Shariif oo sheegay in aysan aqbali doonin in la Musuq maasuqo doorashada soo socota

0
Thursday October 10, 2019 - 23:31:37 in Wararka by
  • Visits: 392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shariif oo sheegay in aysan aqbali doonin in la Musuq maasuqo doorashada soo socota

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in aysan marnaba aqbali doonin la musuq maasuqa doorashada soo socoto. Shariif Sheekh Axmed ayaa dowladda hadda jirta ku eedeeyay Caddalad daro wada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in aysan marnaba aqbali doonin la musuq maasuqa doorashada soo socoto. Shariif Sheekh Axmed ayaa dowladda hadda jirta ku eedeeyay Caddalad daro wada gaartay dalka oo dhan Muwaadiniinta Soomaaliyeed lagu dhibaateeyay.

Waxaa uu sheegay in xisbiyadda Siyaasadda aysan aqbali doonin in shaqsiyaad gaar ah ay maamulaan doorashooyinka soo socda, islamarkaana hadii ay taasi dhacdo ay dhibaato weyn ka dhalan doonto.

Shariif Sheekh oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dalka uu ku socdo meel halis ah, islamarkaana loo baahan yahay in la badbaadiyo.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan ku xayirtay Muqdisho Shariif Sheekh Axmed Xilli uu kusii jeeday Magaalada Kismaayo waxaana ka dhalatay Xiisad siyaasadeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip