Golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta shir Ku yeeshay Muqdisho

0
Thursday October 10, 2019 - 23:05:47 in Wararka by
  • Visits: 341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta shir Ku yeeshay Muqdisho

    Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta waxaa ay shir ku yeesheen magaalada Muqdisho, iyagoona shirkooda uga hadlay arimo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha, adeegyada bulshada iyo qodobo kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta waxaa ay shir ku yeesheen magaalada Muqdisho, iyagoona shirkooda uga hadlay arimo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha, adeegyada bulshada iyo qodobo kale.

 0

Golaha wasiirada xukuumadda soomaaliya ayaa maanta waxaa ay ansixiyeen natiijadii kasoo baxday hubinta iyo tirakoobka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda iyo xeer nidaamiyaha machadka caafimaadka dalka.

Shirka golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa shir guddoominayay R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre

Wasiirrada caafimaadka iyo shaqada, ayaa golaha uga mahad celiyay ansixinta natiijadii kasoo baxday hubinta iyo tirakoobka shaqaalaha dowladda iyo xeer nidaamiyaha machadka caafimaadka dalka oo ka qayb qaadanaya dadaallada horumarinta arrimaha bulshada dalka.

Dowladda Soomaaliya ayaa 2018 iyo 2019 waxa ay laba jeer tikarboob, madax ka tirin iyo diiwaan gelin la socotay ku sameysay shaqaalaha rayidka ah ee dowladda




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip