HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WAARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 30-KA SEBTEMBAR 2019-KA

0
Monday September 30, 2019 - 09:48:28 in Wararka by
  • Visits: 1275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WAARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 30-KA SEBTEMBAR 2019-KA

    MAXAA LOOGA HADLAY KULANKII MD.CALI MA HDI, SHEEKH SHARIIF IYO XASAN SHEEKH? Madaxweynayaashii hore ee dalka Md.Xasan Sheikh Maxamuud iyo Md.Sha riif Sheikh Axmed ayaa Shalay hooyga uu ka daganyahay Magaalada Muqdisho wa xa ay ku boo qdeen ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAXAA LOOGA HADLAY KULANKII MD.CALI MA HDI, SHEEKH SHARIIF IYO XASAN SHEEKH? Madaxweynayaashii hore ee dalka Md.Xasan Sheikh Maxamuud iyo Md.Sha riif Sheikh Axmed ayaa Shalay hooyga uu ka daganyahay Magaalada Muqdisho wa xa ay ku boo qdeen madax weynihii iyaga ka horeey ay ee Soomaliya Md.Cali Mahdi Maxamed. Kulan saacado qaatay oo ay ku yeeshe en 3daas madaxweyne guriga Cali Mahdi ayaa waxaa la sheegay inay uga hadleen xaaladda guud ee dalka iyo xayiraadii dha waan garoonka diyaarada AadanCadde loogu geystay Shariif Sheikh Axmed, xili uu ku wajahnaa magaalada Kismaayo oo uu uga qeyb gali lahaa caleemo saarka madaxweynaha jubbaland Axmed Madobe


    Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale qeyb ka ahaa kulankaas walina lama sha acin wax kasoo baxay oo ay si wada jir ah u soo saareen seddaxdaas masuul.

     M/Muqdisho ayaa maalmihii ugu dam beeyay waxaa ka socday kulamo kala du wan oo looga hadlaayay xaaladda Siyaa sadeed ee dalka, kuwaas oo ay wadeen siyaasiyiin iyo xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya, waxey na kulamaan xoogeysteen wixii ka damb eeyay xayiraadii lagula kacay madaxwey nihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed.

Caasimada Online

DOWLADDA OO SHEEGTAY INAY DUQEYN KU DISHAY SARAAKIIL KA TIRSANAA ALSHABAAB

      Ciidammada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Midowga Afrika ee AMI SOM ayaa la she egay in Habrn Hore fiidkii ay duqeymo  la be egsadeen Saldhig yo ay AlShabaab ka ga sugnaayeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

     Duqeyntan ayaa Saraakiil ka tirsan Cid iamada Dowladda waxaa ay sheegeen in ay Ciidammadu ka fuliyeen duleedka Ko onfureed ee degmada Awdheegle kadib markii ay Ciidammada Xoogga Dalka ka war heleen inay goobtaas isku urursadeen Xubno ka tirsan AlShabaab oo doonayey iney weeraro ku qaadaan degmada Awdheegle. Taliska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa u xaqiijiyey Warbaahinta Dowladda in duqeyntan lagu dilay Saraakiil  iyo Xubno ka badan 20 oo uu ka mid ahaa hoggaamiye ku xigeenka Jabhadaha AlShabaab Xasan Abshir Jab riil oo AlShabaab dhexdiisa looga yaqaa nay (Xasan Jiiroow).

     Saraakiisha ayaa waxaa ay hadalkoo da intaasi ku dareen in Xasan Jiiroow uu hogaaminayey weeraro dhowr ah oo ay AlShabaab horey ugu qaadeen deegaan no ay ka mid yihiin Jannaale iyo Bariirre oo ka tirsan  gobolka Shabeelaha Hoose.

    Si kastaba AlShabaab weli dhankooda kama hadlin warkaan kasoo yeeray Sara akiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Shabelelaha Hoose kaas oo ku aaddan in duqeyn lagu dilay saraakiil iyo Xubno ka tirsanaa Al=Shabaab.

DAD KA BARAKACAY DEEGAANO KA TIRSAN GOBOLKA GEDO

      24kii Saac ee la soo dhaafay ayaa wa xaa degmooyin ka tirsan gobolka Gedo gaaray dad Shacab ah oo ka barakacay duqeymaha Diyaaradaha dowladda Kenya ay ka fulinayaan dhulka Miyiga ah ee ku yaalla deegaano ka tirsan gobolkaasi Gedo. Dadka oo isugu jira Caruur iyo Ha ween ayaa waxaa ay ka barakaceen dee gaannada Deeraq, Faxfaxdhuun, Daarusa laam, CeelRaam, Koolbaay, Buusaar & Cowsqurun,waxaana dadkaasi ay u bar akaceen oo ay gaareen M/Baardheere oo qiyaastii u jirta 250km halkii ay daganaay een oo ay ka barakaceen.

     Barakacayaashan oo la hadlay Warba ahinta ayaa sheegay inay ka soo hayaam een Xaalado Abaareed & duqaymaha diy aaradaha Kenya ay ka gaystaan qaybo ka mid ah gobolka Gedo, waxayna intaas ku dareen in laga laayey xoolihii ay dhaqan jir een, sidoo kalena laga jaray Isgaarsiintii ay ku tiirsanayd noloshooda.

     Ugu dambeyn waxaa ay DFS  ka cod sadeen inay la soo gaarto gargaar banni ’aadanimo, xilli 3dii sano ee la soo dhaa fay gobolka Gedo ay haysatay abaaro ku habsatay dadkii duunyadii ku dhaqaneed halkaasi.

KHASAARO KA DHASHAY QARAX LALA EEGTAY CIIDAMO KA TIRSAN AMISOM

      Qarax ayaa waxaa uu uu goordhow ka dhacay agagaarka Isgoyska SOS ee M/Muqdisho,waxaana la sheegay in lala eegtay kolonyo ka tirsan Ciidamada AMIS OM oo waddadaasi ku socdaalayay.

     Qaraxa ayaa ahaa miinada nooca dhul ka lagu aaso ah,waxaana la sheegay in uu haleelay mid kamid ah Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan AMISOM, waxaana jirtay qaraxa kadib rasaas fara badan oo ay fureen Ciidanka AMISOM.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen inay arkeen dhaawacyada laba ruux oo Shacab ah,kuwaas oo ku sugnaa halka uu ka dhacay qaraxa,isla markaana loo qaad ay Goobaha Caafimaad ee ku yaalla M/Muqdisho

    Lama oga ilaa iyo hadda khasaaraha ka soo gaaray Ciidamada AMISOM qaraxaasi Miino,waxaana lagu soo waramayaa in ci idamadu ay joojiyeen isku socodka dadka iyo Gaadiidka waddada isku xirta Xaafada suuqa Xoolaha ilaa iyo Isgoyska ExKoon toroo Balcad.

DUQA MUQDISHO OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA QM

2-122.jpg      Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa M/Muqdisho  Cumar Maxamud Max amed (Cumar Filnsh) ayaa Xafiiskiisa ku lan gaar ah kula qaatay Wafdi oo hogaami nayay Wakiilka Hey’ada QM u qaabilsan Barnaamijka Horumarinta Adduunka ee UNDP Qeybteeda Soomaaliya Mr. Jocelyn Mason Kaas oo ay kaga Hadleyn dhowr q odob oo quseeya Horumarinta Caasimad da.

     Qodobada laga hadlay waxaa lamid ah aa Gargaarka Barakacayaasha, Fulinta Mashaariic waxtar u leh Bulshada, dhism aha Xarumaha danta guud, Shaqa abuur ka Dhallinyarada iyo arimaha La xiriira Ko bcinta Dhaqaalaha.

     Shirka kadib waxaa Warbaahinta la hadlay Wakiilka Hey’ada QM u qaabilsan Barnaamijka horumarinta Aduunka ee UNDP Qeybteeda Soomaaliya Mr. Jocelyn Mason.

      Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Du qa M/Muqdisho Md. Cuma Finish waxa uu tilmaamay in Hey’ada UNDP ay isku af gar teen in sida ugu Macquul Loo hirgaliyo Wa xyaabihii Laga Wada Hadlay.

HAY’AD CAALAMI AH OO GAWAARI KU WAREE JISAY BAARLAMAANKA PUNTLAND

Gaari.jpg     Hay’adda UNDP ayaa Shalay oo Axad aheyd taariikhduna ay ku began tahay 29/09 /2019 waxaa ay Afar Gaari ku ware ejisay Golaha Wakiilada DG Puntl and,iyada oo uu kala wareegay G/ Baarlamaanka Puntland.

4 Gaari oo nooc uudu yahay Toyota HILUX ayaa ka mid ah mashruuca Taageerada Baarlamaanka (Parliament Support Project,waxaana Gud doomiyaha Baarlamaanka Puntland ku wa reejiyay Kusimaha Madaxa Xafiiska Hay’ adda UNDP Garo owe Md. Muuse Duca ale.  Munaasabad kooban oo ka dhacday M/Garoowe ayaa waxaa ka hadlay guddo omiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdix akiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ,waxaana uu Hay’adda UNDP uu uga ma had celiyay taageerada ay Shalay siiyeen.

SOOMAALIYA OO KA QEYBGASHAY SHIRKA GANACSIGA TURKIGA & AFRIKA

Shirka-1.png     M/Ankara ee waddanka Turkiga waxaa ka socda Shirka Caalamiga ah ee ganacs iga turkiga iyo Afrika kaas oo ay soo qa ba nqaabisay dowladd a turkiga,waxaana ka qeybgalay Xubno ka socda Soomaa liya.

    Shirkaas oo Maalin tii 2aad galay ayaa waxaa Soomaaliya uga qeybgalaya Ma daxweyne kuxigeen ka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaa sh iyo wafdi uu hogg aaminayo,kuwaas oo maalma kahor gaa ray Magalada Ankara ee dalka turkiga.

     Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa in dowladda Turkiga ay maalgashi ka samey so wadamada Afrika,waxana goobjoog sidoo kale ka ah Ganacsato waaweyn oo u dhashay dalka Turkiga,kuwaas oo lahaa qaban qaabada ugu weyn ee Shirkas.

 Md.Karaash ayaa sheegay in shirkaani ay faa’iido weyn ka helayaan Ganacsat ada Soomaaliyeed,isla markaana uu muhiim u yahay kuwa doonaya maalgashiga.

MAXKAMAD GO’AAN KAMA DAMBEYS AH KA GAARTAY KIISKA WARIYE COLDOON

2019929637053307190774567_109013874_23d8d6ef-fd2b-4e92-89eb-6bd4cbc6598b.jpg     Maxkamadda racfaanka Somaliland ayaa waxaa Shalay la horkeenay Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon kaas oo ho ray mudo Saddex Sano iyo lix Bilood ah lo ogu xukumay,hayeeshee uu racfaan ka qaatay.

     Maxkamada Racfaanka Soomaaliland ayaa Maxkamada Gobolka Waqooyi Gal beed ee soo maaliland ku ayiday xuku nkii hore ee ahaa xabsi ga 3 Sano iyo lix bilood oo horay loogu xukumay Wariye Cabdi Maalik Muuse.

    Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku da rayaan in Fadhiga Maxkamada ee Shalay aysan joogin qareen difaaca Wariyaha iyo Qoyskiisa intaba,isla markaana aysan jirin Ogeeysiin hore oo ku saabsaneyd in Ma anta Maxkamada Racfaanka  la horke enayo.

    Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon ay aa horay dhowr mar loo xiray, iyada oo loo heystay Eedeyn kala duwan,hayeeshee kiiskii ugu da mbeeyay ee loo xukumay uu ahaa sida la sheegay inuu u gefay Madax weynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Iskuulka Abaarso oo ku yaalla duleed ka Magalada Hargeysa.

XUBNO KA TIRSAN GUDDIGA DOORASHOOYIN KA QARANKA & XISBIYADA OO KULMAY

2-121-630x420.jpg     Kulan uu soo qaban qaabiyey xafiiska diiwaangelinta xisbiyada ee GMDQ ayaa ka qabsoomey xarun ta Guddiga Madaxba nnaan ee Doorasho oyin ka Qaranka ee M/Muqdisho

  Wadatashi ku sale ysnaa soo bandhigida xogtii kormeerka ee xisbiyada lagu samee yey iyo xogta ciwa anada saxda ah ee laga heli karo xisbi wal bo,habka loo maamulo miisaaniy ada xis biyada iyo dhaqdhaqaaq yada miisaaniya deed ee uu diiwaangelihu uu xaqa u leey ahay

    Kulanka waxaa daah furey isla marka ana ujeedada ka hadley diiwaangeliyaha Xafiiska Xisbiyada Maxamed Axmed Cum ar Heydara oo sheegay in la kulmida xisbiyada ay tahay mid lagu kobcinaayo habka Shaqo ee xisbiyada. Dhinaca kale Agaasimaha xafiiska xisbiyada Maxamed Maxamud  Xasan ayaa sharaxaad ka bixiy ey dariiqa loo maro bilowga diiwaangelinta xisbiyada iyo sharuudaha looga baahan yahay ilaa uu ka dhameestiro sharuudaha uu ku heli karo shahaadada ku mee lgaarka ah ee Xisbinimo iyo nidaamka loo maro iscasilaada xisbiga uu ka mid ahaa.

     Sidoo kale xisbiyada u suuragashey in ay ka soo qeyb galaan kulanka wadatash iga ah gaar Ayaan Xogayeyaalka xisbiya da ayaa su’aalo weydiiyey madaxda xafi iska diiwaangelinta.

     Xoghaye walboo ka socdey xisbiyada kmg ah ayaa su’aalahooda u badnaa xaru maha ay ka sameesan karaan xafiisyado oda iyo inay ku adag tahay dhaqdhaqaaq Shaqo ee ka heysata marxalada Ammni ee uu dalka maraayo.

     Gebagabadii kulanka wadatashiga wa xaa Soo xeray Komiishiner Cabdiraxman Dahir Dirir ayaa kula dardaarey xisbiyada inay sharciga ilaaliyaan si ay xisbi dhame estiran u noqdaan.

KENYA OO SHEEGTAY IN UU DALKEEDA SOO GALAY SARKAAL SARE OO KA TIRSAN URURKA ALSHABAAB

     Dowladda Kenya ayaa sheegtay inuu dalkeeda soo galay sarkaal sare oo ka tirs an Ururka Alshabaab oo horay ugu jiray gacanta dowladda Soomaaliya.

    Warkan oo ka soo baxay laamaha Am nga Kenya ayaa lagu sheegyay sarkaalk an oo lagu magacaabo Cabdi Waaxid Cii se Khaliif Cabdi (Ciise Tarabuun) uu gu daha u soo galay dalka Kenya 24kii bi shan September,

       Dowladda Soomaaliya ayaa horay u sheegtay in sarkaalkan ay gacanta ku dhig tay islamarkaana maxkamad la horkeeni doono, balse wixii waqtgaa ka danbeeyay ma jirin wax war ah oo ku saabsanaa sar kaalkan oo ka soo baxay laamaha Amni ga dowladda Soomaaliya, iyadoo ugu dan beyntii Kenya sheegtay in uu dalkeeda uu soo gaalay.

XUTUYIINTA OO SHEEGAY IN AY QABTEEN SADDEX GUUTO OO CIIDAMADA SACUUDI GA KA TIRSAN

     Jabhadda Xuutiyiin ta dalka Yemen ay aa shaaca ka qaaday inay nolosha ku qab teen ku manaan ka tirs an Ciidanka Sacuudi ga, ka dib weerar xoog gan ay ku qaadeen go ob ku dhow xuduuda la bada dal.

Afhayeen u hadlay Jabhadda Xuutiyiinta Yemen ayaa u sheegay BBC in illaa sad dex guuto ka tirsan Ciidamada Sacuudiga ay is dhiibeen, isla markaana ciidan kale la dilay, intii howlgalka socday

      Howlgalkan ayaa ahaa kii ugu weynaa ee dhaca ee kumanaan askari looga qabto Sacuudiga, tan iyo markii uu bilowday ho wlgalka Xulafada Sacuudiga.

Telefishinada ku hadla afka Xuutiyiinta ayaa la sheegay in lagu soo bandhigi doo no ciidamada la qabtay, sida uu xaqiijiyay    Afhayeenka Jabhadda Yaxya Sariya.

Xuutiyiinta Yemen ayaa dhowaan sheegt ay inay ka dambeeyeen weeraradii loo ad eegsaday diyaaradaha aan duuliyana lahe yn oo lagu burburiyay xarumaha shidaal

DAB XOOGAN OO QABSADAY XARUN KU TAALLA DALKA SACUUDIGA

b-8.jpg      Qaar kamid ah Warbaahinta dalka Sac uudiga ayaa shaaciyay in dab xoogan uu qabsaday Xar un Tareeno la ga raaco oo ku taalla M/Jidda h ee dalka Sacuudi Carab iya. Dabkan oo ah mid Xoo gan ayaa qabsasay xarunta tareenka Xar ameyn ee M/Jiddah ee Boqortooyadda Sa cuudiga,iyadoona uu socdo gurmad lagu deminayo dabkaas,

    Sidoo kale goobta uu dabka ka socdo ay aa waxaa ku sugan gaadiidka dabde miska Sacuudiga,waxaana cirka isku sha reertay Uuro madow oo baxeysa Xarunta      sida ka muuqatada Sawirro laga soo qaa day.

     Wararka ayaa intaasi waxaa ku daraya an in uusan Dabkaas geysan wax Khasaa ro nafeed ah,hayeeshee uu jiro oo kaliya mid hatiyadeed iyo burbur xoogan oo soo gaaray xarunta.

     Ilaa iyo hada lama oga sababta keent ay dabkii ka kacay xarunta tareenka Xara meyn ee magaalada Jiddah ee Boqortoo yada Sacuudiga.

KENYA OO SHEEGTAY IN UU DALKEEDA SOO GALAY SARKAAL SHABAAB AH OO DFS GACANTA UGU JIRAY

Ciise-Tarabuun-     Ciidamada Booliska Dowlada Keny ay aa waxaa ay ku dhawaaqeen in dalkooda uu soo galay Sarkaal ka tirsanaa Ururka AlShabaab,isla markaana ahaa Madaxii A mniyaadka AlShabaab ee Gobolkan Bana adir kaas oo lagu Magacaabo Cabdi Waax id Ciise Khaliif Cabdi (Ciise Tarabuun), iyaga oo baahiyay Sawirkiisa.

Booliska ayaa waxaa ay sheegeen in sark aalkaas ay rumeys an yihiin in uu Kenya soo galay 24kii Bish an September, waxaana ay dadka Kenya ugu baaqeen inay Ciidamada kusoo war geliyaan hadii ay arkaan Shaqsigaas ay sawirkiisa baahiyeen.

     Warkaan ay baahiyeen Ciidamada Bo oliska dalka Kenya ayaa dad badan ay layaab ku noqotay,waxaana horay u jirtay in Ninkaan ay dowladda Soomaaliya she egtay inay ku qabatay howlgal laga fuliyay qeybo ka tirsan Magalada Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumad da Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa 19kii Bishii June ee sanad kii 2017 waxaa uu sheegay in Ciidamada Amniga howlgal ay ka fuliyeen Suuqa Ba kaaraha ay gacanta ku dhigeen Madaxii Amniyaadka AlShabaab ee Gobolkan Banaadir Cabdi Waaxid Ciise Khaliif Cabdi (Ciise Tarabuun).

     Dowladda Soomaaliya ayaa xilliga ay sheegtay inay qabatay sarkaalkaas ka tirs anaa AlShabaab shaacisay inay Maxka mad soo taagi doono,hayeeshee xilligaas wixii ka dambeeyay aan la ogeyn halka uu ku dambeeyay, iyada oo aan wax max kamad ah la soo taagin.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO WAR KASOO SAARTAY CIISE TARABUUN