HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.T DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 15-KA OCT 2019-KA
Hoos ka Akhriso Qoraalka Madaxweyne Farmaajo uga hadlay Musiibadii Qaraxii 14-ka Oktoobar.
14-ka Oktoobar waa maalin xasuus mu rugo u leh dadkeenna Soomaaliyeed.
Waa maalin aan waynay boqollaal muwaadiniin ah oo uu taagnaa dib u dhiska iyo
horum arka dalkeenna.
Waa maalin ay argagixisadu si arxan darro ah u xasuuqeen boqolaal
muwaadin iin ah oo ku hawlanaa nolol maalmoodko oda, ayna agoomeeyeen kumannaan
carr uur ah.
Qof kasta oo Soomaaliyeed waa uu xasuusan yahay dareenkii muragada lahaa
ee ka dhashay weerarkan bahalni mada ah ee argagixisadu ay ku bartilma ameedsadeen
shacabkeenna. Si la mid ah taas waxaa muhiim ah in aan xasuusanno midnimadii,
gurmadkii iyo sida dhammaan dadkeenna Soomaaliyeed ay ugu wada istaageen wax u
qabashada shacabkee nnii ay dhibaateeyeen cadawgu.
Tan iyo wakhtigaas Dowladdu waxa ay xoojisay hawlgallada qorsheysan ee
laga ga hor-tegayo weerarada ka dhan ah Al-shabaab, waxa ayna geesiyaasheenna
Cii damada Qalabka sida burburiyeen saldhi gyo lahaayeen Al-shabaab, sidoo kalena waxay ciidanku ka xoreeyeen deegganno
ay gacanta ku haayeem.
Ugu dambeyntii, waxaan Alle u weydnii naynaa naxariistiisa shuhadadii
innooga geeriyootay weerarkan, anigoo faraya Xuk uumadda in laga warqabo
dhammaan muwaadiniintii lixaadkooda ku waayey falkan banii’aadamnimada ka baxsan.
Taabid
Cabd oo shaaciyey ballan ay ka baxday dowlada ka dib qaraxii 14-ka October
Guddoomiyihii hore ee maamulka goob olka Banaadir, ahaana Duqii
Muqdisho, Ta abid Cabdi Maxamed ayaa ka sheekeeyey xa suustiisa ku aa dan
qaraxii xoo ganaa ee 14 October oo ma anta laga joogo mu ddo 2 sano ah.
Taabid oo wareysi siiyey TV-ga Dalsan ay
aa sheegay in aan sinaba looga kabsan doonin dha cdadaas oo si wey n u taabatay
dadka Soo maaliyeed.
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.T DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 15-KA OCT 2019-KA
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay 2-Sano Ka dib Qaraxii 14-Ka Oktoobar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu ka hadlay Qar axii 14-ka Oktoobar Shalay oo kale ka dhacay Isgoyka Zoobe ee Mag