Madaxweynaha Jubbaland" Xirsigii waa furmay"

0
Thursday October 10, 2019 - 22:51:30 in Wararka by
  • Visits: 310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubbaland" Xirsigii waa furmay"

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta kusoo dhaweeyay Magaalada Kismaayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in uu si weyn uga xun yahay xayiraadii Sheekh Shariif

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta kusoo dhaweeyay Magaalada Kismaayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in uu si weyn uga xun yahay xayiraadii Sheekh Shariif

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in Madaxweyne Sharif uu maalmo badan ku xayirnaa Magaalada Kismaayo falkaasna ay ka dambeysay dowladda Soomaaliya oo ka hor istaagtay in uu ka baxo Muqdisho.Waxaa uu tilmaamay in Jubbaland ay diyaar u tahay in ay soo dhaweyso Madaxdii hore ee dalka oo si weyn uga qeyb qaatay Hanaanka Nabadgaliyadda Soomaaliya.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in Shariif Sheekh Axmed uu ahaa aas aas u ahaa in xayiraada laga qaado Jubbaland waxaana uu yiri” Xirsigaasi waa furmay”

Xukuumada Soomaaliya ayaa ka qeyb gali doonin Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland oo doorashadiisa horay ugu tilmaamtay baadil.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip