carabta ayaa horay
markii uu xilka qabtay Ra’iisul Was aaraha Itoobiya Abiy Axmed waxaa uu u siiyey
lacag dhan 3 Bilyan oo Dollar, iyada oo xilligaas dhaqaalo darri badan ay ka
jir tay dalkaas.
Maxkamadda CQS Oo Soo Gaba-Gabe ysay
Dhageysiga Dacwada Nin Loo Heysto Weerarkii Gaalkacyo
Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidam ada
Qalabka Sida ayaa Shalay soo Ga ba-gabeeysay dhageysiga Dacwada mid kam id ah
raggii Qarax yada iyo Weerrada ku qaaday Xaruntii M/Gaalkacyo uu ku lah aa
Sheekh lagu magaca abi jiray Cabdiweli Cilmi Yare.
Maxkamadda ayaa kal hore la horgee yay
cadde ymo la xiriirka Kiiska lagu eede eyay Cabdullaahi Ca li Aadan, kaasi
oo kamid ahaa raggii Qaraxyada iyo Weerar
rada ku qaaday Xaruntii M/Gaalkacyo uu ku lahaa Cabdiweli Cilmi Yare.
Xeer ilaaliyaha Maxkamadda Ciidama da ayaa
waxaa uu sheegay in Cabdullaahi uu si toos ah u dilay Askari ka tirsanaa Cii damo
gurmad ah oo doonayay in xiligaas weerar socday soo Afjaraan.
Sidoo kale Xeer ilaaliyaha ayaa Max kamadda
ka dalbaday in eedeeysane Ca bdullaahi Cali lagu rido xukun Dil toogasho ah.
Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Maxka madda
Ciidamada Qalabka Sida Gaashaa nle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa soo xiray
fadhiga Maxkamadda, isagoona sheegay in Kiiska Ninkaas ay Maxkamad da Go’aan
kasoo saari doonto.
Si kastaba Weerar isugu jiray Qara xyo
iyo mid toos ah ayaa waxaa lagu qaad ay Xarun ku taallay K/M/Gaalkacyo, isla
markaan uu ahaa Sheekh lagu maga caa bi
jiray C/iweli Cilmi Yare, iyadoo ha lkaas lagu dilay dad badan iyo Sheekhaasi.
Booliska oo bilaabay baarista dilkii Elmaas
Alman
Dilka oo ilaa iyo hadda si rasmi ah aan loo
faah faahin ayaa ka dambeeyay,kadib markii sida la sheegay rasaas lagu furay Ga
ari ay saarneed,kadib dhaawac soo gaaray ay u geeriyootay,waxaana dilkaas War
kas oo saaray booliska Soomaaliya.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliye ed
Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa shee gay in Booliska Soomaaliya gaar ahaan laan
ta Dambi baarista ee CID-da laga furay
Gal-dacwadeed ku saabsan dilkaas,isla markaa na ay bilaabeen baaritaanka sida
dilka uu u dhacay iyo dadkii ka dambeeyey.
Sidoo kale Taliyaha waxaa uu sheegay in
baaritaanka ay ka qeyb qaadanayaan Sara akiil Sar sare oo khibrad u leh
dhacdooyinka noocaan oo kale ah.
marka laga soo tago hadalka taliyaha Cii danka
Booliska Soomaaliyeed horay ayaa M/Muqdisho waxaa loogu dilay dad xilal mu hiim
ah ka haayay Dowladda oo uu kamid ahaa Guddooomiyihii G/Banaadir Eng, C/maan
Yariisow,hayeeshee aysan jirin dad loo maxkamadeeyey.
Madaxweyne Biixi oo daahfurey tabab ar la
siinayo dhallinyaro loo carbinayo Saraakiil Ciidan
Qaar kamid ah saraakiisha dhinaca Tab obarrada
u qaabilsan ciidamada qaranka iyo saraakiisha madaxda ka ah kuulliyada tabob arka
oo halkaas ka hadlay, ayaa ku dheeraa day dedaalka ay hoggaan ahaan u galeen in
dalka laga hirgeliyo mashruuc lagu carbin ayo da’yarta jaamacadaha kasoo baxday
ee loo carbinayo sarkaalnimada, waxana ay shaaciyeen inay diyaariyeen
dhammaanba qaybihii kala duwanaa ee waxbarashada ee dhallinyaradaasi u baahan
yihiin iyo macalli miintii laylin lahayd saraakiishaas da’ da yar.
Taliyaha ciidamada
militeriga Somaliland, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa madaxweynaha uga
mahadnaqay fikirka uu curintiisa leeyahay ee lagu carbiyey dhalliny aradii
Barnaamujka Shaqo qaran ee qaybo kamid ahi haatan ku jiraan saraakiisha la lay linayo,
waxana uu dhallinyarada kula dardaa rmay inay ka faa’iidaystaan tabobarka ay na
siibka u heleen, una dhabar adaygaan sidii ay u dhammaysan lahaayeen.
Taliyuhu waxa uu nasiib iyo hoodo gaar ah
ku tilmaamay in saraakiisha cusubi dalko oda dhexdiisa ku helaan dhammaanba qay
bihii kala duwanaa ee waxbarashada, sida dugsigii Hoose, kii dhexe, kii sare,
Jaama caddii iyo kulliyaddii tababarka saraa kiishaba.
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga, Md.
Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid, ayaa isaguna dhankiisa guul qaranku gaa dhay
ku tilmaamay in dhallinyaro aqoon leh oo jaamiciyiin ahi kusoo biireen
ciidamada kala duwan ee qaranka, islamarkaana dalko oda gudihiisa loogu
carbinayo Sarka alnimo.
Madaxweyne Biixi ayaa dhallinyarada
cusub ee loo carbinayo saraakiisha u jeed iyey khudbad dheer oo la xidhiidha
hawlaha sugaya, muhiimadda iyo karaamada ku jirta inuu qofku kamid noqdo
ciidamada kala duwan ee qaranka.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu
caddeeyey in saraakiisha cusub ee loo carbinayo saraakiishu ay haystaan jidkii
qar anka lagu ilaalin lahaa, waxana isaga oo arr imahaas ka hadlaya uu yidhi,
"Waxaad bil aabaysaan jidka ah aniga naftaydu waa inay ilaalisaa qaranka iyo
danihiisa oo ay khatar walba u badheedhaa qof aan taas yeelinina garaaddona ma
qaato askarina ma noqdo oo waa is yeel yeel uun.”
Dhinaca kale, waxa uu madaxweynuhu
kormeer ku sameeyey goobaha hurdada, cuntada iyo waxbarashada ee loo diyaariyey
saraakiisha dhallinyarada ah ee loo carbi nayo saraakiisha iyo xarun loo dhisay
dhall inyarada shaqo qaran oo aaggaas ku taalla.
Puntland oo shaacisay taageerada dha qaale
ay ka helayso dowladda federalka Soomaaliya
Dhaqaalahaan oo
lagu muujiyay misaaniyadda Puntland ee maalintii shalay loo gudbiyay
barlamaanka maamulkaas, ayaa ka dhigan in bil waliba P
iyadoo ah deeq bixiye caalami ah ee
xasilinta iyo hor umarinta dhaqaalaha dal ka.untland helay so lacag gaaraysa $208,333.Sanadkaan
sii idlaanaya ee 2019, Puntland ayaa shaacisay inay sanduuqa dowladda federalka
ay ka heshay deeq lacageed oo dhan $1,735,443.
Taageeradaan dhaqaale ayaa sidoo kale
dowladda federalku siinaysaa dhammaan do wlad goboleedyada Soomaaliya, waana ka
bis miisaaniyadeed oo loogu talo galay in kor loogu qaado dhaqaalahdooda.
Puntland iyo dowladda federalka waxaa
haatan ka dhex taagan khilaaf siyaasadeed. Laakiin wada shaqaynta hay'adaha
labada dhinac saameyn kuma yeelan khilaafkaas, iyadoo Garowe-na ay maalmahaan
shirar ku lahaayeen wasiirro ka socday xukuumada Soomaaliya.
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdi raxmaan
Bayle oo Garowe ku sugnaa todob aadkaan, ayaa uga qeyb galay shir ku saab sanaa
Hannaanka Maaliyadda dalka, inka stoo qodobadii kasoo baxay gebagebadii shi rkaas
aanan lala wadaagin warbaahinta.
Sidoo kale, wasiirka ganacsiga
Soomaaliya C/hi Cali Xasan ayaa todobaadkaan M/Garowe uga qeyb galay
shir-weyne looga hadlayay xeerka
ganacsiga Soomaaliya.
Dowladdaha
Somalia Iyo Sweden Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Kala Duwan
Intii lagu guda-jiray kulanka ayaa waxaa
laga wadahadlay xoojinta xiriirka labo gee soodka iyo iskaashiga u dhexeeya
labada dal ee saaxiibada ah, iyo sidoo kale wax aa la isla eeggay xaaladdihii
ugu dambe eyay ee gobolka iyo dunida ee xiiso gaar ah u leh labada dhinac.
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo
Iskaashiga Caalamiga ayaa uga mahad celiyay Sweden taageerradeeda Dowlad da iyo
Shacabka Soomaaliyeed
Dowladda
Soomaaliya oo sheegtay in ay bilaabeyso diiwaa-galinta Dugsiyada Wax-barashada
dalka
Wajiga hore kormeerkan waxaa lagu
bilaabi doonaa Gobolka Banadir oo loo qorsheyey in ay qabsoomto inta u dhaxaysa
25 .11.2019 ilaaa 10.12.2019
HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGTIMES EE MAANTA 21-NOV-2019
Qodobo Laga Soo Saaray Kul ankii MW Farmaajo Iyo Madaxdii Hore Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa faah faahfiyay kulankii Shalay dhexmaray isaga iyo Sh.Shariif Sh Axmed iyo Madaxweyne Ma xamed Cabdullaahi Farmaajo. M