Xasan Shiikh oo gaaray Kismaayo

0
Thursday October 10, 2019 - 23:17:56 in Wararka by
  • Visits: 347
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Shiikh oo gaaray Kismaayo

    Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hada gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Wafdigan ayaa waxaa garoonka doyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyey Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxame

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hada gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Wafdigan ayaa waxaa garoonka doyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyey Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Xubno ka tirsan golaha wasiirada Maamulka Jubbaland

Wafdiga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ay Kismaayo u gaareen ka qeyb-galka munaasabada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo C/raxmaan Cabdi Shakuur oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa Goordhow la filayaa inay gaaraan Magaalada Kismaayo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip